Quantcast
Channel: Wararka – RBC Radio

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kuuriyada Waqooyi oo digniin ka bixisay diyaaraddu uu Marekanka leeyahay oo...

Muqdisho (RBC Radio) Dalka Kuuriyada Waqooyi ayaa ku hanjabay inuu qaadayo tallaabo naxariis la’aan ah oo ay isku difaacayaan, hadii mar kale Mareykanka uu muujiyo calaamad weerar ah. Wuxuu yimid...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

6 qof oo ku dhaawacmay weerar ka dhacay caasimada Ingiriiska ee London

Muqdisho (RBC Radio) Inta la xaqiijiyay lix ruux ayaa ku dhaawacmay weerar ka dhacay magaalada London,sida ay xaqiijiyeen saraakiisha amniga. Warbixin ay booliska soo saaren ayaa lugu sheegay weerarka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cod bixinta doorashada guud ee Jarmalka oo billaabatay

Muqdisho (RBC Radio) Dalka Jarmalka ee qaaradda Yurub waxaa furmay goobaha codbixinta,waxaana ay dadweynaha dalkaas dhiibayaan codeynta doorashada guud ee federaalka. Warbaahinta ayaa tabineysa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dab qabsadey dhisme ku yaalla Hargeysa oo afar carruur ah ay ku geeryoodeen

Hargeysa (RBC Radi) Waxaa la xaqiijiyay dhimashada afar carruur ah oo haddana isku qoys ah,markii uu dab qabsadey gurigii ay hurdeen, waxaa sidoo kale dhaawac culus uu soo gaarey hooyada carruurta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaaradda duuliska hawada Soomaaliya oo ku dhawaaqday si rasmi ah in...

Muqdisho (RBC Radio) Wasaaradda duuliska hawada dalka ayaa sheegtay wixii ka bilowda Sabtidii shalay in garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee caasimadda Muqdisho uu u shaqeyn doonno habeen iyo maalin....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

2 ruux oo ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay caasimada Muqdisho

Muqdisho (RBC Radio) Ugu yaraan labo ruux ayaa geeryootey labatan kalana waa ay ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay isgoys ku yaalla degmada Shibis ee magaalada Muqdisho,sida ay mas’uuliyiinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey...

New York (RBC Radio) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan gaar ah la qaatay Xogahaya guud ee Qaramada Midoobey António Guterres, waxayna kala wada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha dalka Uganda oo sheegay ciidanka AMISOM inaysan ahayn shaqaale...

Muqdisho (RBC Radio) Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweri Museveni oo ka qaybgalay kulan ay yeesheen madaxda howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegay in ciidamada howlgalka qaybta ka ah aysan ahayn...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha wasiirrada Galmudug oo ka shirey khilafka u dhaxeeya mas’uuliyiinta...

Gaalkacyo (RBC Radii) Golaha wasiirrada dowlad-gobolleedka Galmudug ee bartamaha dalka ayaa maanta kulan deg deg ah ku yeeshay magaalada saldhigga maamulka u ah ee Cadaado , wuxuuna shirka quseeyay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyaha xiriirka kubada cagta Puntland oo ka hadlay guusha Koobka...

Garoowe (RBC Radio) Guddoomiyaha xiriirka kubada cagta Maamulka Soomaaliyeed ee Puntland Mustafa Cabdiraxmaan Xasan, ayaa sheegay in kubada cagta gobalkiisa uu ku yimid is badal weyn, ayna korortay...

View Article


Latest Images