Madaxweynaha Soomaaliya oo hambalyo u diray ciidanka xoogga Soomaaliyed
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Muqdisho[RBC Radio]Madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in xilligaan ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo taageero ka...
View ArticleQarax Loo Adeegsaday Baabuur oo Goordhow lagu Weeraray Kolonyo AMISOM ka Tirsan
Muqdisho (RBC) Baabuur miineysan ayaa casar liiqii galabta lagu weeraray baabuur kolonyo ahayd oo ka tirsan AMISOM kuwaasoo marayey meel u dhexeysa degmada Afgooye iyo deegaanka Ceelasha Biyaha ee...
View ArticleAMISOM oo Ka Hadashay Qaraxii Galabta Lagula Beegsaday Deegaanka Carbiska...
Muqdisho (RBC) Afhayeenka ciidamada AMISOM Korneyl Cali Aadan Xumud ayaa beeniyey war ay galabta faafisay Al Shabaab oo sheegayy in askar ka tirsan AMISOM iyo kuwa caddaan ah y ku dileen qarax...
View ArticleDEG DEG: Taliyihii Ciidanka Puntland ee aaga Galgala oo Weerar Lagu dilay.
Col. Jaamac Siciid Warsame(Afgaduud) Boosaaso(RBC Radio) Taliyihii Ciidanka Puntland ee aaga Galgala Col. Jaamac Siciid Warsame(Afgaduud) ayaa la sheegayaa in galabnimadii maanta (Isniin) qarax lagu...
View ArticleBarnaamij dib loogu eegayo Xuquuqda Caruurta oo Tadamun ku qabatay Garoowe...
Garoowe (RBC RADIO) Hay’ada khayriga ah ee Tadamun qaybteeda Puntland waxay Garoowe ku qabatay Kulan soconaya 2maalin kaasi oo dib loogu eegayo mashruuca Xuquuqda caruurta wixii ka qabsoomay 2013kii...
View ArticleMasuuliyiinta Wax barashada Puntland oo booqday Jaamacada Bosaso Xarunteeda...
Garoowe RBC RADIO Wasiirka Waxbarashada Puntland Cali Xaaji Warame iyo ku xigeenkiisa Maxamed Cali faarax waxay Booqasho ku tageen Jaamacada Boosaaso faraceeda Garoowe waxayna halkaasi kula shireen...
View ArticleSharaftii Soomaalidii Hore Iyo Soomaalida Maanta. W/Q Eng Abdirashid Abdi Daad
Sharaftii Soomaalidii Hore Iyo Soomaalida Maanta Eng Abdirashid Abdi Daad (Ciiltire) Guurey@hotmail.com Maarso 16 2014 Waxaan Ku Bilaabayaa Magaca Allah Ee Naxariis Oo Dhan Iska Leh. Mudanayaal iyo...
View ArticleUrurka Al-Shabaab oo Sheegtay dilka Taliyihii Ciidanka Daraawiishta Puntland...
Baraawe(RBC Radio) Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay weerar gaadmo ah oo maanta duleedka magaaladda Boosaaso lagu dilay AUN Taliyihii Ciidamada Daraawiishta Puntland aaga Galgala Col Jaamac Siciid...
View ArticleBooliska Kenya oo gacanta ku dhigay laba gaari oo walxaha qarxa laga soo...
Mombasa[RBC Radio]Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidankeeda boolisku ay gacanta ku dhigeen labo gaari oo laga soo buuxiyey walxaha qarxa,sidoo kale waxaa la sheegay in gacanta lugu hayo dadkii waday...
View ArticleWeerarro toos ah iyo qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Buula-burde
Buula-burde [RBC Radio]Wararka ka imaanaya degmada Buula-burde ee gobolka Hiiraan,waxaa ay soo sheegayan in saqdi dhexe ee xalay qarax ismiidaamin ah uu ka dhacay,waxaana la sheegay in qaraxaasi uu...
View ArticleAl-shabaab oo sheegtay inay layn doonan saraakil iyo madaxda Puntland
Sheekh Cali Dheere Muqdisho[RBC Radio]Ururka Al-shabaab oo ka dagaallama gobollada koonfured ee dalka koox yar oo ka mid ahna ay ku suganyihiin buuraha Gal-gala ee gobolka Bari,ayaa markii ugu...
View ArticleDowladda Imaaraadka Carabta oo safiir cusub u soo magacowday Soomaaliya
Dubai[RBC Radio]Munaasabad ka dhacday qasriga madaaxtooyadda ee ku yaalla magaalladda Abu Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa waxaa lugu magacaabay denjiraha cusub ee dalkaasi u fadhiisan doonna...
View ArticleUganda oo ka digtay weerarro ay Al-shabaab ka gestan gudaha dalkaasi
Booliska Uganda oo heegan la galiyey Kampala[RBC Radio]Markale saraakisha ammaanka dowladda Uganda ayaa shaaciyey dagniino ah inay macqul tahay weerarro ay gudaha dalkaasi gaar ahaana magaalada...
View ArticleWafti ka socda dowladda faderaalka oo Jowhar u ambabaxay
Jowhar oo la soo eegayo beeraheda/Sawir hore Muqdisho[RBC Radio]Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka,waxaa goor dhaweyd ka ambabaxay wafti wasiirro qeyb ka ahaayeen oo ku wajahan degmada Jowhar ee...
View ArticleMadaxweynaha Ruushka oo aqoonsaday madaxbanaanida gobolka Crimea
Valadamir Putin Moosko[RBC Radio]Dowladda Ruushka ayaa si madaxbanaan u aqoon satay gobolka horay u hoostagi jiray dalka Ukraine,balse afti dadka gobolka ku nool laga qaaday ayey ugu biiren inay ka...
View ArticleBaarlamaanka Soomaaliya oo ka qeyb-galay shirka baarlamaannada Caalamka[Sawirro]
Jeneva [RBC Radio]Magaalada Jeneva ee dalka Switzerland waxaa si rasmi ah uga furmay shalay oo Isniin aheyd 17ka bisha March shirka Midowga Baarlamaannada Caalamka ee Inter Parliament Union (IPU)...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay saraakiil ka soctay hay’adda...
Garoowe[RBC Radio]Madaxweynaha dowladda Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas,ayaa maanta xarunta madaxtooyada waxaa uu kula shiray madax ka socotay hay’adda UNOPS,waxaana hay’addu ay Puntland ka wada...
View ArticleFaahfaahin: Khasaaraha Weerarkii Xalay ka Dhacay Buuloburde oo Kordhay Iyo...
Buuloburde (RBC) Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ismiidaamin iyo mid toos ah oo xalay kooxda Al Shabaab ay ku qaaday hotel ku yaalla magaalada Buuloburde ee gobolka Hiiraan. Hotelkan...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo goordhow Booqday Isbitaalka Xalane oo La Keenay...
Muqdisho (RBC) Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow booqasho ku tegey isbitaalka Xalane ee AMISOM ay ku leeyihiin xerada Xalane halkaasoo la soo gaarsiiyay...
View ArticleHAMBALYO AROOS: Dr. Max’ed Axmed SHiikh Max’ud (Dr.Max’ed-Deeq) iyo Maryam...
Hooyo Khadiijo Cali Mire Hooyo Zahra Xaashi Wayrax Max’ed Xaashi Wayrax Saciido Xaashi Wayrax Cabdi-Rashiid Xaashi Wayrax SHukri Xaashi Wayrax Cabdi-Razaaq Xaashi Wayrax Cabdu-Allaahi Xaashi Wayrax...
View Article