Al-shabaab oo beenisay inay amar ku siiyan shacabka ka barakaca deegaannada...
Muqdisho[RBC Radio]Ururka Al-shabaab ee dagaalka kula jira ciidamada dowladda faderaalka iyo kuwa gacanta millitari siinaya ee AMISOM,ayaa waxba kama jiran ku sheegay inay shacabka ku amran barakaca...
View ArticleWasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya oo si kulul uga hadlay hadal ka soo...
C/llaahi Goodax Barre Muqdisho[RBC Radio]Cabdullaahi Goodax Barre,wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa jawaab ka bixiyey hadal ay saxaafadda ka faafisay AMISOM,kaaso lugu sheegay in ay...
View ArticleDAAWO VIDEO: Sidii uu u dhacay weerarkii Al-shabaab ay ku qaaden madaxtooyada...
Use Facebook to Comment on this Post
View ArticleCiidamadi ugu horreeyey ee dalka Burundi ka socday oo Kismaayo gaaray
Kismaayo[RBC Radio]Waxaa goor dhaweyd magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose gaaray,cutubyo ka mid ah ciidamada AMISOM ka tirsan ee dalka Burundi kuwaaso qeyb ka ah howlgalka Midowga...
View ArticlePuntland oo magacaabtay taliyaha ciidanka daraawiisha Gal-gala
Jen.Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere), Garoowe[RBC Radio]Digreeto la sheegay inay ka soo baxday xafiiska taliska guud ee ciidamada daraawishta Puntland ayaa maanta lugu magacaabay taliyihii...
View ArticlePuntland oo ciidamada geysay xadduudka ay wadaagan Soomaaliland
Badhan [RBC Radio]Ciidamo kuwa daraawishta ah ayaa la sheegay inay saldhigyo ka sameysteen deegaanno hostaga dhulka ay maamulan Soomaaliland,waxaana ciidamada lugu sifeeyey inay xadidi doonan...
View ArticleSoomaaliya oo dib-u-xoojineysa qodobada aas-aasiga ah ee heshiiska Ururka...
Berne[RBC Radio]Raíisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa kala hadlay shirweynaha Ururka Caalamiga ah ee Shaqada (ILO) iyo Guddiga sare ee maamulka ururka sidii Soomaaliya...
View ArticleRaysul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka...
Berne [RBC Radio]Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta magaalada Geneva kula shiray Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Switzerland Mudane Yves Rossier, kulankaasi...
View ArticleFaroole oo Addis Ababa kula shiray wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya[Sawirro]
Addis Ababa[RBC Radio]Magaalada Addis Ababa,waxaa maanta kulan looga hadalay xaaladda Soomaaliya gaar ahaana Puntland waxaa uu ku dhexmaray,madaxweynihii hore ee dowladda Puntland C/rixmaan Maxamed...
View ArticleMadaxweyne Gaas”Waxaan tagi doonna deegaannada laamiga ka baxsan”[Sawirro]
Qardho[RBC Radio]Madaxweynaha Dowladda Puntland oo dhowaan bilaabay safaro iyo kormeero uu ku tagayo deegaanada Puntland ayaa gaaray deegaanka Rakko-Raaxo oo ka tirsan Gobolka karkaar , waxaana...
View ArticleC/laahi Goodax Barre: Saraakiisha Al Shabaab Ee Waaweyn “Sida Godane” Cafis...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Federaalka, C/laahi Goodax Barre. Muqdisho (RBC) Wasiirka arrimaha gudaha iyo arrimaha federaalka dawlada Soomaaliya C/laahi Goodax Barre ayaa ka dhawaajiyey siyaasadda...
View ArticleMadaxweynaha oo ka tacsiyeeyey geeridii Sharif Saleh Maxamed Cali
Mogadishu[RBC Radio] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladda, asxaabta iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid...
View ArticleRaysul wasaaraha Soomaaliya oo xalay la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee...
Geneva[RBC Radio]Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa xalay magaalada Geneva waxaa uu kula kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Switzerland, waxaa uu warbixin ka siiyay...
View ArticleDEG DEG: Dagaal Culus oo saaka ka Qarxay Duleedka Degmada Qoryooley
Qoryooley (RBC) Ciidamada dawlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saaka waberigii weerar ku qaaday degmada Qoryooley oo ka mid ah degmooyinka gobolka Shabeelaha Hoose oo weli ay maamulaan Al Shabaab....
View ArticleWAR HADDA SOO DHACAY: Ciidamo Itoobiyaan iyo Soomaali Isugu Jira oo Ka...
Guriceel (RBC) War hadda naga soo gaaray gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka ayaa sheegaya in ciidamo huwan ah oo isugu jira Itoobiyaan iyo Soomaali saaka laga dhaqaajiyey duleedka Guriceel ayna ku...
View ArticleUrurka Ahlusuna oo dhaliilay dowladda faderaalka Soomaaliya
Muqdisho[RBC Radio]Khilafka ka dhextaagan dowladda faderaalka Soomaaliya iyo ururka Ahlusuna ayaa xilligan u muuqanaya mid cirka isku shareeraya kaddib markii,mas’uuliyin ururka ka tirsan ay sheegen...
View ArticleMadaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo kusoo...
Boosaaso (RBC Radio) Waxaa maanta laga sugayaa magaaladda Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi u hoggaaminayo. Madaxweyne Dr...
View ArticleAqoon-is-weydaarsi lagu baranayey hoggaaminta oo loo qabtay ardeyda...
Aqoon is-weydaarsi lagu baranayey hoggaanka wanaagsan iyo sida uu hoggaamiyaha suubani horumar ugu horseedi karo bulshada ayaa loo qabtay ardayda wax ka barta Jaamacadda Muqdisho, laanteeda magaalada...
View ArticleDowladda oo Al-shabaab kala waregtay Qoryooley
Qoryooley[RBC Radio]Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta kala wareegay dagal-yahannada Al-Shabaab gacan ku haynta degmada Qoryooley ee gobolka...
View ArticleCiidamada Dawlada Soomaaliya Iyo Amisom oo gudaha ugalay Degmada Qoryooley
Muqdisho (RBC) Ciidamada dawlada Soomaaliya iyo kuwa Amisom ayaa maanta la wareegay degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose kadib dagaal culus oo halkaasi ka dhacay. Wararka naga soo gaaraya dad...
View Article