Soomaali ku dhimatay qaraxii Nairobi ka dhacay oo la garan la’yahay
Isbitaalka Nairobi City Mortuary oo ay yaalan meydadka labo dhalinyaro Soomaaliyed Nairobi[RBC Radio]Sida ay sheegeen saraakisha isbitaalka Nairobi City Mortuary,wali waxaa ku jira qolka meyda lugu...
View ArticleGuddoomiyaha Shabeelaha Hoose: Dagaalka Ka Socda Gobolka Waxaa Ku Lug Leh...
Muqdisho (RBC) Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidi ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaaday in dagaal beeleedka ka socda gobolka qeybo ka mid ah ay ka qeybqaadanayaan...
View ArticleMadaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Nelson Mandela oo maanta la aasay[Sawirro]
Qunu[RBC Radio]Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika, Nelson Mandela ayaa maanta lugu aasay deegaankii uu ku dhashay ee QUNU oo ka tirsan gobolka Eastern Cape,kaddib toddobo maalin oo la xusayey...
View ArticleTaliye siciid Dheere iyo Musharax shire oo ka wada hadlay dhacdadii ka...
Garoowe (RBC RADIO) Magaalada Garoowe waxaa soo gaaray Musharax Shire Xaaji Faarax iyo Wafdi uu hogaaminayo waxaana la socday Musharaxa Taliyaha Hawlgalka Xiliga Doorashooyinka general Siciid dheere...
View ArticleJawaari: Gudigga Joogtada ah ee Baarlamaanka Soomaaliya waxay isku raaceen in...
Muqdisho[RBC Radio]Kaddib kulan waqti qaatay oo maantay xafiiska guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ke dhexmaray guddoomiyeyaasha gudiyada joogtada ah ee Baarlamaanka,ayaa waxaa laga codsadey in...
View ArticleDigil iyo Mirifle ma isku raacsan yihiin Federalism?
Raxanreeb Online, Mogadishu: Ma aha oo keliya khilaaf siyaasadeed dhibka weli haysta beesha Digil iyo Mirifle. Aqoonyahannada beeshu iskuma raacsana sida loo gaari karo danaha siyaasadeed. Beesha Digil...
View ArticleWadaad Muqdisho lugu togtay masjid dhexdii
Wadaad lugu dilay masjid dhexdi Muqdisho Muqdisho[RBC Radio]Magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya waxaa xalay ka dhacay dhacdo si weyn looga xanuusadey,kaddib markii dhallinyaro bastoolado ku...
View ArticleWafti ka socda dowladda oo dhex dhexaadinaya beelo ku dagaallamay gobolka...
Wafti ka socda dowladda oo Beledweyne gaaray Beledweyne[RBC Radio]Wafdi isugu jira Wasiirro,Xildhibaanno iyo odayaal dhaqameedyo ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,waxana la...
View ArticleWaxgaradka Puntland oo khatar ku tilmaamay khilaafka u dhexeeya musharixiinta...
Madaxweyne Faroole iyo musharrixnta oo is qilafsan Gaalkacyo[RBC Radio]Wali waxaan xal buuxa laga gaarin khilaafka u dhaxeeya musharrixinta u tartamaya jagada ugu sareysa ee Puntland iyo madaxda...
View ArticleUrur gobolledka IGAD oo ergay cusub u magacawdey Soomaaliya
Maxamed Cabdi Afeey ergeyga cusub IGAD ee Soomaaliya Addis Ababa[RBC Radio]Urur gobolledka IGAD ayaa mas’uul cusub usoo magacaadey Soomaaliya,kaaso u qaabilsanan doonna arrimaha Soomaaliya . IGAD waa...
View ArticleWararkii ugu Dambeeyay Dagaalkii Sh/Hoose Iyo Khasaaraha oo Sii Kordhaya
Muqdisho (RBC) Wararka ugu dambeeya ee naga soo gaaraya deegaanada gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in weli xiisadii dagaal ee halkaasi ka jirtay ay taagan tahay, halka khasaaraha dagaalkuna uu...
View ArticleAxmed Siilaanyo Iyo C/raxmaan Cirro oo Khilaafkooda Gaaray Heer Loo Kala...
C/raxmaan Cirro Hargeysa (RBC) Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Somaliland C/raxmaan Cirro oo sidoo kale ah guddoomiyaha xisbiga...
View ArticleBaarlamaanka Soomaaliya oo amar lugu siyeey inaysan ka maqnan fadhiga furmaya...
Guddoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Muqdisho[RBC Radio]Baarlamaanka dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa xilligaan amar buuxa ku qaba inaysan ka maqnaan fadhi ay baarlamaanku yeellan doonan...
View ArticleBeesha Maxamuud Ibraahin (Reer Maxamuud) oo ku dhawaaqay xildhibaanka beesha...
C/qaadir Maxamed Warsame Beesha reer Maxamuud oo kamid ah beelaha dega deegaanada Puntland gaar ahaan gobolka Mudug, ayaa shaacisay shaqsiga u noqonaya xildhibaanka beesha ee baarlamaanka Puntland....
View ArticleGuddoomiye ku-xigeenka dhinaca amniga degmada Marka oo isku dey dil ah ka...
Degmada Marka Marka[RBC Radio]Sida an helayono guddoomiye ku-xigeenka dhinaca amniga magaalada Marka Maxamed Ciise Maxamed,ayaa ka badbaadey isku day ay doonayen koox ku hubaysan inay ku qaarijiyaan....
View ArticleDEG DEG:Dagaal xooggan oo ka dhacay deegaannka Nambar 50-ton
Nambar 50-ton [RBC Radio]Warar goor dhawed ina soo gaaraya waxa ay xaqiijinayan in dagaal uu markale ka dhacay deegaanka Nambar 50-ton oo ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose. Dagaalka markale ka qarxay...
View ArticleQar ka mid ah Issimada Puntland oo shir ugu furmayo Garoowe
Suldaan Siciid Maxamed Garaase Gaalkacyo[RBC Radio]Magaalada Garoowe ee caasumada Puntland waxaa lugu wadda in maanta uu ka furmo shir ay yeellanayaan ilaa sagal gobol oo Puntland ka tirsan Issimo ka...
View ArticleShir Nabadgelyada looga hadlayo oo Garoowe ka dhacay (Sawirro).
Garoowe (RBC RADIO) shirkan waxaa soo qaban qaabisay Hay’ada Cilmi Baarita ee PDRC iyo Maamulka Gobolka Nugaal waxaana lagu kulmiyay dhamaan Xaafadaha Magaalada iyadoo ay ka qayb galeen maamulka...
View ArticleBooliska dalka Kenya oo soo bandhigay sawirka wiil Soomaali ah oo ay la...
Xuseen Nuur Maxamed Nairobi[RBC Radio]Tan iyo markii uu dhawaan magaalada Nairobi ka dhacay qarax bas ay saarnaayen dad shacab ah ayaa waxaa socday baaritaano xoog leh oo ay wadden ciidamada booliska...
View ArticleSoomaalida ku nool dalka Koonfur Sudan oo ay cabsi soo fodsartay kaddib...
Dagaal ka socda Jubba Jubba[RBC Radio]Boqollaal Soomaali ah oo ku nool dalka Koonfur Sudan gaar ahaana magaalada caasumada uu ah ee Jubba,ayaa soo sheegaya in xilligaan cabsi xooggan ay soo fod sartay...
View Article