Quantcast
Channel: Wararka – RBC Radio
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir dib u heshiisineed oo Kismaayo ka furmaya

Muqdisho[RBC Radio]Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose,waxaa ka furmaya shirkii dib u heshiisinta ee labaad,kaaso la sheegay in la isgu keenayo dadka degga gobollada Jubbooyinka iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaaradda gaashandhigga oo ka hadashey ciidamada gaar ka u ah QM ee Muqdisho...

Ciidamada QM ilaalada u noqon doonna Muqdisho[RBC Radio]Qaramada Midoobay ayaa shalay oo Khamiis ahaayd waxaa ay Muqdisho ka dajisay kooxdii ugu horreysay ee ciidamo ka socda Uganda oo ilaalin doono...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamo ka socda Soomaaliya oo la geyn doonno Koonfurta Sudan si nabada...

Ciidanka xoogga dalka oo la geyn doonno Koonfurta Sudan Muqdishoi[RBC Radio]Inaad maqashid ciidamo ka socda Soomaaliya ayaa dal kale loo geynaya si ay qeyb uga noqdaan baadi goobka nabadda ayaa ah mid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabad gabogabo u aheyd socdaalkii shaqo ee Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo...

Warsaxaafadeed Munaasabad gabogabo u aheyd socdaalkii shaqo ee Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo maanta lagu qabtay magaalad Kismaayo Kismaayo, April 18.2014—–Munaasabad gabogabo u aheyd socdaalkii shaqo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka oo Muqdisho ku soo laabtay[Sawirro]

Muqdisho[RBC Radio]Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo oo maalmihii aynu kasoo gudubnay socdaal...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay ka hor-tagi doonto dhageysiga...

Wasiirka boostada iyo isgaarsiinta xukuumadda Somalia, Maxamed Ibrahim Xaaji Muqdisho[RBC Radio]Kaddib markii dhawaan la baahiyey in CIA-da Mareykanka ay dhageeystaan taleefoonnada madax ka mid ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG:Guddoomiyaha cusub ee degmada Gaalkacyo iyo ku-xigeenkiisa oo la...

Guddoomiyaha cusub ee degmada Gaalkacyo bidix,Nugaal iyo ku-xigeenkiisa Yacquub Gaalkacyo[RBC Radio]Xildhibaanada golaha deegaanka magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa maanta si rasmi ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Kenya oo si cad u sheegay in Soomaalida dalkaasi ku nool ay...

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta Nairobi[RBC Radio]Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa markii ugu horreeysay sheegay Soomaalida ku nool dalkaasi inay doonayan sidii ay u burburin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

AMISOM oo ka hadashay sababaha ay u jogsadeen howlgalladi Al-shabaab lugula...

Muqdisho[RBC Radio]Hoggaanka ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa markii ugu horreeysay si faah-faahsan uga hadlay sababaha ka danbeysay inuu istaago dagaalkii lugula jiray xarakadda Al-shabaab oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in maamullada la hoos geyn doonno...

Muqdisho[RBC Radio]Madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya,Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay xilligaan inay go’aansaden maamullada dalka in la hoos geeyo laamaha ammaanka,si loo xoojiyo amniga....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Turkiga oo ka hadashey howlaha ay ka wadaan Soomaaliya iyo...

Kamaludin Turan Muqdisho[RBC Radio]Hadal uu bixiyey safiirka Turkiga ee Soomaaliya,Kamaludin Turan waxaa uu si faah-faahsan uga hadlay ujeeddada ay ka leeyihiin howlaha u badan mashaaricda iyo bixinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyada qaraxii lugu dilay xildhibaan Riino iyo...

Muqdisho[RBC Radio]Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladda, asxaabta, baarlamaanka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geerida...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo maanta booqdey deegaanno kale oo gobolka Mudug ka...

Garacad [RBC Radio]Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maalintii saddexaad ku guda jira booqasho uu ku marayo deegaanno ka tirsan gobolka Mudug gaar ahaana kuwa ku yaalla...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raysul wasaaraha Soomaaliya oo ku baaqay in caddaladda la gaarsiiyaa...

Moqdisho[RBC Radio]Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta xarunta Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka ka furay simnaar aqoon...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Magaalada Kismaayo oo maanta lugu dilay suldaankii Beesha Sheekhaal ee...

Kismaayo[RBC Radio]Rag bistoolado ku hubaysan ayaa maanta magaalada Kismaayo ku toogtay suldaan lagu magacaabi jiray Caamir Cabdi Dhuux,waxuuna suldaan u ahaa Beesha Sheekhaal ee Jubbooyinka. Waxaa la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nikolaas Kay oo cambaareeyey dilka loo geeystay xildhibaan Soomaaliyeed

Muqdisho[RBC Radio]Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya (SRSG), Nikolaas Kay ayaa cambaareeyey dilka loo geeystay Isaaq Maxamed Riino oo ahaa xubin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamo iyo Gaadiid kasoo goostay Maamulka Somaliland oo soo gaaray Puntland...

Carmo (RBC Radio) Waxaa xalay soo gaaray degmada Carmo oo ka tirsan gobolka Bari Ciidamo iyo gaadiid dagaal oo dhowr ah oo kasoo goostay maamulka la magac baxay Somaliland. Ciidamada soo goostay iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cali Khaliif bareer oo Somaliland ayuu socdaa ee C/weli Gaas ma la ogyahay....

Cali  Khaliif bareer oo Somaliland ayuu socdaa ee  C/weli Gaas ma la ogyahay Daahir Sheikh (Daahireeto) daahireeto1@hotmail.com Abriil 21 2014 Iyadoo ay maalmahan xiisada gobolka Sool cirka isku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Isbitaalkii ugu weyna deegaannada bariga gobolka Mudug oo Jariiban laga...

Jariiban[RBC Radio]Degmada Jariiban oo ku taalla bariga gobolka Mudug,waxaa goor dhaweyd laga dhagax-dhigay Isbitaal lugu wado inuu noqdo kan ugu ballaaran ee deegaannada. Dhagax-dhiga waxaa ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG:Madaxweyne Gaas oo soo gaba-gabeeyey socdalkii u kutagay deegaannada...

Jariiban[RBC Radio]Waxaa goor dhaweyd degmada Jariiban ee gobolka Mudug ka soo ambabaxay waftigii uu hoggaaminayey madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas,waxaana ay usoo jiheesten...

View Article
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live


Latest Images