Madaxweyne Dr Cabdiweli oo la kulmay qaar kamid ah Safiirada Midowga Yurub...
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa galabnimadii Arbacada oo taariikhdu ahayd 26,03,2014 waxa uu kulan gaar ah la qaatay danjirayaal ka tirsan Dowladaha Reer Yurub iyo...
View ArticleDr Cabdiweli Gaas oo Xariga Ka Jaray Wadooyin,Booqdayna deegaanka Qaw iyo...
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas oo ay weheliyaan qaar ka mid ah golihiisa wasiirada, gudoonka Gobolka Bari Cabdi-samad Max’ed Gallan, Duqa Degmada Bosaso Xassan Cabdalla...
View ArticleDowladda Uganda oo shaaca ka qaaday inay dib u celinayso qaxootiga dalkeeda...
Kampala[RBC Radio]Wasiirka maareynta masiibooyinka dowlada Uganda,Hillary Onek ayaa markii ugu horreeysay shaaca ka qaaday qorsho ay dowladda Uganda ku doonayso inay dib u celiso malaayin qaxooti ah...
View ArticleVIDEO:Xildhibaan Xidig oo wasiirka arrimaha gudaha iyo taliyaha ciidanka...
Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig Muqdisho[RBC Radio]Mudane ka tirsan baarlamaanka dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa dhaliil xooggan usoo jeediyey wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ku soo labtay
Muqdisho[RBC Radio]Madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaweyd dib ugu soo labtay Muqdisho,kaddib socdal shaqo oo maalmo qaatay oo uu ku jogay dalka Kuwait....
View ArticleWasaaradda arrimaha gudaha oo xilkii ka qaaday mas’uuliyinta degmada Afgooye
Wasiirka arrimaha guddaha oo xilalkii ka qaaday maamulka Afgooye Muqdisho[RBC Radio]Qoraal uu ku saxiixna wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya, C/llaahi Goodax Barre ayaa xilalka looga...
View ArticleJaamacada PSU Faraceeda Magaaladda Boosaaso oo Yeelatay Hoggaan Cusub (Sawirro)
Boosaaso(RBC Radio) Waxaa maanta ka dhacay xarunta Jaamacada PSU ee magaaladda Munaasabad ballaaran oo ay xilalka kula kala wareegayeen Hoggaanka sare ee Boosaaso. Munaasadabada xilalka lagula kala...
View ArticleCabdi Qaybdiid:”Al-Shabaab waxay isku soo aruursaden Gaalkacyo tabar an isaga...
Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid Gaalkacyo[RBC Radio]Cabsida laga qabo in dagaal-yahanno ka tirsan Al-shabaab ay soo gaaran magaalada Gaalkacyo iyo deegaannada kale ee nabdoon ayaa ah mid isi soo...
View ArticleMadaxweyne Dr Cabdiweli Gaas Iyo Waxgaradka deegaanka Bander-ziyaad ee Qaw oo...
Boosaaso(RBC Radio) Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo gaaray deegaanka Bander-ziyaada ee Qaw ayaa soo dhaweyn ballaaran kala kulmay dadka deegaanka. Guddoomiyaha degmada...
View ArticleRaysul wasaaraha iyo wafdigiisa oo dalka dib ugu soo laabtay[Sawirro]
Muqdisho[RBC Radio]Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii magaalada...
View ArticleMadaxweynaha Kenya oo la kulmay ganacsatada Soomaalida Kenya[Sawirro]
Nairobi[RBC Radio]Xaafadda Eastleigh ee magaalada Nairobi,waxaa kulan dheer ku qaatay ganacsatada Soomaalida ee dalka iyo madaxweynhaha Kenya Uhuru Kenyatta. Kulanka labada dhinac waxaa lugu...
View ArticleDowladda Soomaaliya oo sheegtay inay sii wadi doonto howlgalka ka dhanka ah...
Jen.Daahir Aaden Cilmi (Indho-arsho) Muqdisho[RBC Radio]Ciidamada dowladda oo garabsanaya kuwa AMISOM,ayaa bilowgi sannadkan si toos ah u bilaabay howlgal ka dhan ah Al-shabaab,waxaana xilligan...
View ArticleDEG DEG: Fawsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo Ku Biirtay Baarlamaanka Federaalka...
Muqdisho (RBC) Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda dawlada federaalka Soomaaliya Fawsiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa maanta si rasmi ah ugu biirtay baarlamaanka federaalka ee dalka sida lagu cadeeyay...
View ArticleUrurka Al-Shabaab oo saddex ruux ku toogatay Baraawe
Baraawe[RBC Radio]Xarakadda Al-shabaab ee ka dagaallanta dalka ayaa degmada Baraawe ku toogtay saddex nin oo lagu eedeeyay inay la shaqeynayeen hey’adda nabad-suggida dowladda faderaalka Soomaaliya....
View ArticleBaarlamaanka Soomaaliya oo kulan xasaasi ah kuleh Muqdisho iyo waddooyinka...
Muqdisho[RBC Radio]Baarlamaanka dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa bilo fasax ah kaddib waxaa ay maanta yeellan doonan kulan xasaasi ah oo ay arrimo badan uga doodi doonan. Fadhiga maanta u furmaya...
View ArticleDowladda Soomaaliya oo Kenya ugu baaqday inay dib u eegis ku sameyso go’anka...
Cabdiraxmaan Ducaale Beyle Nairobi[RBC Radio]Kaddib markii dhawaan wasaaradda arrimaha gudaha Kenya ay shaaca ka qaaday in dib loo celiyo dadka qaxootiga ah ee ku nool magaalooyinka waa weyn ee dalka...
View ArticleBaarlamaanka oo Bilaabay ka Doodista Miisaaniyada Iyo Xildhibaano Mooshin Ka...
Muqdisho (RBC) Kulankii baarlamaanka Soomaaliya oo qeyb ka ah kalfadhiga afraad ee baarlamaanka ayaa maanta ka furmay xarunta shirarka ee baarlamaanka, iyadoo ay soo xaadireen 144 mudane sida uu...
View ArticleWasiirka Deegaanka Puntland oo Garoowe kusoo laabtay (Sawirro).
Garoowe (RBC RADIO) Wasiirka Deegaanka Daaqa Dalxiiska iyo Doorjoogta Dowladda Puntland (DDDD) Mudane Guuleed Saalax Barre oo Socdaal uu ku tagay Kenya kadib Dalka kusoo laabtay wuxuu Raxanreeb u...
View ArticleMadaxweynaha Dowladda Puntland oo Garoowe soo gaaray.
(Garoowe RBC RADIO) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane C/Wali Maxamed Cali Gaas ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Garoowe isaga iyo Msuuliyiintii la socotay, Duleedka Magaalada waxaa uga hortagay...
View ArticleHabka ugu haboon ee aad u kasban karto qalbiga lamaanahaaga (Q.5aad) W/Q Sh....
Habka ugu haboon ee aad u kasban karto qalbiga lamaanahaaga (Q.5aad) Sh. Ahmed Dheeli. awdheeli2000@yahoo.com Maarso 29 2014 Dhibaatooyinka keeni kara inaad kasban waydo qalbiga xaaskaaga. Sh. Ahmed...
View Article