Kenya oo xabsiga dhigtay in kabadan 500 soomaali ah maanta oo sabti ahayd
Waxaa maalinkii afraad galay baaritaan balaaran oo ciidamada amniga dowladda Kenya ay kawadaan xaafada Soomaalida dagto ee islii kadib qaraxyo habeenkuu isniinta ahayd ka dhacay xaafada kuwaas oo...
View ArticleDeg Deg: Madaxweynaha Puntland oo xilkii ka qaaday Agaasimihii PMPF.
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta xilkii ka qaaday Agaasimihii Ciidamada La dagaalanka burcad badeed PMPF (Puntland Marine Police Force) Maxamed Cabdiraxmaan...
View ArticleWasaaradda waxbarashada Puntland oo xoojinaysa xiriirka ay la leedahay beesha...
Garoowe[RBC Radio]Wasaaradda waxbarashada Puntland ayaa xilligaan ku dhawaqday inay xoojinayso xiriirka wada shaqeyned ee ay la leedahay hay’adda waxbarashada taageera ee caalamka,sida waxaa sheegay...
View ArticleIska Horimaad Ciidamo Dawlada ka wada Tirsan ku Dhexmaray Tuulo u Dhow Balcad...
Muqdisho (RBC) Ugu yaraan 11 ruux ayaa ku dhimatay iska hor imaad galabta ka dhacay tuulada Ceel Cad oo hoostagta degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe kaasoo u dhexeeya ciidamo ka wada titsan...
View ArticleDeegaanno ka tirsan Puntland oo laga wacyi galinayo dhallinyarada kharta...
Buuhoodle [RBC Radio]Qar ka mid ah dugsiyada waxbarashada deegaannada Puntland ayaa xilligaan waxaa ka bilowdey in dhallinyarada laga wacyi galiyo khatarta ay leedahay tahribka,waxaana magaalada...
View ArticleTayada shaqaalaha wasaaraddaha Puntland oo loo xoojinayo[Sawirro]
Garoowe[RBC Radio]Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntlan ayaa xilligaan isku howshay in dib loo eego inta ay la’egtaay xirfada shaqo oo ay leeyihiin shaqaalaha...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo markale si adag uga hadlay xaaladda Baydhabo
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud Muqdisho[RBC Radio]Madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa markale si adag uga hadlay xaaladda magaalada Baydhabo,walow...
View ArticleMadaxweyne ku-xigeenka maamulka Jubba oo Muqdisho lugu soo...
Muqdisho[RBC Radio]Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka waxaa maanta munaasabad soo dhaweyn ah loogu sameeyey madaxweyne ku-xigeenka labad ee maamulka Jubba Cabduqaadir Xaaji Maxamed Suldaan...
View ArticleDEG DEG:Qarax khasaare geestay oo caawa Muqdisho ka dhacay
Muqdisho[RBC Radio]Qarax xooggan oo dhawaqiisu sareyey ayaa caawa ka dhacay magaalada caasumada ah ee Muqdisho,waxaana la qaxiijiyey qaraxa inuu khasaaro dhaliyey,sida waxaa sheegay dad goobta qaraxa...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo dhiggisa dalka Kenya kala hadlay joojinta...
Nairobi[RBC Radio]Madaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay madaxweynaha dalka Kenya Kenya Uhuru Kenyatta,waxaana kulanka uu ka dhacay xarunta...
View ArticleShacabka Soomaaliyeed” Dhana` uma Fayooba. W/Q Cabdinuur Faarax Maxamuud
Shacabka Soomaaliyeed” Dhana` uma Fayooba Cabdinuur Faarax Maxamuud Guuleed72@hotmail.com Abriil 05 2014 Cabdinuur Faarax Maxamuud Murti Soomaaliyeed ayaa `oranaysaa hal Labo midigle dheelmay dhanka...
View ArticleCiyaaraha: Xulka 20-Jirada Jabuuti oo Barbaro La Galay Xulka Burundi
Jabuuti (RBC) Xulka kubadda cagta ee da’doodu ku siman tahay 20’ka sano ee dalka Djibouti ayaa ciyaar aad looga helay kusoo bandhigey garoonka Caalamiga ah ee “Al Xaaji Xassan Guuleed Stadium” oo ay...
View ArticleWasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya oo maanta baarlamaanka hortagaya
Muqdisho[RBC Radio]Baarlamaanka dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa maanta dhowraya inuu hortago wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya si ay su’uulo u weydiyaan,waxaana arrinta ay timid kaddib markii ay...
View ArticleDanjire Ameeriko “Soomaalida aan sharciga Kenya Heysan waxaan ku Celinaynaa...
Nairobi (RBC) Danjiraha Soomaaliya u jooga wadanka Kenya Maxamed Cali Nuur “Ameeriko” ayaa shaaca ka qaaday in dadka Soomaalida ah ee lagu qabqabtay hawlgalada ciidamada Kenya kuwa aan heysan sharci...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo maanta ku soo wajahan deegaannada Jalam iyo Burtinle
Jalam[RBC Radio]Boqollaal dad ah iyo maamullada deegaannada Jalam iyo Burtinle ayaa xilligaan ku sugan duledka deegaanka Jamal oo ka tirsan gobolka Nugaal,waxaana ay halkaasi ku dhowrayan madaxweynaha...
View ArticleCiidanka Nabadsugida oo la Wareegay Xarunta iyo Saldhiga degmada Kaaraan...
Muqdisho (RBC) Ciidamo isugu jira boolis iyo kuwa nabadsugida ayaa saaka la wareegay xarunta maamulka degmada iyo saldhiga booliska ee degmada Kaaran ee magaalada Muqdisho ka dib markii xiisad ay ka...
View ArticleDEG DEG:Baarlamaanka Puntland oo ansixiyey miisaniyada ay ku shaqeynayso...
Garoowe[RBC Radio]Xildhibaannada baarlamaanka Puntland ayaa maanta meel-mariyey miisaaniyada sanadka 2014 ee ay ku shaqeynayso xukuumadda madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas,kaddib markii dhawaan...
View ArticleDEG DEG:Madaxweynaha Galmudug oo kala diray golaha wasiirrada...
Madaxweynaha Galmudug Cabdi Qaybdiid Gaalkacyo[RBC Radio]Madaxweynaha maamulka Galmudug, Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) ayaa maanta shir jaraa’id oo u qabtay waxaa uu ku kala diray golaha wasirrada ee...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo la hadlay bulshada ku nool degmada Burtinle halkaana...
Burtinle[RBC Radio]Madaxweynaha dowladda Puntland Cabduwali Maxamed Cali Gaas oo maanta soo gaarad degmada Burtinle ayaa halka kula hadlay boqollaal dad ah oo ka qeyb-galayey soo dhaweynta loo...
View Article