Quantcast
Channel: Wararka – RBC Radio
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka Isbitaalka Fiqi oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Dilay Dhakhaatiirtooda

Muqdisho (RBC) Maamulka isbitaalka gaarka loo leeyahay ee Fiqi ayaa ka hadlay dhacdadii maanta lagu beegsaday dhakhaatiir ka tirsaneyd isbitaalkooda duleedka magaalada Muqdisho. Dr C/raxmaan Macalin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Magaaladda Boosaaso oo Maanta Laga Xusay Maalinta Muhaajiriinta Caalamka...

Boosaaso(RBC Radio) Waxaa maanta laga xusaymagaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari xuska Maalinta Muhaajiriinta adduunka taasoo la xuskeeda la qabto sanad kasta bisha December 18.2013. Xuska...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ku geeriyooday Muqdisho

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka oo geeryodey Muqdisho[RBC Radio]Alle ha u naxariistee waxaa caawa fiidkii ku geeryoodey  hoteel Muna ee magaalada Muqdisho xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dowladda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xassan Sheekh oo Ka tacsiyeeyay geeridii xildhibaan Sokorlin

Madaxweyne Xassan Sheekh Muqdisho[RBC Radio]Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka tacsiyeeyey geeridii caawa ku timid Xildhibaan Xasan Muxumed Cali...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo Maanta laga Furay Xafiis lagu Diiwaan-geliyo...

Garoonka diyaarada Muqdisho oo xafiis cusub laga furay Muqdisho[RBC Radio]Markii ugu horeysay waxaa maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada caasumada ah ee Muqdisho  laga hirgeliyay xafiis cusub oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Soomaaliya:Dilkii Muqdisho loogu geestay dhaqaatirtii ajaanibta ay...

Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud Muqdisho[RBC Radio]War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa si kulul loogu cambaareeyey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Doodda Soomaalida iyo Damaca Shisheeyaha. W/Q Abdirahman Maxamed (Xiddig)

Doodda Soomaalida iyo Damaca Shisheeyaha Abdirahman Maxamed (Xiddig) xiddig@gmail.com Diseembar 18 2013 Magaciisa waxa la yiraahdaa Mike. Waxa uu yahay macalin jaamacadeed. Waxa uu baraa taariikhda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

OGEYSIIS: Layli TV oo DooD Weyn Qabanaya

  OGEYSIIS Layli TV waxa ay Ogeysiinayaan Jaaliyada Puntland ee ku nool Magaalooyinka mataanaha ee St Paul iyo Minneapolis in Layli TV uu qabanayo DOOD ku saabsan musharaxiinta ku BARATAMAYA doorashada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhaarta Kitaabka – Ta dhaqankana ha lagu daro. W/Q Ahmed A. Ali

Dhaarta Kitaabka – Ta dhaqankana ha lagu daro Ahmed A. Ali ahmedqadhabo@gmail.com Diseembar 19 2013 Ilaahow aanaan caqliga waayin. Ilaahow naga kori Cadaabta aduun iyo ta aakhiroba. Waxaa la yidhi : La...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Heshiisinta beelo ku dagaalmay gobolka Hiiraan oo la isku khilaafay

Shir ka socday Beledweyne oo lugu guul dareystay Beledweyne[RBC Radio]Waan-waan laga dhexwaday labo beelod o dhawaan ku dagaallamay gobolka Hiiraan ayaa la sheegay in xilligaan lugu guul dareystay....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Al Shabaab oo sheegtay inay faragelinayaan dagaalka ka socda gobolka...

Sheekh Abuu Cabdala Muqdisho[RBC Radio]War ka soo baxay ururka Al Shabaab ee Soomaaliya ayaa lugu sheegay in xilligaan an loo firsan karin dagaallada dhex maraya beelaha wada degga gobolka Shabeellaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dadaalo lugu xalinayo khilafka u dhexeeya madaxweyne Faroole iyo...

Muran ka taagan doorashada Gaalkacyo[RBC Radio]Magaalada Garoowe ee caasumada maamulka Soomaaliyed ee Puntland,waxaa ka socda dadaalo lugu baadi goobayo xalinta khilafka isfahan waaga ah ee ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Weerar khasaare dhaliyey oo lugu qaaday Wajeer

Weerar lugu qaaday wajeer Wajeer[RBC Radio]Sida an ku helayno wararka ka imaanaya magaalada Wajeer oo ka tirsan gobolka Soomaalida degto ee waqooyiga barri dalkaasi Kenya,ayaa soo sheegaya in dabley...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaalida ku ganacsata koonfurta Suudaan oo eedeysay Safaarada Somaliyeed

Jubba[RBC Radio]Sida ay sheegen Soomaalida ku nool koonfurta dalka Suudaan oo ay dagaallo maalmihii danbe ka socden,waxaa ay dhaliil dusha u saaren safaarada Soomaalida ee dalkaasi ku taalla. Boqollaal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

71 wariye oo sannadkan caalamka lugu dilay[Warbixin+Sawirro]

Muqdisho[RBC Radio]Sida lugu faah-faahiyey warbixin ka soo baxday ururka suxufiyiinta aan xuduudda lahayn ee RSF,sannadkan gaba-gabada ku jira ee 2013,waxaa caalamka oo dhan lugu dilay tiro wariyaal...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Midowga Yurub iyo Talyaaniga oo si weyn ay u gil-gishey fadeexo cusub oo ku...

Muhaajirin si xun loola dhaqmay Roma[RBC Radio]Waxaa si weyn dunida oo idil loo hadal hayaa muuqal cuusb oo laga soo dubay habdhaqan xun oo lugula kacay muhaajirin Afrikaan ah oo tagay dalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Amar ka soo baxay Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyed

Jen. Xuseen Xasan Cismaan Muqdisho[RBC Radio]Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyed ayaa markii ugu horreysay waxaa ay fariin u direen dadka deggan goobaha xarumaha u ahaan jiray ciidanka Asluubta....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

R/wasaaraha la magacaabay oo si gooni-gooni ah ula shiraya xildhibaanada...

RW cusub C/wali Sheekh Axmed Maxamed Muqdisho[RBC Radio]Kulamo gooni-gooni ah ayaa ka socda Gurigii Habar Khadiija ee xarunta Nabadsugida Qaranka,halkaaso oo  ay shirar ku qaadanayan xildhibaano ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Reer Yusuf Yeey oo soo rogaal celiyay (Musharax Abdidahir Mohamed Yusuf Yeey)...

Use Facebook to Comment on this Post

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fawsiyo oo qeyb ka ah wasiiradda IGAD ee soo qiimeeynaya xaaladda ka jirta...

Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan Muqdisho[RBC Radio]Magaalada Muqdisho waxaa maantay ka ambabaxday haweenayda sii haysa xilka wasiirka Arrimaha  dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Soomaaliya Fowziyo Yuusuf...

View Article
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live


Latest Images