Quantcast
Channel: Wararka – RBC Radio
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaaliland oo weerartay Saax-dheer iyagoo Cali Khaliif Galaydh ka baadi...

Laas-caanood[RBC Radio]Ciidamo ka tirsa maamulka Soomaaliland ayaa weerar ku qaadey deegaanka Saax-dheer oo 75-km Koonfur-galbeed kaga beegan magaaladda Laas-caanood,horay waxaa halka ugu sugnaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raysul wasaaraha Soomaaliya oo Agaasimeyaal u furay tababar kor loogu qaadayo...

Muqdisho[RBC Radio]Raysul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta Siminaar ugu furay Kuliyada Booliiska Jeneraal Kaahiye 80 kamid Agaasimayaasha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hanka dowladda C/weli iyo Camey loo baqay iyo habacsanaanta soo baxday. W/Q...

Hanka dowladda C/weli iyo Camey loo baqay iyo habacsanaanta soo baxday. Awil Abdi Farah awilabdi67@hotmail.com Maajo 17 2014 08/01/2014 waxaa doorasho taariikh ah ka dhacday dowlad goboleedka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Axmed Madoobe oo Jabuuti gaaray[Sawirro]

Jabuuti[RBC Radio]Dalka Jabuuti waxaa gaaray wafti uu hoggaaminayo madaxweynaha maamulka Jubba,halkaaso lugu soo dhaweeyey. Wasiirro ka tirsan xukuumadda Jabuuti ayaa waftigaan ku soo dhaweysay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ardadi kabaxday jamacadda PSU Garoowe sanadihii 2004 ilaa 2013 oo ku...

Garoowe [RBC Radio] Ardadii kaqalin jabisay jamacadda Puntland State University [PSU] tan iyo sanadkii 2004 ilaa 2013 ayaa maanta kulan qabsaday xarunta jamacadda ee Garoowe waxana ay ardadu halkaasi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cali Khaliif Galaydh oo beeniyey ciidamo ka tirsan Soomaaliland inay...

Dr. Cali Khaliif Gallaydh Laascaanood [RBC Radio]Ciidamo ka amar qaata Soomaaliland ayaa maanta gaaray tuulada Saax-Dheer oo 75-KM koonfur galbeed ka xigtaa magaalada Laascaanood oo xarun u ah gobolka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Puntland oo Casho sharaf u sameeyay kooxda kubadda kolayga ee...

Garoowe[RBC Radio]Madaxwaynaha Dowlada Puntland Mudane Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Casho sharaf Caawa ugu sameeyay aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garowe kooxda Garowe City oo kaalinta labaad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyaha Jaaliyadda Puntland Ee Dalka Sweden oo Ku Guulkaystay Inuu U...

Stockholm[RBC Radio]Xassan Khaliif Faarax oo ah gudoomiyaha Jaaliyadda Puntland ee Dalka Sweden ayaa si rasmi ah ugu gulaystay inuu ka mid noqdo xubnaha u tartamaya ka mid ahaanshaha baarlamaanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Siyaasada madaxweynaha Jabuuti oo la dhaliilay [Wareysi]

Xuumadda Madaxweyne Geelle oo lugu dhaliilay hab maamulkooda Madaxweynaha dalka Jabuuti,Ismaacil Cumar Geelle ayaa lugu dhaliilay siyaasada uu xilligaan ku maamullayo dalka Jamhuuriyada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’adda PDRC oo tababar usoo xirtay golaha deegaanka Gaalkacyo[Sawirro]

Gaalkacyo[RBC Radio]Hay’adda cilmi baarista Puntland ee PDRC ayaa tababar usoo xirtay golaha deegaanka degmada Gaalkacyo,waxuuna tababarku la xiriiray hormarinta shaqooyinka looga bahanyahay golahu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Arrimaha Gudaha DF Soomaaliya oo Jabiyey Mooshin Isaga Xilka looga...

Muqdisho (RBC) Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Dawlada federaalka Soomaaliya C/laahi Goodax Barre ayaa si aqlabiyad ah ugu guuleystay mooshin isaga xilka looga qaadi lahaa oo ay keeneen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! (Qaybtii VII-aad). W/Q...

Soomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! ( Qaybtii VII-aad) Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan alle_yaqaan99@yahoo.co.uk Maajo 18 2014 Nin qoyan biyo kama dhowrsado! Waa waajib saaran qof kasta oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Diyaarado dagaal oo duqeeyey saldhigyo ay Al-Shabaab ku lahaayeen Jilib

Jilib [RBC Radio]Wararka ka imaanaya magaalada Jilib oo ka tirsan gobolka Jubbada Dhexe waxaa ay soo sheegayan in halkaas ay duqeeyen diyaarado dagaal oo la sheegay in laga leeyahay dalka Kenya....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaaliland oo u dabal-degtay 18 May iyo Siilaanyo oo khudbad jeediyey[Sawirro]

Hargeysa[RBC Radio]Maamulka Soomaaliland ayaa maanta xusay 18-may oo ay u arkaan maalin muhiim ah,maadaama ay tahay maalintii ay ku dhawaaqen inay ka madaxbanaan tahay Soomaaliya 18-may 1991. Xuskan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyaha cusub ee degmada Galdogob oo ka hadlay qorshaha...

Guddoomiyaha Galdogob,Xasan Faarax Maxamed (Ayaxle) Galdogob[RBC Radio]Guddoomiyaha dhawaan la doortey ee degmada Galdogob,Xasan Faarax Maxamed (Ayaxle) ayaa markii ugu horreeysay ka hadlay qorshaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raysul wasaaraha Soomaaliya oo furay tababbar lagu soo bandhigayo tirada...

  Muqdisho[RBC Radio]Raysul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta ka qayb-galay siminnaar lagu soo bandhigayay qiyaasta tirada dadka Somalia oo ay si wadajir ah u fuliyeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

2050 Soomaaliya ma Noqon Doontaa Wadan Diimo Badan Looga Dhaqmo? W/Q Said Qaas

2050 Soomaliya ma noqon doontaa wadan diimo badan looga dhaqmo? Said Qaas qaas20@hotmail.com Maajo 19 2014 Said Qaas Taariikhda ay soo mareen wadamo dhawr ah oo Africa ku yaala iyo dunida meelo ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gar-gaar loo diray gobolka Bakool oo muddo bil ah ku xaniban Baydhabo

Baydhabo [RBC Radio] Magaalada Baydhabo waxaa muddo bil ah ku sugan dhowr gaari oo kuwa xamulka qaada ah,waxaana la sheegay inay sidaan gar-gaar ay dowladda Soomaaliya ugu tala-gashey in la garsiiyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Khilafka raysul wasaaraha iyo madaxweynaha Soomaaliya oo la beeniyey

Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya, Ridwaan Xaaji C/weli Muqdisho [RBC Radio] Dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreeysay ka hortimid inuu khilaaf ka dhex-taagan yahay raysul wasaaraha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jabuuti oo soo bandhigtay magacyada dadkii fuliyey weerarkii ismiidaaminta

Jabuuti [RBC Radio] Dowladda Jabuuti ayaa soo bandhigtay natiijada baaritaan ku aaddan qarax ismiidaamin ah oo toddobaadkii hore ka dhacay magaalada caasimadda u ah dalkaas ee Jabuuti. Madaxa dambi...

View Article
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live


Latest Images