Madaxweynaha Soomaaliya oo magaaladda Roma kula kulmay R/wasaaraha Talyaaniga...
Roma[RBC Radio]Magaaladda Roma ee caasumada dalka Talyaaniga waxaa maantey kulan ballaaran ku qaatay madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo R/wasaaraha dalkaasi Talyaaniga Enrico...
View ArticleWasiir C/kariim Xuseen Guuleed oo dalka Yemen kula kulmay madaxweynaha dalka...
Sanca[RBC Radio]Waxaa dalka Yemen ku sugan wasiirka wasaarada arrimaha guddaha iyo ammaanka qaranka xukuumada Soomaaliya C/kariim Xuseen Guuleed,waxana uu maantay dalka kulan kula qatay madaxweynaha...
View ArticleDowladda Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday heshiis dhanka...
Roma[RBC Radio]Magaaladda Roma ee caasumada dalka Talyaaniga waxaa maantay heshiis dhanka militariga ah ku kala saxiixdey wasiiradda gaashan-dhiga Soomaaliya iyo Talyaaniga. Heshiiska labada dhinac...
View ArticleDEG DEG: Kulankii Baydhabo uga socday guddoomiyaha baarlamaanka iyo...
Baydhabo[RBC Radio]Waxaa goor dhawed sida la sheegay soo dhamaaday kulan usocday wafti uu hoggaaminayo guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo ay qeyb ka yihiin xubno xildhibaano ah oo gaaraya illaa...
View ArticleTababare Fartun Osman oo booqatey Brussels lana Kulantey madaxdii ka soo qayb...
Brussels, Belgium : Tababare Fartun Nur-salad H. Osman ayaa booqasho ku mareysay dalalka Yurubta Galbeed qaar ka mid ah ayadoo martiqaadyo ka heshay ama ay u fidiyeen Jaaliyado kale gedisan halkaas....
View ArticleThe Somalian: Puntland uma Qalanto Faroole iyo Cabdiwali toona, Somali...
Use Facebook to Comment on this Post
View ArticleQofkii ugu Horeeyay Ee Soomaali ah oo Loo Magacaabay Qiimeeye Garsoore...
Muqdisho (RBC) Ururka Kubada Cagta Afrika ee CAF ayaa agaasimaha xafiiska waxbarashada Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Cali Maxamed Axmed u magacaabay in uu noqdo Qiimeeye Garsooreyaasha CAF....
View ArticleGolaha Wakiilada Somaliland oo Dood Ay Yeesheen Ay Dhalisay Inay Gacmaha...
Hargeysa (RBC) Ciidamada booliska Somaliland ayaa kala dhexgalay dagaal gacmaha la isula tagay oo shalay dhexmaray xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland oo dood ay lahaayeen ay sababtay inay is...
View ArticleBuulo-mareer:Al-shabaab oo sheegay iney gacanta ku dhigeen Lacag Faalso ah...
SH/hoose(RBC Radio) Al-shabaab ayaa digniin u diray ganacsato ay sheegeen iney lacago faalso ah galiyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeelaha hoose,wakiilka Al-shabaab u qaabilsan gobolkaasi SH...
View ArticleMasuuliyiinta dowladda ee Baydhabo ku sugan oo sheegay in la xaliyey...
Baydhabo(RBC) Xildhibaan SH Aadan Madeer oo ka mid ah masuuliyiinta gaaray magaalada Baydhabo ayaa ka warbixiyey kulamo xiriir ah oo magaalada Baydhabo maalmahan uga socday waftiga uu hogaaminayo...
View ArticleXaaji Maxamed Yaasiin oo kamid ahaa Musharixiintii la tartamay madaxweyne...
Nairobo(RBC Radio) Xaaji Maxamed Yaasiin oo ka mid ahaa 25kii Musharrax ee isu soo taagay qabashada xilka madaxweynanimo ee Soomaaliya sanadkii hore ayaa ku dhaliilay madaxweynaha dowladda Soomaaliya...
View ArticleAxmed Madoobe oo gaaray dalka Denmark[Sawirro]
Copenhagen [RBC Radio]Hoggaamiyaha maamulka KMG-ah ee Jubba Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo xubno katirsan maamulka Jubba ayaa gaaray dalka Denmark halkaaso ay kusoo daweeyen...
View ArticleCiidamada dowladda iyo Kuwa AMISOM oo la wareegay gacan ku haynta degmada...
Mahadaay(RBC Radio) Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo ay kaabayaan ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saaka aroortii hore u ruqaansaday degmada Mahadaay ee gobolka...
View ArticleDEG DEG: in ka badan 25 ruux oo lagu la’yahay God kusoo dumay duleedka Muqdisho
Muqdisho(RBC Radio) Wararka naga soo gaaraya duleedka Bari ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhaweyd ay halkaasi ka dhacday Musiibo kadib markii uu soo dumay god weyn oo laga qodayey...
View ArticleSoomaalida ku ganacsanjirtay tuulooyinka dalka K/afrika oo ganacsigoodi kala...
Dhibaatadda loo geesto Soomaalida Kafrika oo wali socota Port Elesivet [RBC Radio]Waxaa maalmihii ugu danbeeyey soo badanayey boobka iyo dhaca loogaysanayo Soomaalida ku ganacsatada tuulooyinka hoos...
View ArticleSH Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo hogaamiyaha Al-shabaab Axmed Godane...
Bakool(RBC Radio) Ninka labaad ee ugu sareeya hogaamiyaasha Al-shabaab SH Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa markii ugu horeeysay ka hadlay khilaafka ka dhextaagan hogaanka Al-shabaab iyo dilka...
View ArticleTaliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo ku dhawaaqay in dhammaan...
Muqdisho(RBC Radio) Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta ku dhawaaqay in dhammaan xafiisyada ciidamada xoogga loo raray xarunta rasmiga ah ee wasaaradda gaashaandhigga ee magaalada...
View ArticleMid ka mid ah suqyadda ugu weyn magaaladda Nairobi oo dabley hubeysan weerar...
Dabley weeretay mid ka mid ah suqyadda ugu cansan Nairobi Nirobia[RBC Radio]Kooxo hubeysan oo illaa hadda an lagaran haybtooda ayaa weerar xooggan ku qaaday suuq ganacsi oo ku yaalla magaaladda...
View ArticleShirkii ka socday magaaladda Baydhabo oo war-murtiyeed laga soo saaray[AKHRISO]
Baydhabo[RBC Radio]Magaaladda Baydhabo ee xarunta uu ah gobolka Bay ayaa waxaa maantay lugu soo gaba gabeeyey shir maal mahaanba ka socday ka soo looga hadlayey arrimo dhoor ah oo ay ka mid ahaayeen...
View ArticleDhinacyo matalaya Puntland iyo Galmudug oo maantay shir ku qaatay garoonka...
Gaalkacyo[RBC Radio]Waxaa maantay muddo saacado ah kulan ballaaran uu ku dhex maray garoonka diyaaraddaha Cabdulaahi Yuusuf ee magaaladda Gaalkacyo nabadoonna ka kala socday Puntland iyo...
View Article