DEG DEG:Qarax Khasaaro geystay oo lala eegtay mudanayaal baarlamaanka ka...
Muqdisho(RBC Radio) Qaraxa aad u xooggan oo lala eegtay gaari uu watay mudane ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaweyd ka dhacay degmada Xamarweyne eemagaalada Muqdisho,qaraxa...
View ArticleMudanayaasha baarlamaanka federaalka oo ansixiyey heshiiska Caalamiga ah ee...
Muqdisho(RBC Radio) Mudanayaasha baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo kulank ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa meel mariyey heshiiska Bahwadaagta”...
View ArticleWasiirka Arimaha gudaha iyo amniga Qaranka Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed...
Muqdisho(RBC Radio) Mudanayaasha baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa u yeeray wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda federaalka Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed si ay su’aalo uga...
View ArticleWasiirka Wasaarada Caafimaadka Puntland: Ololihii Shanaad ee ka hortaga...
Garoowe (RBC RADIO) Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Cali C/laahi warsame ayaa sheegay in wasaaradiisu ay qaban doonto Ololihii 5naad ee looga hortagayay Cudurka Qatarta ah ee Dabeysha kaasoo ka...
View ArticleMadaxweyne Xassan “Waxaan shirka Brussels ka sugeynaa inuu xasilinta iyo...
Muqdisho, 24 July 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeybgalay shir ay diblomaasiyiinta beesha caalamka isagu yimaadeen Muqdisho oo looga...
View ArticleWasiirka Warfaafinta Puntland Eng.Maxamuud Caydiid oo xilka laga qadey loona...
Garoowe[RBC Radio] Digreeto kasoo baxdey maantey xafiiska madaxweynaha Puntland Dr,Cabdirixmaan Faroole ayaa waxaa isbadal lugu sameyey labo wasaaradood oo katirsan wasaaraddaha Puntland,taaso...
View ArticleGolaha wakiilada Puntland oo ansixiyay in dib loogu noqdo Nidaamkii...
Garoowe (RBC RADIO) Golaha wakiilada Puntland ayaa maanta Meel mariyay in Dib loogu noqdo Nidaamka Hab-beeleedka oo 14kii sano ee tagay ay Puntland kusoo dhaqmeesay kadib markii meesha uu ka baxay...
View ArticleWasaarada Warfaafinta Puntland oo Wasiir Cusub loo soo Magacaabay.
Garoowe (RBC RADIO) Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha Puntland ayaa Maanta Xilka Wasaarada Warfaafinta loogu magacaabay Abwaan Axmed Sheekh Jaamac kadib markii isla maanta wasiirkii Wasaaradaasi...
View ArticleDuqa degmada Gaalkacyo”Cadow nacas ah oo diinta ku marmarsooda ayaa laaya...
Col. Axmed Cali Salaad Duqa degmada Gaalkacyo Gaalkacyo[RBC Radio]Duqa degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug Col. Axmed Cali Salaad oo ka hadley dil xaley magaaladda Gaalkacyo loogu geestey...
View ArticleMadaxweyne Xassan SH oo Dhul ka Siiyey Muqdisho Midowga Yurub (Sawirro)
Muqdisho, 24 July 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii dhul bixinta guddoonsiiyey Nick Westcott oo ah Agaasimaha guud ee Afrika ee...
View ArticleMaamulka Jubbaland oo magacaabey xiriiriyaha dhanka caafimaadka ee gobolka...
Kismaayo[RBC Radio] Digreeto kasoo baxdey maantey xafiiska madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland Cabdulaahi Shiekh Ismaacil “Fartaag”ayaa lugu magacaabey xiriiriyaha dhanka caafimaadka ee gobolka Jubbada...
View ArticleLabada xisbi mucaarad ee Soomaaliland Ucid Iyo Waddani oo maantey heshiis ku...
Hargeysa[RBC Radio]Magaaladda Hargeysa ee xarunta maamulka Soomaaliland waxaa maantey kulan ku yeeshey labo xisbi mucaarad oo muddo ku kala aragti duwana siyaasada Soomaaliland. Xisbiyada Mucaaridka...
View ArticleAhow qoraa wanagsan. W/Q Khaled bouh jama
Ahow qoraa wanagsan Khaled bouh jama Filig22@hotmail.com Luulyo 25 2013 Marka hore salaam dhamaan umada muslimiinta ah ee ku nool dunida daafaheeda., Waxaana leeyahay dhamaantod Ramadaan Kariim, salaam...
View ArticleGoormaan ka guurnaa kanaa ila qabiil ah iyo kanaan qola wadaagnaa? W/Q...
Goormaan ka guurnaa kanaa ila qabiil ah iyo kanaan qola wadaagnaa? Abdirahman Adam Ibrahim( Gambool) Gambool_21@hotmail.com Luulyo 25 2013 Goorma ayuu shacabka soomaaliyeed hurdada dheer uu ku jiro ka...
View ArticleDal Jire Dahsoon. W/Q Ayanle M. Jama
DAL JIRE DAHSOON Ayanle M. Jama ayanlenuuh@yahoo.com Luulyo 25 2013 Allaha u naxariisto geesiyaashii soomaaliyeed ee dalkeena u soo halgamay ee soomaali oo dhana lahaa. Allahayow maxaa dad naftooda u...
View ArticleHabka ugu habboon ee doorashada lamaanahaaga. Qeybtii 7aad. W/Q Sh. Axmed Dheeli
Qaybta 7aad Habka ugu habboon ee doorashada lamaanahaaga Sh. Axmed Dheeli awdheeli2000@yahoo.com Luulyo 25 22013 Cutubka labaad : dumarka. Tilmaamaha ninka ku hanan kara Tilmaamahaas waxaa ugu...
View ArticleFaysal Cali Waraabe oo madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyey inuu yahay kaligii...
Hargeysa(RBC Radio) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee Soomaaliland Inj. Faysali Cali Waraabe ayaa si kulul u weeraray Siyaasadda madaxweynaha maamulka Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud...
View ArticleAlshabaab oo sheegay iney 15ka hore ee bisha Barakaysan ee Ramadaan ay...
Sh/hoose(RBC Radio) Alshabaab ayaa soo saaray tirakoobka weerarada ay dalka ka fuliyeen intii lagu guda jiray 15ka hore ee bishan Barakaysan ee Ramadaan,afhayeenka dhanka hawlgallada u qaabilsan...
View ArticleMudanayaasha baarlamaanka oo tafaasiil ka bixiyey waxyaabaha ay wax ka...
Muqdisho(RBC Radio) Xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyey waxyaabaha ay doonayaan iney wax ka weydiiyaan wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka oo shalay...
View Article4 ruux oo ku geeriyootay Kaawo kusoo duntay deegaanka Ceelmacaan
Sh/Dhexe(RBC Radio) Wararka Saaka naga soo gaaray deegaanka ceelmacaan ee hoos taga degmada Warshiikh ee gobolka Shabeelaha dhexe ayaa ku waramaya in dad Muruq-maalato ah ay kusoo duntay Kaawo ay...
View Article