Quantcast
Channel: Wararka – RBC Radio
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live

Shaqaale Hay’ad Gargaar oo Cunto Qeybin ka Waday Gobolka Hiiraan oo la Weeraray

Matabaan (RBC) Shaqaale Soomaali ah oo u shaqeynayey hay’ada carruurta ee Save the Children ee dalka UK ayaa lagu weeraray deegaanka Beer-gadiid oo hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan. Dad ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shil-gaari oo ka dhacay agagaarka degmada Galdogob

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 8/6/2014 abaare 12:30 duhurnimo ka dhacay agaarka de degmada Galdogob shil gaari , markii uu rogmaday baabuur ah nooca loo yaqaan Market2 oo ku safrayey wadada inta u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoonka baarlamaanka oo digniin u direy xildhibaannada ka tirsan golaha...

Mahad Cabdalla Cawad Muqdisho [RBC Radio] Kulan ay maanta yeeshen xildhibaannada baarlamaanka dowladda faderaalka Soomaaliya,waxaana farrin looga direy xildhibaannada ka tirsan baarlamaanka ee hadda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Turkiga Wafdi ka socday oo maanta soo gaaray magaaladda Boosaaso...

Boosaaso(RBC Radio) Waxaa maanta soo gaaray magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari Wafdi ka socday dawladda Turkiga iyo Ganacsato. Wafdigan oo kasoo ambabaxay magaaladda Muqdisho ayaa diyaaradii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaad kala Socotaa Xaalada Galdogob General Hosbital (Sawirro)

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 8/6/2014 aan booqday isbitaalka guud ee degmada Galdogob , isbitaalka oo sanadihii u danbeeyey si habsami ah u shaqaynayey ayaa wuxuu ku tiirsanahay maalgashi ay ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dadka Marekanka ah oo looga digey inay u safraan dalka Jabuuti

Washington [RBC Radio] Dowladda Marekanka ayaa muddooyinkii danbe waxaa ka soo baxayey digniino ay siineysey muwaadininteeda ku nool waddamada dariska la ah Soomaaliya,waxaana xilligaan looga digey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukuumadda oo shir deg deg ah ka yeeletay dagaallada gobolka Shabeellaha...

Muqdisho [RBC Radio] Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed oo saaka shir gudoominayey kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen gudiyadda Amniga iyo Siyaasadda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada Kenya oo la sheegay inay sii joogayan dalka muddo dheer

Nairobi [RBC Radio] Ciidamada ka socda dalka Kenya ee qeybta ka ah howlgalka nabad ilaalinta AMISOM ayaa la sheegay inay sii joogayan dalka,kaddib markii gudaha dalka Kenya ay ka dhaceen weerarro ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ku soo labtey

Muqdisho [RBC Radio] Madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya,Xassan Sheekh Maxamuud ayaa dalka ku soo laabtey kaddib markii uu ka soo qeyb-galay xaflada caleemo Saarka madaxweynaha cusub ee dalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ganacsato Soomaali ah oo dil iyo boob loogu geystey dalka Koonfur Afrika

Pretoria [RBC Radio] Waxaa wali ka dhacaya dalka Koonfur Afrika dhaca iyo dilalka loo geysanayo dhallinyarada Soomaalida ee ganacsatada u badan. Xilligan waxaa la sheegay inuu isku dhac dhexmarey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muftiga Wayn ee Soomaaliyeed Shiikh Umal oo Garoowe Siwayn loogu soo...

Garoowe{RBC RADIO}Waxaa maanta siwayn loogu soo dhaweeyay magaalada Garoowe Shiikha Caanka ah ee Maxamed Cabdi Umal oo mudo saddex bilood ah kujiray safaro kala duwan oo diini ah. Shiikh umal oo ay soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxkamada Ciidanka Puntland oo sii deysay Rag Iyo Dumar ku Eedeysanaa...

Boosaaso(RBC Radio) Maxkamadda ciidanka qalabka sida ee gobolada Bari,karkaar,Hayland iyo Garadafuu ayaa maanta u fariisatay dacwad ciqaabeed lidi ku ah dhalinayaro lagu eedeeyey qarax 31-kii bishii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nicholas Kay oo ku baaqay in la joojiyo colaada ka taagan Shabeelada Hoose

Muqdisho [RBC Radio] Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa walaac ka muujiyay dagaal beeleedka ka socdo gobolka Shabeelada Hoose...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Midowga Afrika oo walaac ka muujisay isku dhacyada ka taagan gobolka...

Muqdisho [RBC Radio] Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Mahamat Saleh Annadif ayaa muujiyay walaaciisa dagaalada ka sii dhex socdo dhinacyada ku dagaalamayo gobalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaannada oo ka dooday wax ka-bedelidda xeer hoosaadka

Muqdisho [RBC Radio] Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeeshen waxaa ay kaga dooden wax kabadalka xeer hoosaadka baarlamaanka oo shalay guddiga xeer hoosaadka iyo xasaannadda baarlamaanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! (Qaybtii XVIII-aad) W/Q...

Soomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! (Qaybtii XVIII-aad) Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan alle_yaqaan99@yahoo.co.uk Juunyo 10 2014 [AMISOM, abaalka ay innagu leeyihiin wali hubsiimo ayaa inoogu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi ka Socda Guddiga Olombikada Soomaaliya oo Gaaray Magaalada Kismaayo ee...

Kismaayo (RBC) Wafdi ka kooban dhowr xubnood oo uu hogaaminayo xoghayaha GOS Duraan Faarax ayaa soo gaaray xarunta gobolka Jubadda hoose ee Kismaayo,iyadoo halkaasina si diiran loogu soo dhoweeyey....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haweeney Soomaali ah oo loo xushay hoggaamiyeyaasha da’da yarta Afrika ee...

Washington [RBC Radio] Barnaamij looga goleeyahay in lugu dhiso tayada hoggaanka ayaa sannadkan looo xushey dadka ka qeyb-qaadanayan inay ka mid noqoto gabar Soomaaliyed oo da’yar ah. Tirada dadka ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo beesha caalamka ka raadineysa lacago cadaan ah [Video]

Madaxweynaha Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Gaalkacyo [RBC Radio] Dowladda Puntland ayaa dadaal ugu jirta inay beesha caalamka gaar ahaana kuwa taageera Soomaaliya ka hesho lacago cadaan ah si...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raysul wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb-galaya shirka madaxda IGAD ee maanta...

Raysul wasaaraha Soomaaliya,Cabdiweli Sheekh Axmed Addis Ababa [RBC Radio] Raysul wasaaraha Soomaaliya,Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta daka Itoobiya...

View Article
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live


Latest Images