Shirkii Somali Economic Forum ee Maalgashiga Soomaaliya 2013ka oo lagu soo...
Nairobi, 14, july 2013..Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa maalmihii 11-12 July 2013 waxaa lagu soo gabagabeeyay shir looga hadlayay maalgashiga Soomaaliya,waxaana ka soo qaybgalay...
View ArticleMadaxweyne Faroole: Geesi Go’aan Adag. W/Q Shire Sumba
Madaxweyne Faroole: Geesi Go’aan Adag Shire Sumba shiresumba@yahoo.com Luulyo 14 2013 Marka bulsho meel deggan loo bandhigayo ama la doonayo in baro wax ku cusub, waxaa caada ah in ay bulshadaas ka...
View ArticlePuntland: Ceelna uma qodna , cidina uma maqna. W/Q Farah Aw-Osman
Puntland: Ceelna uma qodna , cidina uma maqna Farah Aw-Osman awosman@gmail.com Luulyo 15 2013 Puntlandtii (Shalay): Unkistii Puntland iyo jiritaankeeduba uu faraj fiican u noqday Soomaali guud ahaan....
View ArticleAqooneey Ba’. W/Q J. A. Yasin. Cambaashe
Aqooneey Ba’ J. A. Yasin. Cambaashe jama.yasin1010@gmail.com Luulyo 15 2013 Akhristayaal waxaan qoraalkaygan usoo qaatay kaddib markii aan dhegaystey barnaamij galabta kabaxay Idaacadda VOD-da kuna...
View ArticleQar Kasoo Noqoshada Puntland. W/Q Farah Jama
Qar Kasoo Noqoshada Puntland Farah Jama farahmentor@gmail.com Luulyo 15 2013 Gobolada Puntland ee Soomaaliya waxay la daalaadhacayeen xasilooni-daro siyaasadeed muddo sannado ah, ka dib markii la isku...
View ArticleHabka ugu habboon ee doorashada lamaanahaaga. QaybtII 6aad. W/Q Sh. Axmed Dheeli
Qaybta 6aad Habka ugu habboon ee doorashada lamaanahaaga Sh. Axmed Dheeli awdheeli2000@yahoo.com Luulyo 15 2013 Gaadasho mise guri ka guursi Waxaan halkaan ula jeedaa ma waxaa haboon in aad guursato...
View ArticleCali Waran-Cadde: waxaan ka war helnay abaabul dagaal oo inooga soo wajahan...
Hargeysa(RBC Radio) Wasiirka arimaha gudaha maamulka Soomaaliland Cali Waran-Cadde oo warbaahinta la hadlay ayaa ka dhawaajiyey in maamulkoodu ay ka war heleen abaabul dagaal oo dowladda federaalka...
View ArticleGudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed SH Cismaan Jawaari oo dalbaday...
Muqdisho(RBC Radio) Gudoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed SH Cismaan Jawaari ayaa ku baaqay in arinka SH Xasan Daahir Aweys oo ku jira gacanta dowladda Soomaaliya aan loo dhigi qaab...
View ArticleSiyaasiyiin caan ah oo maalmahan waday shirar la sheegay iney ka dhan yihiin...
Nairobi(RBC Radio) Iyadoo ay maalmahan danbe soo baxayeen warar sheegaya iney magaalooyinka Nairobi iyo Kampala ay ka socdeen Shirar ay ka qaybgalayaan masuuliyiin xilal kala duwan dalka kasoo qabtay...
View ArticleQaybtii u danbeysay Ciidamada Ethiopia oo gabi ahaaba isaga baxay magaalada...
Baydhabo(RBC Radio) Qaybtii u danbeysay ee ciidamada dowladda Ethiopia ayaa maanta faarujiyey fariisimihii waaweynaa ee ay ku lahaayeen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo ay muddooyinkii u...
View ArticleMudanayaasha baarlamaanka federaalka oo cod aqlabiyad leh ku diiday Sharciga...
Muqdisho(RBC Radio) Mudanayaashaa baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa cod aqlabiyad leh ku diiday Sharciga Gardoonka oo ay usoo gudbisay wasaaradda...
View ArticleSaraakiisha ciidamada dowladda ee gobolka Baay oo faah faahin ka bixiyey...
Baydhabo(RBC Radio) Saraakiisha ugu saraysa ee ciidamada dowladda Soomaaliya ee gobolka Baay ayaa faah faahin ka bixiyey ujeedka ay ciidamada Ethiopia uga bexeen xarunta gobolka Baay ee Baydhabo,Col...
View ArticleMaamulka gobolka Hiiraan oo shacabka ka dalbaday iney kala shaqeeyaan...
Beledweyne(RBC Radio) Maamulka gobolka Hiiraan ayaa baaq u diray dhacabka ku dhaan gobolkaas,gudoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cabdi Faarax Laqanyo oo warbaahinta la hadlay ayaa ku booriyey shacabka...
View ArticleMaamulka Soomaaliland oo maanta dib u fasaxay Duulimaadyada Diyaaradaha...
Hargeysa(RBC Radio) Maamulka Soomaaliland ayaa maanta ku dhawaaqay inuu xayiraadii ka qaaday Duulimaadyada Diyaaradaha Qaramada Midoobay oo ay 2 Bilood ka hor ka mamnuuceen deegaanada uu ka arimiyo...
View ArticleBarnaamij Gaar ah oo Laga Diyaariyey Sida ay u dhacday Aaska AUN Boqor...
Boosaaso[RBC Radio] Barnaamijkan oo soo koobaya hannaaankii uu u dhacay aaska Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse ayaa waxa diyaariyay Wariye Cabdiqani Cabdullaahi Cabdi. Faafinta: RBC Radio and...
View ArticleUrurka UDAD: Shaqaaqadii ka dhacday Magaaladda Qardho Xukuumadda Puntland...
Siciid Faarax MaxamedGuddoomiyaha Ururka UDAD Goldagob[RBC Radio] Waxaa ururka UDAD isagoo aad iyo aad uga xun dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Qardho, kana tiiraanyaysan dilakii dhacay soo...
View ArticleWAX KA DHEH: Sawir Gacmeedka Amiin Caamir “Faroole, Baadiyoow, Geedi iyo...
Use Facebook to Comment on this Post
View ArticleIsbeddel ummadeed. W/Q Kawsar Abdirizak Abdi
Isbeddel ummadeed Kawsar Abdirizak Abdi kawsarcc@gmail.com Luulyo 16 2013 Marka ummad isbeddel ku dhacayo wuxuu marka hore ka bilowdaa in qofafkeedu isbeddelaan. Inuu qofku isbeddelana waxay ka...
View ArticlePuntland waynu wada samaysanay, wanuna wada badbaadin karnaa. W/Q Ismail Adam...
Puntland waynu wada samaysanay, wanuna wada badbaadin karnaa. Ismail Adam Dirie Gudoomiyaha Ururka Iftiimin ismailadamdirie@gmail.com Luulyo 16 2013 Ismail Adam Dirie Ugu horayn waxaan tacsi u dirayaa...
View ArticleXiligii Faroole D.F maxkamad geeyn laheeyd sow maaha. W/Q Dr.Ali.A.Hirabe
Xiligii Faroole D.F.maxkamad geeyn laheeyd sow maaha. Dr. Ali A Hirabe Hirabe_a@hotmail.com Luulyo 16 2013 Dr. Ali. A. Hirabe Haddii aayan ka hadal dowlada federaalka gumaadka Faroole ka wado dhulka...
View Article