Quantcast
Channel: Wararka – RBC Radio
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliska Hay’adda nabad sugidda oo la dhamaystiray

Muqdisho(RBC Radio) Munaasabad si weyn loosoo agaasimay oo ka dhacday xarunta ugu weyn hay’adda nabad sugidda Soomaaliya ayaa waxaa lagu dhamaystiray dhismaha hay’adda nabad sugidda dowladda federaalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidanka Ahlu sunna oo Dhuusamareeb kusoo bandhigay Dhoollatus,sheegayna iney...

Dhuusamareeb(RBC Radio) Maamulka Culima udiinka ahlu sunna waljamacaa oo shalay ciidamo ay leeyihiin ay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud kusoo bandhigeen dhoollatus ciidan ayaa waxa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha wasiirada Soomaaliya oo meelmariyey Miisaaniyad gaara oo loogu...

Muqdisho(RBC Radio) Shir aan caadi ahayn oo golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ay shalay ku yeesheen magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa waxa ay ku meelmariyeen Miisaaniyad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Galmudug oo Cabdi Qaybdiid oo taliye cusub u magacaabay ciidanka...

Gaalkacyo(RBC Radio) Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa shaqadii ka eryey Saraakiishii ciidamada nabad sugidda maamulkaas ugu sareeyey,Madaxweynaha maamulka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Balanballe:Carruur u geeriyootay Baaruudda Rasaasta oo ay cuneen

Balanballe(RBC Radio) Wararka naga soo gaaray deegaanka Balanballe ee gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa kusoo waramaya in halkaas ay ku nafwaayeen Carruur da’yar kuwaas oo ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dibadbaxyo rabshado wata oo maanta ka socda magaalada Beledweyne

Beledweyne(RBC Radio) Wararka naga soo gaaraya  magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in magaaladaasi ay ka taagan tahay xiisad u dhaxaysa shacabka iyo maamulka gobolka Hiiraan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidanka AMISOM iyo kuwa dowladda oo hawlgallo culus ka wada magaalada Jowhar

Jowhar(RBC Radio) Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta hawlgallo culus ka wada xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Jowhar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiisad ka taagan Cabudwaaq iyo 18-askaro oo dhaawacantey

Cabudwaaq[RBC Radio]Degmada Cabudwaaq ee gobolka Galguduud waxaa maanta ka taagan xiisad u dhexeysa dadka deegaanka kuwaaso isku haysta dhul ku yaal degmada,sida ay xaqiijiyen maamulka degmadaasi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaashaan: Sanad-guurada 1da Augost ee Puntland sidii hore loo xusi maayo.

Garoowe (RBC RADIO) Wasiiru Dowlaha Maamul-Wanaaga Puntland Maxamed faarax Ciise Gaashaan ahna Gudoomiyaha Gudiga loo xilsaaray Diyaarinta Xuska 1da Augost oo ah Markii Puntland la aas-aasay sanadii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi ka socda dalalka Maleysia iyo Taiwan oo maantey garey Kismaayo

Kismaayo[RBC Radio]Magaaladda Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda Hoose waxaa maantey garey wafti ka socdey dalalka Maleysia iyo Taiwan. Waftigaan xiligii ay ka soo degan garoonka diyaaradaha ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wax ka Dheh: Sawir Gacmeedka Amiin Caamir “Shabeelada Hoose, Wasiirka Arimaha...

Use Facebook to Comment on this Post

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Siyaasi Reer Puntland oo Ka Digay In Xildhibaanada Baarlamaanka Hadda...

Siyaasi Maxamuud Maxkoof oo Raxanreebmaanta Waraysi siiyey Boosaaso[RBC Radio] Siyaasiga dhalinyarada ah ee Maxamuud Yuusuf Cabdullaahi “Maxkoof” ayaa maanta sheegay In marnaba aan loo baahneyn in dib...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xeerka Saxaafadda Puntland oo dib u eegis Lagu Sameeyey [Sawirro]

Garoowe[RBC Radio] Magaaladda Garoowe ee caasimada Puntland ayaa lagu soo bandhigay Xeerka Saxaafada Puntland,kaas oo dib u eegis lagu sameeyey maalmihii lasoo dhaafay. Kulan ballaaran oo lagu soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dr Yaasiin Faarax Cartan oo Ku Dhawaaqay inuu u Taaganyahay Jagada...

Musharax Dr Yaasiin Faarax Cartan Boosaaso [RBC Radio] Siyaasi Dr Yaasiin Faarax Cartan oo kamid ah Aqoonyahanada Puntland horeyna xilal kala duwana kasoo qabtay Xukuumadihii soo maray Puntland ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharax Dr Yaasiin Faarax Cartan: Puntland Dhibaatada ay Ku Jirto Ayaan Ka...

Boosaaso[RBC Radio]  Dr Yaasiin Faarax Cartan ayaa sheegay in xilkaan uu isu soo taagay ka dib markii uu arkay dhibaatada dhaqaale ,Caafimaad,biyaha iyo horumar la’aanta ka jirta Puntland uu goostay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nabadoon Yaasiin Cabdisamad Cumar oo Issimada Puntland Ugu Baaqay Iney Ummada...

Boosaaso[RBC Radio] Nabadoon Yaasiin Cabdisamad Cumar oo kamid ah Nabadoonada Puntland ayaa ugu baaqay Issimada iyo Cuqaasha iney Ilaahay ka baqaan oo Ummada Puntland usoo xulaan Xildhibaan leh aqoon...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cadaalad daro: Galmudug iyo Jubaland. W/Q Cumar Ayuub

Cadaalad daro: Galmudug iyo Jubaland Cumar Ayuub ayuub-c@hotmail.com Luulyo 30 2013 Dadku qaar baa marka dowladaan la yiraahdo waa mid dhinac u janjeerta dadba siyaaba kala duwan u fasirta. Qaar baa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland ma hal beel baa Mise waa bulsho?. W/Q Cabdirashiid Dhagajilic Caaqilka

Puntland ma hal beel baa Mise waa bulsho? Cabdirashiid Dhagajilic caaqilka Caaqilkacmc@hotmail.com Luulyo 30 2013 Cabdirashiid Dhagajilic caaqilka Ugu horrayn waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin uga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland: Maraaxilkii lasoo maray iyo Caqabadaha Siyaasadeed ee muuqda xiliga...

Puntland: Maraaxilkii lasoo maray iyo Caqabadaha Siyaasadeed ee muuqda xiliga kala guurka. Yaasiin M Yaabarag yabarag2@yahoo.com Luulyo 30 2013 Horudhac: Yaasiin M Yaabarag Tan iyo asaaskii Puntland...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan SH oo ka dhawaajiyey iney ka warhayaan qaraxyo la damacsan...

Muqdisho(RBC Radio) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa sheegay in laamaha amniga dowladda federaalka Soomaaliya ay ka war hayaan qaraxyo Ismiidaamin ah oo ay maleegayaan...

View Article
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live


Latest Images