Quantcast
Channel: Wararka – RBC Radio
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo soo Dhaweeyey Wafdi ka Socday QM & AU [Sawirro]

Muqdisho[RBC Radio] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay guddi ka wada socda Qaramada Midoobey iyo Midowga Africa oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faroole ha loogu shubo, Xamar aan ka badbaadnee. W/Q Cumar Ayuub

Faroole ha loogu shubo, Xamar aan ka badbaadnee Cumar Ayuub ayuub-c@hotmail.com Agoosto 29 2013 Sida dad badan aaminsanyihiin dowlad-ku-sheega Xamar haatan ka jirta in ay tahay dowladii ugu danbeysey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aan horta Ciribtirno Qabyaaladeynta. W/Q Dr. Cabdullaahi A. Karaani

AAN HORTA CIRIBTIRNO QABYAALADEYNTA,QABIILKU HA NOO DANBEEYEE ! Dr. Cabdullaahi A. Karaani karani38@aol.com Agoosto 29 2013 Dr Cabdullaahi Axmad Karaani In badan iyo muddo dheer,ayaa laga hadlayey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Xaglo-toosiye: Gardaro ayuu ku Yimid Kuna Joogaa Taleex Madaxweyne...

Somaliland Saleebaan Ciise Axmed(Xaglo-toosiye Hargeysa [RBC Radio] Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed(Xaglo-toosiye  ayaa si kulul uga hadlay booqo magaaladda Taleex uu ku tagay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan SH Maxamuud oo kormeeray Xarumo Muhim ah oo ciidamadu ay...

Muqdisho{RBC Radio} Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh  Maxamuud ayaa kormeer ku tegey xarumaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka Marka oo dowladda ka dalbaday in adeegyo caafimaad la gaarsiiyo...

Marka{RBC Radio} Xaaladaha caafimaad ee shacabka ku dhaqan magaalada Marka ee xarunta gobolka shabeelaha hoose ayaa laga dayrinayaa kadib markii dhawaan albaabada la iskugu  dhuftay Cisbitaalkii guud...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warsame Joodax:Niyad Jab ayey ku tahay shacabka magaaladan ku nool dhagxaanta...

Muqdisho{RBC Radio} Maamulka gobolka Banaadir ayaa walaac ka muujiyey dhagxaanta waaweyn ee lagu xiray qaar kamid ah wadooyinka muhimka ah ee magaalada Muqdisho,gudoomiye ku xigheenka dhanka amniga ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxo hubaysan oo toogasho ku dilay taliyihii ciidamada nabad sugidda degmada...

Muqdisho{RBC Radio} Kooxo hubaysan ayaa xalay dilay taliyihii ciidamada nabad sugidda degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho,koox hubaysan ayaa la sheegay iney weerar kusoo qaadeen taliyaha nabad sugidda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raysul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo maanta kormeeray xarunta Bankiga...

  Muqdisho{RBC Radio} Ra’iisul wasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane C/faarax Shiirdoon Saacid ayaa maanta kormeeray xarunta Bankiga Dhexe ee Soomaaliya, waxaana halkaas ka socday mushaar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo Booqday Xero Ciidan oo ku taal Taleex...

Wafdiga Madaxwayne ku xigeenka Puntland ayaa saaka Kormeer Booqaho ah ku tagay Xerada Ciidamda Daraawiishta ee deegaanka taleex halaasi oo uu salaan sharaf kaga qaatay Cutubyo ka mid ah Ciidamo halkaas...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Maraykanka oo soo dhoweeysay heshiiskii ay gaareen dowladda dhexe ee...

Muqdisho{RBC Radio} Dowladda Mareykanka ayaa si diiran u soo dhoweysay heshiiskiiay ay  gaareen maalinimadii shalay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka ka arimiya goboladda jubbooyinka iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha wasiirada oo maanta kulankoodii qamiislaha ahaa yeeshay ugana dooday...

Muqdisho{RBC Radio} Golaha wasiirada xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qaatay kulan koodii todobaadlaha ahaa, waxaana shir gudoominayay Raysul wasaaraha Soomaaliya mudane C/faarax Shiirdoon...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan oo booqasho ku tegey deegaanka Deefow oo...

Muqdisho{RBC Radio} Gudoomiyaha gobolka Hiiraan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho ku tegey  Deegaanka Deefow oo ka tirsan gobalka Hiiraan waxaana halkaas dhawaan  ku dagaalamay labo Beelood...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

[VIDEO+SAWIRO] Puntland oo Suxufiyiin ka Tirsan TV-da Caalamiga ah ee Channel...

Qaar kamid ah Suxufiyiinta Puntland Garoowe[RBC Radio] Dowladda Puntland ayaa  muddo kooban ku xirtay gudaha Saldhiga magaaladda Garoowe ee caasimada Puntland Weriyaal ka tirsan Telefishinka Caalamiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wsaiiru dowlaha madaxtooyada iyo wafdi balaaran uu hogaaminayo oo halay ka...

Muqdisho{RBC Radio} Wafdi balaaran oo uu hogaaminayay Wasiiru dowlaha madaxtooyada Soomaaliya Faarax Sheekh C/qaadir  ayaa caawa ka soo degey garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho,masuulka ayaa ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’adda nabad sugidda Soomaaliya oo xalay baaritaano ka fulisay suuqa Bakaaraha

Muqdisho{RBC Radio} Ciidamada qalabka sida ee dowladda jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya ayaa xalay galinkii dambe howlo baaritaano ah ka sameeyey Suuqa ugu wayn Soomaaaliya ee Bakaaraha, waxayna ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in ay dib usoo celin doonto diyaaraddii...

Muqdisho{RBC Radio} Xukuumadda Federaalka  Soomaaliya ayaa  shaacisay in ay dib u howl gelin doonto diyaaradii ay lahayd Soomaaliya ee Somali Airlines, taasi oo aan shaqayn mudadii ay Soomaaliya ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka kumeel-gaarka ah ee Jubba iyo DFS oo shirar ku yeelan doona Muqdisho...

Heshiiski Jubba iyo DFS oo la xoojin doono Muqdisho[RBC Radio]Dhawaan ayaa waxaa lugu wadda in magaaloyinka Muqdisho iyo Kismaayo ay ka furmaan shirar kala gadisan oo ay isugu imaan doonan xubno ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Faroole oo shirar la qaatey wakiilada beesha caalamka ka jooga...

Madaxweyne Faroole oo wakiilada caalamka kulan la qaatey Nairobi[RBC Radio]Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdrixmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa wali booqosho ku jooga dalka Kenya gaar ahan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DF oo Sheegtay in Dowladda China ay dib u dhiseyso wadada xiriirisa...

Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H.Adam oo maanta Caasimadda Muqdisho dib ugu soo laabatay kadib safar shaqo oo qaatay...

View Article
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live


Latest Images