Quantcast
Channel: Wararka – RBC Radio
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiisada siyaasaddeed ee u dhaxeysa Puntland iyo Soomaaliland oo cirka isku...

Ciidamo ka tirsan Soomaaliland oo la soo dhoobay Sanaag/ Sawir hore Badhan[RBC Radio]Waxaa isi soo taraysa xaaladda kacsananta u muuqata ee u dhaxeysa dowladda Puntland iyo maamulka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

NICHOLAS KEY oo Walaac ka Muujiyey Xiisada u dhaxeysa Puntland Iyo Somaliland

Nicholas Kay Nairobi (RBC Radio) Ergayga Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa ka hadlay markii u horeysay Xiisada ka aloolsan gobolka Sanaag ee u dhaxeysa Puntland iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

XOG: Madaxweynaha Puntland Dr Gaas Oo Sheegay in Somaliland garab siiso...

Madaxweyne Gaas Boosaaso(RBC Radio) Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa maanta ka dhawaajiyey in maamulka Somaliland garab siiyo Ururka Al-Shabaab ee ku sugan buuraha Golis. Madaxweynaha Puntland Dr...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mu’asasada Al-Minhaaj oo Xaflad Sagootin iyo Maamuusid u Sameeyey Qoraa...

Boosaaso (RBC Radio) Mu’asasada Al-Minhaaj ee Dacwada iyo horumarinta diinta Islaamka  ayaa maanta Xaflad sagootin iyo maamuusid u sameysay Qoraa Cabdifitaax Maxamuud Ducaale(Cajab). Xafladda lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Da’yar diblomaasiyiin Soomaali ah oo tababar uga furmay dalka Turkiga (Sawirro)

Ankara, March 25, 2014- Ilaa iyo 10 diblomaasi da’yar oo Soomaali ah ayaa maanta tababar muddo hal todobaad socon doona uga furmay Akadeemiyadda diblomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada ammaanka maamulka Jubba oo gacanta ku dhigay nimankii dilay Ugaas...

Ugaas Maxamed Xuseen Haafow Kismaayo[RBC Radio]Baaritaanno ay sameeyen ciidamada ammaanka maamulka Jubba ayaa waxaa ku suuragashay in lugu soo qabtay labo nin oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen dil...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Codsi: Fadlan Caawi Caruurtan gurmadka u baahan (Sawirro).

Garoowe (RBC RADIO) Shiikh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo ka mid ah culimadda ugu caansan Somalia ayaa ku baaqay in lasoo caawiyo caruur shan ah oo dhibaato ka qaba dhanka indhaha iyo maskaxda oo gudaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

AMISOM oo digniin u dirtay dhinacyada isku haya Baydhabo

Baydhabo[RBC Radio]Kaddib dibadbaxyo iyo iska hor imaadyo dhexmaray dhinacyada shirarka uu ugu socda Baydhabo xilligaan waxaa farrin digniin ah dhinacyada u diray ciidamada nabad ilaalinta AMISOM gaar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cali Xaaji: Isku mid ma noqon karaan Shahaadooyinka Dugsiyada Sare ee DFS iyo...

Garoowe (RBC RADIO) Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Barbaarinta Dowladda Puntland Mudane Cali Xaaji Warsame ayaa sheegay in aysan is shabihi Karin Shahaadooyinka laga qaato Dugsiyada Sare ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Illaa 200 Da’yar Ciyaartoy ah oo Tababar Kubbada Cagta Loogu Soo Xiray...

Muqdisho (RBC) Gudiga Olombikada qaranka Soomaaliya ayaa iyaga oo fulinaya balanqaadyadooda ku aadan horumarinta Sportiga dalka,dhinacwalba  waxaa ay garoonka dugsiga Jabuuti oo dhowaan loo aqoonsadey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaaradda ganacsiga oo farrin u dirtay ganacsatada Puntland[Dhageyso]

Maxamuud Xasan Soocade Garoowe[RBC Radio]Wasaaradda ganacsiga iyo warashadaha dowladda Puntland ayaa digniin u dirtay ganacsatada Puntland,waxaana sidoo kale wasiirka wasaaradda uu ka warramay qorsha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG:Xukuumadda Soomaaliya oo ku dhawaaqday inay dhisayso maamulka...

Raysul wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Muqdisho[RBC Radio]Markii ugu horreeysay war ay warbaahinta gudaha magaalada Muqdisho baahisay,waxaa  lu sheegey in dowladda faderaalka go’aamisay inay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Ganacsatada ku sugan Boosaaso(Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa Madaxtooyda Bosaso fiidnimadii xalay kula kulmay masuuliyiinta rugta ganacsiga iyo qaybaha kala duwan ee ganacsatada Puntland....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirweynihii Jaamacada Carabta oo ka furmay Kuwait

Kuwait[RBC Radio]Magaalada Kuwait waxaa maanta ka furmay shirweynaha sannad walba yeeshan madaxda dalalka Carbed,waxaana sannadkan looga hadlaya arrimo badan oo la xiriira xaaladda ka taagan waddamada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Soo dhawayn xoog leh oo carmo looga diyaariyey Madaxweynaha Puntland.

Garoowe (RBC RADIO) Sida uu Raxanreeb u xaqiijiyay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland Deeq Sulaymaan Faarax magaalada Carmo ee ka tirsan Gobolka Bari waxaa isu soo baxay dhamaan dadwaynaha daga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo sheegtay Xiliga Lagu Dhawaaqayo Shirkada ku guuleysatay dhismaha...

Wasiirka Duulisya Hawada Xasan Xaaji Boosaaso(RBC Radio) Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland Xasan Xaaji Siciid ayaa shaaca ka qaaday xiliga lagu dhawaaqayo Shirkadda ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Gaas oo codsaday in Kulan aan Caadi ahayn ay isugu yimaadaan...

  Garoowe (RBC RADIO) Sida uu Saxaafada u Xaqiijiyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Mudane Siciid Xasan Shire wuxuu Madaxweynaha Dowladda Puntland ka codsaday Gudoonka Baarlamaanka in Kulan aan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muuqaal: Puntland oo Shaacineysa Wakhtiga la Dhisayo Airporka Bosaso

___________ RBC Radio Use Facebook to Comment on this Post

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG:Madaxweynaha Puntland oo booqasho kadis ah ku tagay buuraleyda...

Madaxweynaha Puntland Dr C/wali oo Gal-gala Booqdey Boosaaso[RBC Radio]Booqasho an horay loo shaacin ayaa madaxweynaha dowladda Puntalnd Dr C/wali Maxamed Cali Gaas,waxuu ku tagay buuraha Gal-gala oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka Somaliland oo baaq Nabadeed u diray Madaxweynaha Puntland Dr...

Saleebaan Maxamuud Aadan Hargeysa(RBC Radio) Guddoomiyaha Gollaha Guurtida ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas in uu ilaaliyo Nabada deegaanada u dhaxeeya...

View Article
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live


Latest Images