Quantcast
Channel: Wararka – RBC Radio
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

AKHRISO: Sharciga Dhismaha Maxkamadda Dastuurka ee Baarlamanka loo Gudbiyey

SHARCI L………………: SHARCIGA DHISMAHA MAXKAMADDADASTUURKA. Qod. 1aad Abuuridda Maxkamadda Dastuurka Waxaa sharcigan lagu dhisayaa Maxkamadda Dastuurka ee Federaalka sida ku xusan Qod. 109b ee Dastuurka....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Baarlamaanka Carabta oo lagu soo gabagabeeyey dalka Masar

Qaahira(RBC Radio) Shirka baarlamaanada Carabta ayaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar,shirka oo ay Soomaaliya uga qaybgaleen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jawaari oo dhalinyaro kula kulmay xarunta Golaha Shacabka (Sawirro)

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta boqolaal dhalinyaro ah kula qaatay xarunta Golaha Shacabka kulan wadatashi ah oo ku aadan doorka iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha cusub ee maamulka Ximan iyo Xeeb oo maanta la caleemay saaray

Muqdisho(RBC Radio) Xaflad ballaaran oo lagu caleemasaarayey madaxweynaha cusub ee maamulka Ximan iyo Xeeb C/llaahi Cali Maxamed ayaa maanta lagu qabtay magaalada Cadaado ee xarunta maamulkaas,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tartanka Kubadda Gacanta Wiilasha oo Muqdisho maanta ka furmay(Sawirro)

  Muqdisho(RBC Radio) Tartanka Kubadda Gacanta wiilasha  dalkeenna Soomaaliya ayaa galabta si rasmi ah uga furmay Garoonka Luujino ee degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sheekh Aadan Siiro oo si kulul u weeraray Masuuliyiinta Maamulka Soomaaliland

Hargeysa(RBC Radio) Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada sida weyn looga yaqaano deegaanada Soomaaliland ayaa si kulul u weeraray masuuliyiinta maamulka Soomaaliland,xilli uu ka hadlayey Khudbadii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha baarlamaanka oo qiray in ciidanka dowladda ee xiligan jira aysan...

Muqdisho(RBC Radio) Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in ciidamada dowladda Soomaaliya ee xiligan jiray aysan u tababarneen ilaalinta xuquuqda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaal khasaaro dhaliyey oo ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda oo...

Badhaadhe(RBC Radio) Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa ku waramaya in deegaano ka tirsan degmada Badhaadhe ee gobolkaas uu ka dhacay dagaal culus oo dhexmaray ciidamada dowladda Soomaaliya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Axmed Macalin Fiqi:Hay’adaha amnigu wey ku fashilmeen sugidda nabadgalyada...

Rome(RBC Radio) Agaasimihii hore ee hay’adda nabad sugida qaranka Soomaaliyeed Axmed Macalin Fiqi oo xilkaa dhawaan iska casilay ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya gaar ahaan hay’adaha amnigu ay ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan looga hadlayey sugida amniga gobolka Shabeelaha dhexe oo Jowhar ka dhacay

Jowhar(RBC Radio) Masuuliyiinta maamulka gobolka Shabeelaha dhexe iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan gobolkaas ayaa magaalada Jowhar ee xarunta Shabeeaha dhexe ku yeeshay shir ay uga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo baaq u diray beelo ku dagaalamay Gobolka...

Garoowe (RBC RADIO) Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Puntland C/Rashiid Maxamed Xirsi ayaa   Baaq  u  diray Beelaha ku dagaalamaya inta u dhaxeysa Gobolada Bari iyo Karkaar isagoo ka codsaday in ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Khayraadka dalka oo baarlamaanka ka hor akhriyey hindise...

Muqdisho(RBC Radio) Wasiirka wasaaradda Khayraadka dalka ayaa maanta mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya horgeeyey hindise sharciyeedka Kalluumaysiga dalka,kulanka golaha oo uu shir gudoominayey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudiga qaran ee dowladdu ay u xilsaartay xuska Maalmaha Xoriyadda oo Faah...

Muqdisho(RBC Radio) Gudiga qaran ee dowladda Soomaaliya ay u xilsaartay xuska maalmaha Xoriyadda dalka ee 26ka Juun iyo 1da Luulyo ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed iney ka wada qayb qaataan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hogaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo maanta xafiis cusub ka...

Beledweyne(RBC Radio) Hogaanka Socdaalka  iyo Jinsiyadaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiis cusub ka furtay magaalada Beledweynee xarunta gobolka Hiiraan,munaasabadda xarigga looga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne faroole: Argagixiso iyo Dad dano kale leh ayaa is hortaagay...

Garoowe (RBC RADIO)  Madaxweynaha Puntland Dr C/Raxmaan Maxamed Maxamuud faroole ayaa sheegay in Koox Argagixiso ah ay kasoo horjeesteen in la hirgeliyo Nidaamka Asxaabta badan kuwaasi oo fawdo ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saraakiisha booliska Soomaaliya oo sheegay iney gacanta kusoo dhigeen rag ka...

Muqdisho(RBC Radio) Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya gaar ahaan ciidanka nabad sugidda ayaa gacanta kusoo dhigayrag ay sheegeen iney ka tirsan yihiin alshabaab iyo hub ay wateen oo ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sarkaal ka tirsan Ciidanka Puntland oo ku geeriyooday Dagaalkii Qardho...

Garoowe (RBC RADIO) Cabdi Jaamac Cilmi (Cabdi Dhagaf) oo  ahaa Taliyaha Ururka 1aad Ciidanka Kumaan-Doosta Puntland oo Maanta ku dhintay Dagaalkii Qardho ku dhaxmaray Koox hubaysan oo Doorashooyinka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: DFS oo sheegtay in ay ka xuntahay shaqaaqooyinka ka dhacay Puntland...

Muqodisho, July 14, 2013…. Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdon “Saacid” ayaa sheegay in DFS ka xuntahay kana tacsiyaynayso qul-quladihii ka dhacay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Generaal Cadde Muuse oo la Sheegay in uu lug ku lahaa Qulqulatadii Qardho ka...

Use Facebook to Comment on this Post

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Generaal C/llaahi Siciid Samatar: Faroole Xilka ha wareejiyo Isimadana...

Gen Cabdullaahi Siciid Samatar/Sawirka Raxanreeb.com Qardho (RBC RADIO) Generaal C/laahi Siciid Samatar oo horay Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Ciidanka booliiska uga soo noqday Puntland oo la hadlayay...

View Article
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live


Latest Images