Madaxda Tartanka Caasimadaha oo Rajeynaya in Tartanka La Gaarsiiyo Dhammaan...
Muqdisho[RBC Radio]Iyadoo uu sare usii kacayo xiisaha tartanka sanadlaha ah ee kubada koleyga caasimadaha, ayaa guddiga kubada koleyga bariga iyo bartamaha Afrika waxaa uu shaaca ka qaaday inay...
View ArticleBaarlamaanka Soomaaliya oo sheegay inay la xisaabtamayaan xukuumad kasta oo...
Muqdisho[RBC Radio]Xildhibaanada Baarlamaanka dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa si cadd u sheegay inay la xisaabtamayaan xukuumad kasta oo ka gaabisa waxa loo igmaday,tii ka soo bixi weyday...
View ArticleWariye lugu xiray magaalada Kismaayo
Wariye Aadan Maxamed Salaad (Aadan Kismaayo) Kismaayo[RBC Radio]Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose,waxaa lugu xiray mid ka mid ah wariyaasha ka howlgalijiray. Wariyahaan ayaa waxaa...
View ArticleDagaal Xalay Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose
Janaale [RBC Radio] Kooxo hubeysan ayaa xalay dagaal uu ku dhexmaray labo deegaan oo ka mid ah gobolka Shabeelaha Hoose oo beryahan ay xiisado colaadeed ka taagnaayeen. Degmada Janaale ayaa dabley aan...
View ArticleCiidamo Ethiopian ah iyo Kuwa Dawlada oo Hawlgal Ka Bilaabay Deegaano Ka Mid...
Muqdisho [RBC Radio]Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo Ethipian ah oo ay wehlinayaan kuwa dawlada ee gobolkaasi ku sugan ay ka bilaabeen hawlgal ka dhan ah kooxaha weerarada...
View ArticleDawladda oo xabad joojin kala dhex dhigtay beelihii Sh/hoose ku dagaallamay
Muqdisho[RBC Radio]Sida ay sheegeen wafti ka socda dowladda faderaalka Soomaaliya oo ku sugan deegaanno ka tirsan gobolka Sh/hoose,waxaa lugu geelestay in lakala qaado ciidamo hab beeled ku...
View ArticleAMISOM oo ka hadashey shil uu galay mid ka mid ah gawaaridooda
AMISOM oo ka hadashey shil uu galay gaari ay lahaayeen Muqdisho[RBC Radio]War-qoraal ah oo ka soo baxay Danjiraha ururka Midawga Africa u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Maxamed Saalax Annadifi,ayaa...
View ArticleMuqdisho oo laga furay xarun laga qaadanayo Warqadda dhallashada Muwaadinka...
Maxamuud Axmed Nuur Tarsan Muqdisho[RBC Radio]Magaalada caasumada ah ee Muqdisho waxaa maanta markii ugu horreysay laga furay xarun cusub oo laga qaadan doonno Warqadda dhallashada muwaadinka...
View ArticleWafti uu hoggaaminayo Jen. Cadde oo Garoowe gaaray
Jen. Cadde Muuse Xirsi Garoowe[RBC Radio]Magaalada caasumada ah ee Garoowe waxaa gaaray wafti uu hor-kacayo madaxweynihii hore ee Puntland, Jen. Cadde Muuse Xirsi waxana socdaalka ku waheli xubno ka...
View ArticleShariif Xassan:Shirka ka socda Baydhabo ma aha sax loomana dhama[Dhageyso]
Shariif Xassan Sheekh Aadan Baydhabo[RBC Radio]Guddoomiyiihii hore ee baarlamaankii dowladdii KMG ahayd ee Soomaaliya Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa markale ku celiyey inan loo dhameyn shirka ka...
View ArticleRaysul Wasaaraha Soomaaliya oo dhanbaal hanbalyo ah ka helay dhiggiisa Turkiga
Cabdiweli Shiikh Axmed Muqdisho[RBC Radio]Raysul Wasaaraha dalka Turkiga mudane Rajab Dayib Ardugaan ayaa dhanbaal hanbalyo ah u soo diray dhiggiisa dalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Shiikh Axmed, oo...
View ArticleRugta ganacsiga Puntland oo sagootisay masuuliyiin ka socday Rugta ganacsiga...
Garoowe (RBC RADIO) Gudomiyaha Rugta ganacsiga Puntland Mudane siciid Xuseen ciid iyo Maamulka Rugta Ganacsiga u qaabilsan Gobolka Nugaal ayaa kulan sagootin ah waxay u qabteen Masuuliyiin ka socotay...
View ArticleBaaq ay si wadajir ah usoo wada saareen Beelaha Cabdi Ciise iyo Reer KHalaf
Use Facebook to Comment on this Post
View ArticleGaas: Puntland Isbedel Waxbarasho iyo mid dhaqaale ayeey u baahan tahay(SAWIRO)
**Garoowe 23 Dec 2013:-** Musharax Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Galabta Booqday Jaamacadda Puntland State University (PSU) Xarunteedana tahay Garoowe ayaa Hoolka Jaamacadda kula hadlay in ka...
View ArticleMadaxweyne Xassan Sheekh oo kormeer ku taggay Xarunta Wasaarada...
Madaxweynaha oo boqdey wasaaradda gaashaandhiga Muqdisho[RBC Radio]Madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta wasaarada gaashaandhiga ee...
View ArticleBaarlamaanka Soomaaliya oo maanta ka doodey badalida guddoomiyayaasha...
Muqdisho[RBC Radio]Kulan ay maanta magaalada caasumada ah ee Muqdisho ay ku yeesheen mudaayaasha baarlamaanka dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay ka dooden mooshin ku saabsan badalida...
View ArticleQof ku dhintay dibadbax ka dhacay Burco[Video+Sawirro]
Burco[RBC Radio]Sida la caddeyey dibadbax maantay ka dhacay magaalada Burco waxaa ku dintay hal ruux halka uu dhawaac soo gaaray laba kale, kaddib markii Ciidamada Booliska ee Magaalada Burco, ay...
View ArticleNinkii sameeyay Qoriga AK 47 oo goor dhoweyd geeryooday[Video+Sawirro]
Mikhail Kalashnikov Ninka lugu magacaabo Mikhail Kalashnikov oo ahaa ninkii hindisay sameynta Qoriga ay sida weyn u isticmaalan maleeshiyadka iyo ciidamaa Soomaalida ee AK 47 ayaa goor dhoweyd...
View ArticleSaacid loo darsan maayo!…Laakiin Cabdi-Wali SHiikh?!. W/Q Axmed-yaasiin...
Saacid loo darsan maayo!…Laakiin Cabdi-Wali SHiikh?! Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan. alle_yaqaan99@yahoo.co.uk Diseembar 24 2013 Anigu ma qabo in Saacid loo darsan doono! Wax dhici karaba ilama aha, oo...
View ArticleSoomaalida ku ganacsatada dalka South Sudan oo ka cabanaya dhibaatada uu ku...
Dagaallo wali ka socda Jubba Jubba[RBC Radio]Sida ay sheegayan Soomaalida ku nool dalka South Sudan,waxaa saameeyn xoogleh ku reebay dagaallada wali dalkaasi ka sii soconaya,waxaana dagaallada dalka...
View Article