Quantcast
Channel: Wararka – RBC Radio
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirqool Lala Damacsanyahay Somaalida Minneapolis W/Q Hareed Nur

Qaybi Oo Xukun (Divide and Rule): Shirqool Lala Damacsanyahay Somaalida Minneapolis (qaybta 1′aad) Hareed Nur hareednur@gmail.com Agoosto 17 2013 Waa istratejiyad hab dhaqan u ahayd gumaystaha, waa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Alshabaab oo sheegay iney u aar gudayaan haweeney Soomaaliyee oo la sheegay...

Muqdisho{RBC Radio} Alshabaab ayaa ka hadlay kufsi dhawaan la sheegay in ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ay Gabadh Soomaaliyeed ugu geysateen gudaha Xerada Maslax ee dulaadka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Al-Shabaab oo weerar ku qadey deegaan ku yala guddaha dalka Kenya gubteyna...

Deegaanka ay soo weeraren Al-Shabaab oo ay kusugn yihin ciidamo tiro yar inta usan weerarka intuusan   dhicin Dar-Magaala[RBC Radio]Xooggaga al-Shabaab ayaa weerar xoogan ku qadey deegaan ku yala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dukaamo Soomaaliyeed oo lagu boobay dalka Koonfur Afrika

Johannesburg{RBC Radio} Wararka naga soo gaaraya dalka Koonfur Afrika ayaa ku waraaya in Dukaamo ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed ay boob u geysteen  kooxo  burcad Koonfur Afrikaan ah,wararka ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaramada Midoobay oo Ka Deyrineysa Xaalada Kufsiga Haweenka Soomaaliyeed...

Muqdisho (RBC) Warbixin cusub oo ay soo saartay hay’adda isku xirka gargaarka bani’aadanimo ee Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay heerka uu gaarsiisan yahay kufsiga loo gaysto haweenka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxkamada Ciidamada oo Saaka Xukun Dil ah Ku Fulisay Gacan Ku Dhiigle...

Muqdisho (RBC) Fagaaraha dugsiga booliska ee magaalada Muqdisho waxaa saaka waaberigii dil toogasho ah lagula fuliyey gacan ku dhiigle horey loo xukumay oo dilay wariye Xasan Yuusuf Absuge. Aadan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Farsamayaqaan Ka Tirsanaa Idaacadda Dawlada oo Goordhow Lagu Dilay...

Muqdisho (RBC) Rag hubeysan ayaa goordhow degmada Shibis ee magaalada Muqdisho ku dilay Axmed Xuseen Shariif oo ku magac dheeraa “Axmadey Shariif” oo ahaa farsamayaqaan ka tirsanaa idaacadda dawlada ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogeysiis: Jaamacadda Bariga Afrika-Garowe oo Shaqo ka Banaa & Arday Cusub oo...

Ujeeddo: Ogeysiin Maamulka Jaamacadda Bariga Afrika-Garowe wuxuu ogeysiinayaa dhammaan macallimiinta danaynaya macallinimada Jaamacadda , in jaamacadda ay ka banana tahay shaqo Macallinimo – Lecturer....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo si kulul u cambaareysay dilka...

Muqdisho{RBC Radio} Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaaraysay dilkii Saaka Muqdisho loogu geystay farsamayaqaankii guud ee warbaahinta qaranka Alla ha u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabad xariga looga jarayey Ololaha Tallaalka Cudurka Dabaysha oo ka...

Jowhar{RBC Radio} Munaasabad xariga looga jarayey ololaha tallaalka cudurka Dabaysha ayaa maanta ka dhacday xarunta gobolka Shbaeelaha dhexe ee magaalada Jowhar,munaasabadda ayaa waxaa ka qaybgalay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka gobolka Hiiraan oo eedayn kulul u jeediyey hay’adaha Gargaarka ee ka...

Beledweyne{RBC Radio} Maamulka gobolka Hiiraan ayaa hay’adaha gargaarka ka hawlgala gobolkaas ku eedeeyey iney ka gaabiyeen wax u qabashada shacabka Soomaaliyeed ee ku tabaalaysan xeryaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ganacsade Xuseen Dhikil oo ka hadlay Xaalada Puntland (Dhageyso)

Ganacsade Xusseen Faarax Cali “Xusseen Dhikil” Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing! AMA HALKAAN KA DHAGEYSO Ganacsade Xuseen oo ka hadlay Xaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliland oo maantey xariga ka jaray goroonka diyaaradaha...

Hargeysa[RBC Radio]Magaaladda Hargeysa ee xarunta maamulka Soomaaliland waxaa maantey dib u howlbilabey garoonka ay diyaaradaha ka duulan kaaso muddo ay ku socotey howlo ballaarin ah isla markana lugu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka degmada Gaalkacyo oo si cadd u sheegey in magaaladda laga hir-galin...

Duqa degmada Gaalkacyo Axmed Cali Salaad Gaalkacyo[RBC Radio]Maamulka degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa maantey si cadd u bidhaamiyey inay dhawaan bilabmi doonan qorshayaal horumarineed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

VIDEO:Maamulka gobolka Mudug iyo kan degmada Gaalkacyo oo maantey arrimo...

Qaar ka mid ah daaraha magaaladda Gaalkacyo Gaalkacyo[RBC Radio]Xarunta gobolka ee magaaladda Gaalkacyo waxaa saxaafadda shir ugu qabtey guddoomiye ku-xigeenka gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur iyo duqa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaarada Caafimaadka Puntland oo wali ka hortagaysa cudurka Dabaysha .

Garoowe (RBC RADIO) Wareegii 6aad ee ka hortaga Cudurka Dabaysha ayeey Wasaarada Caafimaadka Puntland iclaamisay in 19ka bishan dib looga bilaabi doono deegaanada Puntland iyadoo Talaalka la siin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidanka Nabad Sugidda oo xoog ku galay Machadka Al-Sunna ee Magaalada Muqdisho

Ciidamada Dowlada Federalka Soomaaliya, ayaa Shalay Gudaha u galay Machadka Al- Sunna ee Barashada Diinta & Dhaqanka Islaamka ee Magaalada Muqdisho. Ciidamo isugu jira kuwa Nabad sugidda &...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada ammaanka Jubbaland oo gacanta ku dhigey labo dhalinyaro ah oo looga...

Aargadda magaaladda Kismaayo Kismaayo[RBC Radio]Ciidamada ammaanka ee maamulka Jubbaland ayaa sheegey howlgalo ay ka sameeyen magaaladda Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose inay gacanta kusoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Biya la’aanta & habka loo maareeeyo biyaha. W/Q Cismaan Maxamuud Cali

Biya la’aanta & habka loo maareeeyo biyaha Cisman maxmud cali (gooni) caligooni_9300@hotmail.com Agoosto 18 2013 Biyuhu waa aasaaska jiritaanka nolosha bani’aadanka, dhirta iyo dhulka, sida meelo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cali Khaliif Galeyr”Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh iyo Al-Shabaab...

Cali Khaliif Galayr R/wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galeyr ayaa eeden dusha usaarey madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud,isagoona sheegey inuu marin qaldan...

View Article
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live


Latest Images