M/Weynaha Puntland C/Wali Gaas oo la Dhaliilay [Baaq]
Waxaa Raxanreeb.com gaarsiiyay Nabadoon Cumar Muuse Surcad oo maamule ku xigeen ka ah Dugsiga Sare ee Cumar Samatar Gaalkacyo iyo Nabadoon Maxamuud Warsame Garcas. Use Facebook to Comment on this Post
View ArticleDEG DEG:Dhawaqa madaafic daran doori u dhacaya oo caawa Muqdisho laga maqlayo
Muqdisho[RBC Radio]Caawa magaalada Muqdisho ayaa muda daqiiqada ah oo ilaa xilligaan ah waxaa laga maqlayaa madaafic ku soo dhacaysa qar ka mid ah xaafadda magaalada,halka sidoo kale madaafic waa weyn...
View ArticleGudoomiyaha Baarlamaanka Oo Tehran Kulammo Gaar Gaar Ah Kula Qaatay...
Dehran(RBC Radio) Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay socdaal shaqo ku joogaan dalka Iran ayaa maanta...
View ArticleOgeysiis: DHammaan mujtamaca Cedar Riverside ee deegaanka 60B
Guddiga Qabanqaabada Ololaha Doorashada Musharax DFL-ka Mohamud Noor Ku: DHammaan mujtamaca Cedar Riverside eedeegaanka 60B. Ogeysiin: Madaxda DFL (Democratic Farmer Labor Party) ee gobolka Minnesota....
View ArticleAgaasimaha Isbitaalka Manhal ee Boosaaso Oo ka Warbixiyey Hawlaha Caafimaad...
Agaasimaha Isbitaalka Manhal ee magaaladda Boosaaso Dr Faarax Maxamed Warsame oo la hadlay Raxanreeb Online Boosaaso[RBC Radio] Agaasimaha Isbitaalka Manhal ee magaaladda Boosaaso Dr Faarax Maxamed...
View ArticleDrs Deeqa Cabdillaahi Ciise oo ku Talisay in la Yareeyo Cunista Baastada Iyo...
Drs Deeqo Cabdillaahi Ciise Boosaaso[RBC Radio] Drs Deeqo Cabdillaahi Ciise oo ku takhasustay Cudurada ku dhaca dumarka ayaa haweenka uurka leh u sheegtay iney ka fekeraan nafsadooda iyo ilmaha...
View ArticleKooxaha COMSED iyo Elma oo barbaro ku kala baxay kulankii saaxiibtinimo ee...
COMSED iyo Elma oo ciyaar saaxibtinimo dhexmartay Muqdisho[RBC Radio]Kooxda COMSED ee ka socota Puntland oo maalmahanba ku sugnayd caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa waxa ay galinkii danbe ee...
View ArticleGuddoomiyeyaasha Baarlamaannada Soomaaliya Iyo Sudan Oo Heshiis Iskaashi Ku...
Tehran[RBC Radio]Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay socdaal shaqo ku joogaan dalka Iran ayaa heshiis...
View ArticleXaaladda deegaanno Muqdisho ka tirsan oo ay Al Shabaab xalay weerarren oo daggan
Al Shabaab oo weerarray saldhig ciidan Muqdisho[RBC Radio]Waxaa muuqanaysa dibu soo noqoshada isku socodka dadka iyo gadiidka iyadoona sidoo kale la arkayey inay dib maanta u furmeen xarumaha...
View ArticleDowladdaha Soomaaliya iyo Kenya oo ku heshiiyey sameynta guddiyo wax ka...
Mohamed Ali Americo Nairobi[RBC Radio]Dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in dowladda Kenya ay kula heshiisay sidii loo sameyn laha guddi laba dhinac ah kaaso ka shaqeyn doonna isku soo...
View ArticleKenya oo lugu eedeyey inay si sharci darro ah ugu qasbaysa qaxootiga inay dib...
Kenya oo lagu eedeeyy cadawtinimo ka dhan ah qaxootiga Nairobi[RBC Radio]Sida lugu sheegay war ka soo baxay hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International,dowladda Kenya ayaa la sheegay...
View ArticleRaysul wasaaraha Soomaaliya oo maanta shirar ku leh magaalada Kampala
Kampala[RBC Radio]Dalka Uganda waxaa ku sugan wafti uu hoggaaminayo raysul wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed,kaaso gaaray xalay magaalada Kampala. Waftigaan ayaa la sheegay in si weyn...
View ArticleShirkii Baarlamaannada dalalka Islaamka oo la soo gaba-gabeeyey
Tehran[RBC Radio]Dalka Iran,waxaa lugu soo gaba-gabeeyey shir maalmahan ugu socday waddamada Islaamka,waxaana shirka ka qeyb-galay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo hadal ka jeediyey. Waxaa uu...
View ArticleXoogagga Al Shabaab oo muddo sannado ah kaddib degmooyin Muqdisho ka tirsan...
Cumar Cabdulle Jacfaan Muqdisho[RBC Radio]Degmooyin ka tirsan magaalada Muqdisho ee caasumaa Soomaaliya oo ah halka ay ku xooggan yihiin dowladda Soomaaliya saldhigyana ku leeyihiin ciidamada nabad...
View ArticleDEG DEG:Ciidamo dheerad ah oo loodiray degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho
Cumar Cabdulle Jacfaan Muqdisho[RBC Radio]Ciidamo dheerad ah oo loogu tala galay inay xaqiijiyan amniga ayaa la geeyey degmada Huriwaa ee gobolka Banaadir,sida waxaa sheegay guddoomiyaha degmada....
View ArticleShirkadda Facebook oo ibsanaysa barta kale ee WhatsApp[Video]
Los Altos [RBC Radio]Sida laga soo xigtay Facebooka,waxaa uu iibsan doono barta kale ee farriimaha gaagaaban la isku weydaarsada ee WhatsApp. Waxaa la sheegay heshiiska lugu kala ibsanaya WhatsApp...
View ArticleQM oo la sheegay inay waqti dheerad ah ku darayso muddada khafiifinta...
New York[RBC Radio]Iyadoo bisha soo soca ee March ay ku egtahay waqtigii uu ku eka khafiifinta cunno-qabataynta hubka saaran Soomaaliya ayaa xilligaan waxaa soo baxaya warar sheegaya in Qaramada...
View ArticleSaraakil Marekan ah oo laga helay meydadkooda Markab ay Burcad badded afdubteen
Warbixin ka soo baxday ciidamada booliiska Seychelles ayaa lugu sheegay in labo Sarkaal ciidan Marekanka ka tirsan in iyagoo meyd ah laga dhex helay markab ay horay u afduubteen Burcad baddeeda...
View ArticleRaysul Wasaaraha Soomaaliya oo Kampala kula kulmay madaxweyne ku-xigeenka...
Kampala[RBC Radio]Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo xalay soo gaaray magaalada Kampala ee dalak Uganda oo booqasho rasmi ah uu ka helay ayaa la kulmay Madaxweyne...
View ArticleDEG DEG:Madaxweynaha maamulka Jubba oo magacaabay wasiir ku-xigeenada...
Axmed Madoobe Kismaayo[RBC Radio]Madaxweynaha maamulka Jubba Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa goor dhaweyd magacaabay 10 wasiir ku-xigeenno, afhayeenka maamulka iyo hal wasiiru-dowle....
View Article