Wasiirka Waxbarashada Puntalnd oo Kulan La Qaatay Wasiirka Waxbarashada Dalka...
Addis Ababa[RBC Radio]Wasiirka wasaaradda waxbarashada Dawlad goboleedka Puntland Cali Xaaji Warsame ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia kula kulmay wasiirka waxbarashada ee dawladda...
View ArticleXal laga gaaray khilaaf ka tagna dhisida gollaha deegaanka degmada Xarfo iyo...
Xarfo[RBC Radio]Waxaa maalmihii ugu danbeeyey uu muran ka tagna habka loo dhisayo golaha deegaanka degmada Xarfo ,waxaana xilligaan xal laga gaaray in la dhammeeyo khilafka ka jiray dhismaha golaha...
View ArticleMadaxweyne ku xigeenka Puntland oo la kulmay hay’ado Samafal (Sawirro).
Garoowe (RBC RADIO) Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland ahna sii hayaha xilka Madaxweynaha Dawladda Puntland Ing. Cabdi-xakiin Xaaji Cabdillaahi Cumar Camey ayaa xafiiskiisa saaka ku qaabilay...
View ArticleSocdaalkii Gaas nimba si u arag. W/Q Mataan Cali (Mataan Ciideed)
Socdaalkii Gaas nimba si u arag. Mataan Cali (Mataan Ciideed) goobjoog@journalist.com Abriil 30 2014 Waxaa uu ahaa socdaal siyaasadeed inta badan aadanaha ku dhaqan deegaanada Puntland ay soo...
View ArticleCiidamada Itoobiya oo xiray sargal ka tirsan ciidanka dowladda ee gobolka...
Luuq[RBC Radio]Ciidamada ka tirsan howlgalka AMISOM ee Itoobiya ayaa xabsiga dhigay sargal ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya,waxaana sargaalka ay ku xireen degmada Luuq ee gobolkaas. Waxaa kalo...
View ArticleDowladda Soomaaliya oo shir caalami ah uga qeyb-gashay dalka Isu-tagga...
Abu Dhabi [RBC Radio]Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta waxaa ka furmay shirka agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha badaha,waxaana shirka ka qeyb-gashay dowladda faderaalka Soomaaliya oo wafti u...
View ArticleGuddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo farrin u diray xildhibaannada...
Muqdisho[RBC Radio]Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari,afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay xildhibaannada baarlamaanka inay la yimaadan howl-karnimo,waxuuna sheegay xilligaan howlo badan...
View ArticleGuddi Heer Baarlamaan ah oo Heshiiska Shirkadda Favori Loogu Dhiibay Maamulka...
Muqdisho (RBC) Guddiga gaadiidka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta warbixin horgeeyay fadhiga baarlamaanka ayaa dhaliilay heshiiska shirkadda Favori ee dalka Turkiga laga leeyahay loogu...
View ArticleQarax khasaare geestay oo ka dhacay xarunta jaamacadda Horseed ee magaalada...
Muqdisho[RBC Radio]Xarunta jaamacadda Horseed oo ka mid ah jaamacadaha ku yaalla Muqdisho,ayaa maanta waxaa ka dhacay qarax xooggan oo la sheegay inuu khasaare gestay. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa...
View ArticlePuntland oo beesha caalamka ka codsatay in gurmar deg-deg ah ah lala soo...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Garoowe[RBC Radio]Madaxweyne ku-xigeenka ahna kusimaha Madaxweyanaha dawlada Puntland Ing Cabdixakiim Cabdillahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay...
View ArticleBayaan kasoo baxay Beesha Nuux Jibraahiil kaasoo ku aadan golaha deegaan-ka...
Bismilaahi Raxmaani Raxiim, 30/04/2013 Bayaan kasoo baxay Beesha Nuux Jibraahiil kaasoo ku aadan golaha deegaan-ka ee dagmadda Xarfo:- Dhamaan Cuqaasha, Dhalinyardda iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda...
View ArticleJohn Kerry oo la sheegay Addis Ababa inuu kula shiri doonno madaxweynaha...
Addis Ababa[RBC Radio]Madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya,Xassan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu la shiri doonno xog-hayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka John Kerry. John Kerry,xilligaan...
View ArticleRaysul wasaaraha Soomaaliya oo u hambaleeyay shaqaalaha Soomaaliyeed
Raysul wasaare C/wali Sheekh Axmed Muqdisho[RBC Radio]Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa hambalyo ku aadan maalinta shaqaalaha u diraya...
View ArticleBannaanbaxyo roob-doon ah oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo[Sawirro]
Gaalkacyo[RBC Radio]Dibad-bax roob doon ah ayaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Dadweyne aad u tira badan iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka, kan degmada iyo...
View ArticleCali Xaaji: Madaxweyne Gaas lama sinna Wasiir, Somalilandna lama aynaan kulmin.
Ethopia (RBC RADIO) Wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta Dowladda Puntland Mudane Cali Xaaji Warsame oo Safarka uu Itoobiya ku joogo ku wehliya Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali...
View ArticleXuska Shaqaalaha Aduunka oo Garoowe ka dhacay (Sawirro).
Garoowe (RBC RADIO) Munaasabadan oo ahayd midwayn laguna qabtay Xarunta Baarlamaanka Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland oo ka qayb galay ayaa sheegay iyadoo mudnaanta la siinayo Shaqaalaha iyo...
View ArticleMunaasabad loogu dabbaaldegayay maalinta shaqaalaha adduunka oo lagu qabtay...
Muqdisho[RBC Radio]Munaasabad la xiriirtay xuska maalinta loo asteeyey in caalamka laga xuso maalinta shaqaalaha adduunka ayaa maanta ka dhacday magaalada caasumada ah ee Muqdisho,waxaan ka qeyb-galay...
View ArticleMadxaweyne Xassan Sheekh oo si guud uga hadlay xaaladda dalka iyo Xiriirka...
Muqdisho[RBC Radio]Xassan Sheekh Maxamuud,madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreeysay si kooban uga hadlay xaaladda dalka uu ku jira oo u dhinac walba uu ka eegay. Shir...
View ArticleKoonfurka Afrika oo lugu dilay labo muwaadin oo Soomaali ah
Johannesburg[RBC Radio]Dalka Koonfurka Afrika oo ka mid ah dalalka sida joogtada ah loogu dilo Soomaalida ayaa kooxo dalkaa u dhashey waxaa ay dileen labo qof oo Soomaali ah. Dadka ay dileen burcad...
View ArticleGuddoomiyaha degmada Xarfo oo la doortay[Dhageyso]
Xarfo[RBC Radio]Doorasho galinkii danbe ee shalay ka dhacday degmada Xarfo ee gobolka Mudug ayaa lugu doortay guddoomiyaha cusub ee degmada,kaddib markii dhawaan degmada loo dhisay gole deegaan....
View Article