Quantcast
Channel: Wararka – RBC Radio
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururka Al-Shabaab oo qirtay in deegaanno muhiim ah laga saaray

Ceel Cade [RBC Radio]Xarakadda Al-shabaab ee dagaalka kula jirta ciidamada dowladda iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM,ayaa markii ugu horreeysay qiratay in deegaanno muhiim ah gacantooda laga la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ammaanka deegaannada Puntland oo la xoojinayo[Warbixin]

Gaalkacyo[RBC Radio]Inta badan amniga magaalooyinka Puntland ayaa xilligan u muqda inuu yahay mid la xoojiyey,halka saraakil ka tirsan ciidamada ay sheegen inay shaki ka qabaan in dagaal-yahanno...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Miisaaniyada Dawlada oo Berito ku eg Iyo Baarlamaanka oo Amray Bangiga Dhexe...

Muqdisho (RBC) Iyadoo maalintii shalay xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya loo qeybiyey miisaaniyadii ay keentay xukuumadda raysal wasaare C/weli Sheekh Axmed ayaa waxaa haddana soo baxaya in guud...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin ka hadlaysa ciidamada badda Puntland[Akhriso]

Ciidamada badda ee Puntland[PMPF] Boosaaso[RBC Radio]Ciidamada badda ee Puntland,kuwaaso loo yaqaano PMPF-training,waxaa la dhisay sanadkii 2010 iyagoo taageero ka helaya dowladda Isu-tagga Imaaraadka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG:Madaxweynaha Soomaaliya oo Baydhabo u ambabaxay

Muqdisho[RBC Radio]Madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaweyd u dhoofay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Booqashada Baydhabo,waxaa madaxweynaha ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faahfaahin: Bannaanbax Weyn oo Ka Socda Magaalada Baydhabo Iyadoo uu ku Sugan...

Baydhabo (RBC) Bannaanbax weyn ayaa ka socda magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay halkaasoo uu ku sugan yahay wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha dawlada federaalka Xasan Sheekh Maxamuud. Wafdiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

UNHCR:Dagaallada koonfurta Soomaaliya ka socda waxaa ku barakacay 12,000

Dagaallada ka dhaka ah Al shabaab oo barakac xoogleh dhaliyey Nairobi[RBC Radio]Tiradii ugu badneed ayaa xilligaan la sheegay inay ka carareen deegaannadoodi kaddib markii howlgallo xooggan ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kalfadhigii aan caadiga ahayn ee baarlamanka Puntland oo maanta dib loo...

Siciid Xasan shire Garoowe[RBC Radio]Guddoonka baarlamaanka Puntlan ayaa maanta shaaca ka qaaday in dib loo dhigay fadhigii lawada sugayey ee maanta lugu ballan-sana inay baarlamaanku yeeshan. Maanta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe kula shiray mas’uuliyin ka socdey shirkad...

Garoowe[RBC Radio] Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin ka socday shirkad laga leeyahay dalka Chaina shirkadaas oo lagu magcaabo Chaina Civil...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi Dawlada Federaalka oo u Duulay Turkiga Iyo Wadahadalkii Somaliland oo...

Muqdisho (RBC) Wafdi uu hogaaminayo wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Dawlada Federaalka Soomaaliya Siciid Jaamac Qoorsheel ayaa maanta ka dhoofay magaalada Muqdisho iyagoo u dhoofay wadanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Manhajka waxbarashada Soomaaliya oo la mideynayo

Ciise Maxamed Axmed Guraase Muqdisho[RBC Radio]Wasaaradda waxbarashada dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa xilligan wada qorsho lugu mideynayo manaahijta waxbarashada dalka,sida waxaa sheegay wasiirka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Isku dhac dhimasho sababay oo ciidamada dowladda ku dhexmaray degmada Afgooye

Afgooye[RBC Radio]Ciidamo kawada tirsan kuwa dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa maanta iska hor imaad muddo socday waxuu ku dhexmaray degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose,waxaana dagaalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG:Qarax ka dhacay xaafadda Eastleigh ee magaalada Nairobi

Nairobi[RBC Radio]Waxaa goor dhaweyd uu qarax ka dhacay xaafadda Soomaalidu degto Eastleigh ee magaalada Nairobi. Qaraxa oo ka dhacay guri gudihiisa,waxaa la sheegay in ruuxi farsameynayay walxaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raysul wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh oo berri hortagaya baarlamaanka

Guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Muqdisho[RBC Radio]Guddoonka baarlamaanka dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa dalbaday in raysul wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Indho-Guran: kama dhicidoonto Puntland wariye sharci daro lagu xiro.

Garoowe (RBC RADIO) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Isgaarsiinta Boostada iyo Hidaha iyo dhaqanka Dowladda Puntland Mudane C/Wali Xirsi Cabdulle Indhoguran oo Raxanreeb la hadlayay wuxuu sheegay in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka maaliyada Soomaaliya oo u gudbiyey baarlamaanka miisaaniyad...

Xuseen Cabdi Xalane Muqdisho[RBC Radio]Wasiirka maaliyada xukuumadda faderaalka Soomaaliya,Xuseen Cabdi Xalane ayaa maanta baarlamaanka ka hor akhriyey miisaaniyad sanadeedka xukuumadda ay ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo an wali Baydhabo gudaha u galin halkaasna caawa ku...

Baydhabo[RBC Radio]Madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ayaa la xaqiijiyey inuu caawa halka ku dhixi doonno shirarna ku qaadan doonno....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Guddoomiyaha Baarlamaanka Jawaari oo Madaxweynaha Kaga Daba-tagay...

Muqdisho (RBC) Waxaa galabta magaalada Baydhabo isaguna gaaray wafdi labaad oo uu hogaaminayo afhayeenka baarlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari kaasoo ka dabatagay wafdigii madaxweyne Xasan Sheekh...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tafsiirka Quraanka Halkaan ka Daawo

Use Facebook to Comment on this Post

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

AK party oo Guul Kasoo Hoyey Doorashooyinka Hoose Ee Turkiga

Tirinta Codadka Doorashadii Dawladaha Hoose Ee Turkiga ayaa Soo dhamaatay Saqdii dhexe ee xalay ayadoo Inta Badan ay guushu Raacday Xisbiga Talada Haya ee uu hogaamiyo Raisul Wasaare Recep Teyyip...

View Article
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live