Quantcast
Channel: Wararka – RBC Radio
Viewing all articles
Browse latest Browse all 8033

Qarxis oo gurmad la gaarsiiyay (Sawirro)

$
0
0

kaalo

Garoowe (RBC RADIO) Magaalada Qarxis oo in dhawaaleba Xarun u ahayd dadkii Duufaanadu ku Asiibeen Gobolada Puntland  waxaa la gaarsiiyay Deeq Lacag ah oo aywaday Hay’ada kaalo ayna usoo dhiibtay OXFORM,Lacagtan Qoysaska aadka ay usaameesay Dabayshu ayaa loogu talagalay in kaabid looga dhigo ayna uga gudban marxaladi adkayd ee ay soo mareen.

lo

Qoyskiiba waxaa la siin doonaa $145 waxaana loo dhisidoonaa 2ba baraagood si ay Noloshooda ugu maareeyaan ugana kabtaan dhibaatadii soo gaartay sida uu Saxaafada u sheegay Axmed Shire Axmed oo ah Gudoomiye ku xigeenka Hay’ada Kaalo.

104

 Hay’ada Kaalo ayaa ahayd tii ugu horeesay ee kaalmo gaarsiisa Dadkii Dabayluhu ay Asiibeen iyadoo Muuqaaladii ay kasoo duubtay ay sahashay in Dal iyo Dibadba laga soo gurmado.

lo kaalo kaalo , 1110 1110 (1) 104 86

RBC RADIO

Xafiiska Garoowe.

Use Facebook to Comment on this Post


FacebookTwitterGoogle+Share


Viewing all articles
Browse latest Browse all 8033

Latest Images

Trending Articles



Latest Images