Quantcast
Channel: Wararka – RBC Radio
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo ka warbixiyey horumarka iyo wax-qabadka...

Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Duhulow Muqdisho [RBC Radio] Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Duhulow oo maanta warbaahinta Muqdisho kula hadlayey ayaa ka warbixiyey horumarka iyo wax-qabadka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Cabdiweli Gaas oo Xariga ka jaray Waddo Isku xireysa Laamiga Iyo...

Boosaaso(RBC Radio) Madaxweynaha Dawladda Soomaaliyeed ee Puntland Proff Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray Waddo laami ah oo isu xireysa Laamiga iyo Dekedda taasoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sargaal ciidanka dowladda ka baxsadey oo maanta la diley

Tixsiile [RBC Radio] Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa maanta weerar ku qaadey deegaanka Tixsiile ee gobolka Shabeellada Hoose halkaas oo u ku sugnaa sargaal ciidanka xoogga ka tirsana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka qeyb-galaya shir dhexmaraya...

Muqdisho [RBC Radio] Magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya waxaa maanta ka ambabaxey wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya,waxuuna shir uga qeyb-galaya dalka Shiinaha . Cabdiraxmaan Ducaale Beyle...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaamacadda Muqdisho oo lagu soo Bandhigay Daraasadihii Cilmibaarista ee ay...

Jaamacadda Muqdisho waxa ka socda hawlaha lagu gabagabaynayo sanad waxbarashadeedka 2013-2014 hawlahaas waxaa ka mid ah kuwo lagu sagootinayo dufcadda sanadkan qalinjabinaysa oo oh tii 14aad ee wax ka...

View Article


Daawo Video: Madaxweyne Gaas oo Bulshada Puntland ku Baraarujinaya Ka...

Use Facebook to Comment on this Post

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! (Qaybtii XIV-aad) W/Q...

Soomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! ( Qaybtii XIV-aad) Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan alle_yaqaan99@yahoo.co.uk Juunyo 01 2014 [Khilaafaadka inoo dhexeeya annaga Soomaalida wada ah, wax-walba...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’adda FAO oo dalbatey lacag wax loogu qabto dadka iyo caruurta cuna yaridu...

Nairobi [RBC Radio] Cuni yarida ka jirta Soomaaliya ayaa xilligan sabab u noqotey in hay’addaha arrimaha ka shaqeeya ee Qaramada Midoobey inay dalbadaan taageero si ay wax ugu qabtaan dadka iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliland oo loogu baaqey inay jawaab ka bixiso...

Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye,Muuse Biixi Hargeysa [RBC Radio] Guddoomiyaha xisbiga talada haya ee Soomaaliland,Muuse Biixi Cabdi ayaa si adag u sheegay in looga baahan-yahay wasaaradda arrimaha gudaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tahribayaal ku dhintey xeebaha galbeed ee dalka Yemen

Zoubab [RBC Radio] Waxaa laga heley xeebta ilaa 50-ruux oo meyd ah kaddib markii ay dooni kula degtey xeebaha galbeed ee dalka Yemen,waxaana la sheegay dadka dhintey inay isagu jiraan Soomaali iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Raysal Wasaare C/weli oo Wadajir uga Qeybgalay...

Muqdisho (RBC) Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo raysal wasaare C/weli Sheekh Axmed ayaa goordhow wadajir u tagay xarunta baarlamaanka ee magaalada Muqdisho halkaasoo kulan ay ku leeyihiin...

View Article

SH Umal oo Magaalada Boorame ku qabtay Muxaadarooyin [Daawo]

28/05/2014 oo ku beegnayd habeenkii uu ugu horaysay ee uu sheekh maxamed cabdi umal yimid magalda boorama maxaadiradii ugu horaysay uu ka galay oo ciinwaankeedu ahayd habwanaaga yeedhista diinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hoggaamiyeha wanaagsani waa horumarka Ummadda. W/Q Faarax Cabdixashi...

Hoggaamiyeha wanaagsani waa horumarka Ummadda Faarax Cabdixashi Cismaannuur (Cawl) Faaraxcismaan@gmail.com Juunyo 03 2014 Faarax Cabdixashi Cismaannuur (Cawl) ILAAHAY subxaanah watacalaa ayaa mahad oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! (Qaybtii XV-aad). W/Q...

Soomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! (Qaybtii XV-aad) Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan alle_yaqaan99@yahoo.co.uk Juunyo 03 2014 [Dad-weynihii maxaa ku dhacay?! kaalintoodu maxay tahay? yeey isku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nicholas Kay oo ballanqaaday taageero, uguna baaqay Soomaalida inay midoobaan...

Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM) WAR SAXAAFADEED 23/2014 Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo ballanqaaday taageero, uguna baaqay Soomaalida inay midoobaan si...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEGDEG: Madaxweynaha Puntland oo ka Hadlay Guddiga Dastuurka ee Federaalka...

(RBC Radio) Madaxweynaha Dawladda Soomaaliyeed ee Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Guddiga madax bannaan ee Dastuurka oo ay dhawaan magacowday Dawladda Federaalka ee Soomaaliya. Madaxweynaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Markii ugu Horreysay Caddeeyay Khilaafka...

Muqdisho (RBC) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta markii ugu horreysay caddeeyay khilaafka u dhexeeya iisaga iyo raysal wasaaraha xukuumadda C/weli Sheekh Axmed isagoo sheegay in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

FBI Marekanka oo baaritaan ku wada qar ka mid ah Soomaalida ku nool Minnesota

Minneapolis [RBC Radio] Hay’adda Marekanka u qaabilsan dembi-baarista ee FBI ayaa shaaca ka qaadey inay socdaan baaritaan dheer oo ay ku sameynayso xubno ka mid ah Soomaalida dalka Mareykanka. FBI...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabey taliye ku-xigeenka hay’adda...

Cabdifitaax Ibraahim Shaaweeye Muqdisho [RBC Radio] Sida lugu xusey wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud taliye ku-xigeenka hay’adda nabad-sugidda dowladda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gabadha ka tirsan Al-Shabaab ee u dhalatey dalka Britain oo laga ogaadey...

Samantha Lewthwaite Nairobi [RBC Radio] Haweeneyda la baadi goobe ee ka tirsan Al-shabaab ayaa xilligaan waxaa soobaxaya warar xaqiijinaya halka ay ku nooshahay,waxaa la sheegay inay xilligan ku...

View Article
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live


Latest Images