Quantcast
Channel: Wararka – RBC Radio
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Askar ka tirsan ciidanka dowladda oo ku dhimatay qarax ka dhacay Balad-xaawo

Balad-xaawo [RBC Radio] Saddex askari oo ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya iyo qof shacab ah ayaa ku dhintay qarax maanta ka dhacay maqaayad raashinka lugu kariyo maalintii xilliga soonka oo ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Kenya oo ka hadashay labo weerar oo ay Al-Shabaab ka fuliyeen...

Nairobi [RBC Radio] War ka soo baxay dowladda Kenya ayaa lugu sheegay khasaaraha ka dhashay labo weerar oo ay xalay ka fuliyeen gobolka xeebta dagaal-yahanno ka tirsan Al-shabaab inay sii kordhayaan....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garsoorka Soomaliya oo ka horyimid guddi dhawaan Baarlamaanku Ansixiyay...

Guddoomiyaha maxkamada sare ee Soomaaliya,Caydiid Ilka Canaf oo shir guddoominayey kulanka Muqdisho [RBC Radio] Guddiga Adeega Garsoorku waxay u fadhiisteen fadhi aan caadi ahayn oo ay ka soo qayb...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho Nasiib Xumaa!! W/Q Farah M Warsame

MUQDISHO NASIIB XUMAA!! Farah M Warsame bile1971@hottmail.com Luulyo 06 2014 Wax ka sheegga Muqdisho ma waxay ku biireen ereyadii lagu tuugsan jiray?!! Faarax Warsame Waxaan daawaday mid kamid ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmada Galdogob oo Khiyaamo Lala Helay. W/Q Cabdilfataax W. Isxaaq A. Xassan...

Degmada Galdogob oo Khiyaamo Lala Helay. Cabdilfataax W. Isxaaq A. Xassan Xusseen aisaac3@ Gmail.com Luulyo 07 2014 Xowliga Horumarka Degmada Galdogob oo Africa la yaabtay, iyo Mu’aamarad Lala Helay:...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Meeshaan daruur ka sugay-nay baa Ceer-yaamo nooga timid” W/Q Dr Mohamed Osman...

Meeshaan daruur ka sugay-nay baa Ceer-yaamo nooga timid” Dr Mohamed Osman Yusuf mohamedcadde78@gmail.com Luulyo 07 2014 Dr Mohamed Osman Yusuf Waxaan ula jeedaa Murtida oo aan uga gol leeyahay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaaliland oo sheegay inay diyaar u yihiin maamullida hawadoodda[Sawirro]

Hargeysa [RBC Radio] Maamulka Soomaaliland ayaa markii ugu horreeysay shaaciyey inay u diyaar garooben la wareegadi hawada sare oo ay si gaar ah u maamullan doonan. Warkan waxaa lugu shaaciyey war...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha wasiirrada Soomaaliya oo Muqdisho ku yeeshay shir muddo saacado ah socday

Muqdisho [RBC Radio] Golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta kulan ballaaran ku yeeshey magaalada Muqdisho, waxaana ay kaga dooden arrimo ay ka mid yihiin ammaanka Qaranka,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidanka Taraafikada Muqdisho oo Iyagoo Ilaalo Hubeysan Wata Taagan Wadooyinka

Muqdisho (RBC) Ciidanka ilaalada waddooyinka Muqdisho ayaa saaka lagu arkayaa wadooyinka waaweyn ee caasimada iyagoo ay la socdaan askar boolus ah oo hubeysan kadib markii dilalka loo geysanayo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saraakisha amniga Kenya oo 48 saacadood lugu amray inay isku casilaan

Nairobi [RBC Radio] Kenya ayaa dhib weyn waxaa ka heysta amniga kaddib markii weerarro is xig xiga ay ka dhaceen gobolka xeebta oo ay ku dhinteen dad ku dhow boqol ruux. Xilligaan go’an ka soo baxay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raysal Wasaare C/weli oo Digniin u Diray Dad uu Ku Tilmaamay inay Warbaahinta...

Muqdisho (RBC) Raysul wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ayaa digniin u jeedoyey shakhsiyaad uu ku tilmaamay inay dadweynaha ku beerayaan cabsi iyo khalkhal amni iyagoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliyaha Qeybta Gobolka Nugaal oo kahadlay karinta cuntada xaaranta {Daawo...

Garoowe (RBC RADIO) Taliyaha Ciidanka Qeybt ee Gobolka Nugaal  Cabdi Raxmaan Abshir Faarax ayaa  shir Jaraa’id oo uu ku qabtay Saldhiga Qeybta Degmada Garowe waxuu digniin ugu diray dadka kariya ama...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwayne Gaas oo mar kale kormeer Sameeyey (Sawirro).

Garoowe RBC RADIO) Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Kormeer shaqo ku tagay Xarumaha ay ku shaqeeyaan Wasaaradaha Maaliyadda Iyo Xanaanada Xoolaha ee ku yaala...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland iyo Jubba oo dowladda faderaalka ku cadaadinaya in doorashada...

Gaalkacyo [RBC Radio] Dowladda Puntland iyo maamulka KMG ah ee Jubba ayaa gaaray heshiis buuxa oo la xiriira in dowladda Soomaaliya lugu cadaadiyo doorashada madaxtinimo ee dalka inay ka dhacdo 2016....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijada Imtixaankii dugsiyada Sare ee Puntland oo lashaaciyay.

Garoowe {RBC RADIO} Wasaaradda Waxbarshada iyo Barbarinta Dwoladda Puntland ayaa maanta daaha kaqaaday natiijada imtixaankii Dugsiyada sare ee sanad dugsiyeedka 2013 2014, kaasi oo ay galeen inkabadan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir looga hadlayo Xeerka Saxaafadda Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay [Sawirro]

Muqdisho [RBC Radio] Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Sheekh Cali “Dhuxuloow”, ayaa galinkii danbe ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cabdiwali gaas; Dulmane dabin buu ku jiraa. W/Q C/risaaq Cabdi Daad

Cabdiwali gaas; Dulmane dabin buu ku jiraa C/risaaq Cabdi Daad garasho77@gmail.com Luulyo 08 2014 Madaxweyne Cabdiwali gaas sida ka muuqata waa uu dulman yahay xilligaan, dabin buuna ku dhacay, malaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Safiirka cusub ee Dowlada Taliyaaniga oo Garoowe soo gaaray [Aqriso +...

Garoowe (RBC RADIO} Waxaa  magaalada Garowe ee Caasimada Puntland soo gaaray Safiirka cusub ee Soomaliya usoo magacowday Dowlada Taliyaaniga,Safiirkan cusub ee Dowlada Taliyaaniga usoo magacowday...

View Article

WAR DEG DEG AH, Weerar Culus iyo Qaraxyo xoogan oo kasocda nawaaxiga Villa...

Garoowe {RBC RADIO} Wararka iminka kasoo baxaya xarunta madaxtooyada ee Dalka Soomaaliya ayaa kuwaramaya in xilligii afurka ay kooxo kulabisan dirayska ciidamada dalka Soomaaliya weerareen. Wararka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faah-faahin:Weerarkii madaxtooyada Soomaaliya lugu qaaday

Muqdisho [RBC Radio] Dagaal-yahanno loo maleynayo inay ka tirsan yihiin Al-shabaab ayaa Caawa xilliga Afurka Weerar Culus ku qaaday Madaxtooyadda Soomaaliya ee (Villa Somalia),ilaa saddex qarax iyo...

View Article
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live