Booliska Kenya oo dhisme shan dabaq ah ka soo tuuray hooyo Soomaaliyed
Nairobi[RBC Radio]Ciidamada Kenya ee howlgallada ka wada xaafadda Soomaalidu ka degto magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa dhismo shan dabaq ah ka soo tuuray hooyo Soomaaliya,sida waxaa sheegtay...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo ka hadlay dhaq-dhaqaaqa Soomaaliland iyo xaaladda...
Madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Garoowe[RBC Radio]Wareysi qaatay saacad barkeed ayaa madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxaa uu kaga hadlay arrimo...
View ArticleDagaal khasaare xooggan dhaliyey oo ka dhacay Balad-Xaawo
Balad-Xaawo [RBC Radio]Degmada Balad-Xaawo oo ka tirsan gobolka Gedo,waxaa maanta ka dhacay dagaal xooggan oo la sheegay inuu geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh,waxaana la sheegay in dagaalka...
View ArticleGuddiga gurmadka abaaraha Galdogob oo soo gaba-gabeeyey howlahoodi[Akhriso]
Galdogob[RBC Radio]Waxaa soo dhamamadey howlihi gaar-gaar ka ee ay wadeen guddiga gurmadka abaaraha degmada Galdogob iyo deegaannada hoostaga,kuwaaso maanta soo bandhigay waxyaabihi u hirgalay....
View ArticleBaarlamaanka maamulka Jubba oo la dhisayo [Dhageyso]
Madaxweyne,Axmed Madoobe Kismaayo[RBC Radio]Madaxweynaha maamulka Jubba,Sheekh Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) ayaa si guud uga hadlay xaaladda maamulka Jubba iyo qorshayaasha xilligaan ay ku...
View ArticleMaamulka cusub ee degmada Xarfo oo xilka la wareegay[Dhageyso+Sawirro]
Guddoomiyihi hore ee degmada oo xilka ku warejinaya guddoomiyaha cusub Xarfo[RBC Radio]Degmada Xarfo oo ka tirsan gobolka Mudug,waxaa ka dhacday xaflad ay xilka kula waregeen maamulka cusub ee loo...
View ArticleDhaawacyada ugu liidatay qaraxii Baydhabo ka dhacay oo Muqdisho la soo...
Muqdisho[RBC Radio]Magaalada Muqdisho,waxaa maanta la soo garsiiyey afar qof oo ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee Isniintii shalay ka dhacay magaalada Baydhabo. Xukuumadda...
View ArticleWasiiru dowlaha arrimaha dibedda ee Soomaaliya oo qaabilay Diblomaasiyiin...
Muqdisho[RBC Radio]Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Burci Maxamed Xamza ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Danjire Fu’aad Maxamed Alzorqah oo ah Siihayaha...
View ArticleMadaxweyne ku-xigeenka Puntland oo sheegay inuu wali taagan yahay khilafka...
Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland,Cabdixakiin Cabdullaahi Camey Garoowe[RBC Radio]Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland,Cabdixakiin Cabdullaahi Camey ayaa sheegay inan wali xal laga gaarin...
View ArticleSoomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! ( Qaybtii III-aad) W/Q...
Soomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! ( Qaybtii III-aad) Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan alle_yaqaan99@yahoo.co.uk Maajo 14 2014 { argagixiso!! Ma moodaa in eryganuu yahay midka dunida reer...
View ArticleCiyaaraha gobollada Puntland oo Garoowe ka furmaya[Dhageyso]
Axmed Cabddala Tigaana Garoowe[RBC Radio]Magaalada caasumada ah ee Garoowe waxaa ka socda gaban-qaabada tartanka cayaaraha kubadda cagta ee gobollada Puntland,waxaana la sheegay tartanka inuu dhawaan...
View ArticleShirkii kooxda xiriirka la-dagaallanka Burcad-badeeda Soomaalida oo New York...
New York [RBC Radio]Dalka Marekanka gaar ahaana magaalada New York waxaa ka socda shirkii sannad laha ahaa ee ay ka qeyb-gali jireen kooxda xiriirka la dagaalanka burcad-badeeda Soomaalida,waxaana...
View ArticleDowladda oo beenisay ciidamo ka tirsan inay ka dagaallamayan Balad-xaawo iyo...
Jen.Maxamed Sheekh Xasan Xaamud Muqdisho[RBC Radio]Dowladda Soomaaliya aya amarkii ugu horreeysay ka hadashey xiisada dagaal ee ka taagan qeybo ka mid ah gobolka Gedo gaar ahaana degmada Balad-xaawo...
View ArticleRaysul wasaaraha Soomaaliya oo maanta kulan la qaatay saraakiil Talyaani...
Muqdisho[RBC Radio]Raysul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha guud ee Ciidamadda Talyaaniga u qaabilsan...
View ArticleMadaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland oo Eyl gaaray
Cabdixakiin Cabdilaahi Camay Eyl [RBC Radio]Degmada Eyl oo ka tirsan gobalka Nugaal waxaa maanta gaaray wafti uu hoggaaminayo madaxweyne ku-xigeenka Puntland,Cabdixakiin Cabdilaahi Camay halkaaso si...
View ArticleCamey: Shacabka Eyl balanqaadkii ay haysteen waa looga dhabayn (sawirro)
EYL (RBC RADIO) Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Eng: C/Xakiin C/laahi Xaaji Cumar Cameey wuxuu xariga ka jaray wado wayn oo ay yeelatay Degmada Eyl wuxuuna Degmada Eyl Shacabka ku dhaqan u...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo Markii ugu Horreysay La Kulmay Odayaashii soo...
Muqdisho (RBC) Madaxweynaha dawlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta markii ugu horreysay kulan la yeeshay odayashii soo xulay xildhibaanada xilli uu jiro buuq siyaasadeed oo...
View ArticleWasiiru dowlaha arrimaha dibadda Soomaaliya oo la kulmay dibloomaasi Suudaani...
Muqdisho[RBC Radio]Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Siihayaha Safaaradda Jamhuuriyadda Suudaan ee dalka...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo ka qeyb-galay xuska maalinta dhalinyarada ee 15 May...
Garoowe[RBC Radio]Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Xarunta Golaha Shacabka ee Garowe kaga qayb galay Xaflad Balaaran oo lagu maamusayo maalinta Dhalinyarada...
View ArticleMaxkamada Minneapolis oo xukun ku riday haweenay Soomaali ah
Minneapolis[RBC Radio]Dalka Marekanka gaar ahaana magaalada Minneapolis maxkamad ku taalla ayaa xukun ku riday haweenay Soomaali ah oo gacansiisay dhallinyaro Maraykanka ka tagay oo ku biiray kooxda...
View Article