Quantcast
Channel: Wararka – RBC Radio
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xisbul-Islaam:”Hoggaamiya Al-shabaab wuxuu bixiya amarro lugu laynayo wax ku...

Sheekh Maxamed Macalim Cali Muqdisho[RBC Radio]Shir jaraa’id oo uu maanta magaalada Muqdisho ku qabtay xog-hayaha arrimaha dibadda ee ururkii xisbul Islaam, Sheekh Maxamed Macalim Cali ayaa waxaa uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

AMISOM oo Maanta Gaadiid Ciidan Ku Wareejisay Taliska Booliska Soomaaliyeed...

Muqdisho (RBC) Xaflad lagu qabtay banaanka garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho ayaa madaxa hawlgalka AMISOM Maxamed Salah Annadif wuxuu gaadiid ugu wareejiyay taliyaha Ciidanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamo si gaar ah u suga amniga Muqdisho oo la sameynayo

Cabdullaahi Goodax Barre Muqdisho[RBC Radio]Waxaa dhawaan laga hirgalin doona magaalada caasumada ah ee Muqdisho ciidamo ugaar ah inay ka shaqeeyan ammaanka iyo ka hortaga khataraha ka imaan karta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas oo khudbad ka jeediyey macadka IPSS[Sawirro]

Madaxweyne C/wali Gaas oo Khudbad ka jeediyey macadka IPSS Addis Ababa[RBC Radio]Madaxweynaha dowladda Soomaaliyed ee Puntland ayaa khudbad uu arrimo badan kaga hadlay waxaa uu ka jeediyey Machadka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada iyo wafdi uu hogaaminayo booqasho rasmi ah ku...

Abu Dhabi, March 1, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa caawa booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Abu Dhabi ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan la qaatay wafti ka...

Muqdisho[RBC Radio]Ku simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahna Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Golaha Shacabka Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ayaa maanta qado sharaf u sameeyey wafdi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaaliya oo Ka Qaybgashay Shirweynaha Xiriirada Kubbada Gacanta Wadamada...

Qaahira (RBC) Dalka Soomaaliya inkastoo burbur iyo dib u dhac uu soo maray,hadana dhinaca Sportiga waxaa u ahaa,halka keliya muujineysay jiritaanka dalkan ku yaala geeska afrika iyadoo dhamaan shirarka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Howgallo lugu xaqiijinayo ammaanka oo Muqdisho ka socda

Muqdisho[RBC Radio]Magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya waxaa inta badan xaafadda ku yaalla ka socda howlgallo la sheegay in lugu xaqiijinayo ammaanka. Ciidamada booliska iyo kuwa nabad-suggida...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Liibiya oo ka haddashey Soomaali dib loogu soo...

C/qani Maxamed Wacays Tripoli [RBC Radio]Boqollaal Soomaali ah ayaa dib loogu soo celiyey magaalada Tripoli ee dalka Liibiya,kaddib markii ay ciladowday doonidii ay ku safrayeen. Safaaradda Soomaalida...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raysul wasaaraha Soomaaliya oo shirar la leh madaxda dalka Imaaraadka Carabta

Abu-Dabi [RBC Radio]Shirar iyo kulamo kala gadisan ayaa lugu wada in maanta magaalada Abu-Dabi ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta inuu ku yeesho raysul wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qarax lala-eegtay gaadiid ay leeyihiin AMISOM oo Muqdisho ka dhacay

Muqdisho[RBC Radio]Magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya waxaa goor dhaweyd ka dhacay qarax lugu sheegay nooca dhulka lugu aaso kaaso siweyn loo maqlay. Dad goob-jogayaal ah ayaa warbaahinta u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gabar Soomaaliyed oo ka mid noqotay Booliska St. Paul [Sawirro]

St. Paul [RBC Radio]Waxaa markii ugu horreeysay taarikhda ka mid noqotay Booliska dalka Marekanka gaar ahaana magaalada St. Paul ee gobolka Minnesota gabay Soomaaliyed,waxaana soo dhaweeyey xubnaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wajiga labad ee shirka dib-u heshiisiinta beelaha Jubbooyinka oo dhawaan...

Kismaayo[RBC Radio]Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose saldhigna uu ah maamulka Jubba,xilligaan waxaa ka socda diyaar garoow loogu jiro sidii uu uqabsoomi laha wajiga labad ee shirka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukuumadda Soomaaliland oo beeniyey inay fara-geliso garsoorka [War-saxaafaded]

Xukuumadda madaxweyne Siilaanyo oo iska fogeysa inay faragalinayso garsoorka Hargeysa[RBC Radio]Sida lugu sheegay qoraal ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xassan Sheekh oo kulan la qaatay wafti ka socda dalka Uganda[Sawirro]

Muqdisho[RBC Radio]Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay guddiga difaaca iyo arrimaha gudaha ee baarlamaanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidanka Itoobiya oo Laga Dhigay “Qeybta 5aad” ee Hawlgalka AMISOM, Lana...

Muqdisho (RBC) Sida ay sheegeen saraakiisha taliska AMISOM ee hoostaga Midowga Afrika, ciidamada Itoobiya ee dhowaan ku soo biiray hawlgalka AMISOM ayaa laga dhigay waaxda 5aad ee hawlgalka iyadoo ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qarxis oo gurmad la gaarsiiyay (Sawirro)

Garoowe (RBC RADIO) Magaalada Qarxis oo in dhawaaleba Xarun u ahayd dadkii Duufaanadu ku Asiibeen Gobolada Puntland  waxaa la gaarsiiyay Deeq Lacag ah oo aywaday Hay’ada kaalo ayna usoo dhiibtay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shil Baabuur oo Saddex Haween ay ku Dhinteen oo Ka Dhacay Magaalada Baydhabo

Baydhabo (RBC) Ugu yaraan saddex haween ah ayaa ku geeriyootay gudaha magaalada Baydhabo kadib markii maanta shil baabuur uu ka dhacay gudaha magaalada. Baabuur nooca NOAH ah oo ay dadkaasi saarnaayeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Amaanka Caasimada Puntland oo sidii hore ka duwan (Warbixin).

  Garoowe  (RBC RADIO) Caasimada Puntland ee Garoowe wax wayn ayaa iska bedelay Amaan Sugideeda Habeenadii ugu dambeeyey waxaana laso dhoobay Daafaha Magaalada Ciidan Darees gaar ah wata kuwaasi oo ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo maanta kulan la yeeshay Ganacsatada...

Boosaaso(RBC Radio) Rugta Ganacsiga Iyo Wershadaha Dowladda Puntland iyo dhammaan ganacsatada oo Iskaashanaya ayaa maanta kulan soo dhaweyn iyo wadashaqeyn u sameeyey Wasiirka Maaliyadda,Kuxigeenkiisa...

View Article
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live


Latest Images