Gudoomiyaha degmada Heliwaa Cumar Cabdulle Jacfaan oo iska fogeeyey eedeymo...
Muqdisho(RBC Radio) Gudoomiyaha maamulka degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir ayaa iska fogeeyey eedo loo soo jeediyey oo la xiriiray in ciidan isaga ka amar qaatay ay barakicin iyo dhibaatayn ku yahaan...
View ArticleXildhibaan ka tirsanaa mudanayaashii baarlamaankii KMG oo ka digay dhibaato...
Muqdisho(RBC Radio) Siyaasiga Maxamuud Weheliye Waqaa oo ka mid ahaa mudanayaashii baarlamaankii kumeelgaarka ahaa ee Soomaaliya ayaa ka digay waxa uu ku sheegay dhibaato ay qaranka Soomaaliyeed la...
View ArticleTaliska AMISOM oo shaaca ka qaaday iney xaqiijin doonaan amniga magaalada...
Muqdisho(RBC Radio) Taliska ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa ka dhawaajiyey iney ka go’an tahay xasilinta amniga magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose,afhayeenka...
View ArticleWasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/xakiin Maxamuud Fiqi oo u ambabaxay...
Muqdisho(RBC Radio) Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda federaalka SoomaaliyaC/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa maanta u ambabaxay wadanka Ethiopia,waxaana wasiirka garoonka kusii sagootiyey masuuliyiin...
View ArticleWasiirka Maaliyadda oo furay kulan wadatashi qiimaynta nugaylka dalka ee New...
Muqdisho, Luuliyo 16, 2013…Wasiirka Maaliyadda iyo Qorsheynta dawladda federaalka ee Soomaaliya mudane Maxamuud Xasan Suleebaan oo uu weheliyo wasiir ku-xigeenka wasaarada Mudane Abuukar Sheekh Cabdi...
View ArticleOdayaasha Dhaqanka iyo Waxgaradka oo Xukuumadda Puntland Ku eedeeyey...
Qardho[RBC Radio] Kulan ay maanta ku yeesheen magaaladda Qardho ee xarunta gobolka Karkaar Odayaasha,Siyaasiyiinta,Aqoonyahanada iyo bulshada rayidka ah ayaa Xukuumadda Puntland ee Madaxweyne...
View ArticleXukuumadda Puntland oo Loo soo Jeediyey Cambaareyn Dagaalkii ka dhacay...
Qardho(RBC Radio) Xukuumadda Puntland ee Madaxaweyne Cabdirixmaan Faroole ayey Odayaashu gobolka Karkaar ku eedeeyeen iney mas’uul ka tahay dhibaatadii ka dhacday magaaladda Qardho 14-kii bishan July...
View ArticleHiraaboow ma waxaad jeclaan laheyd in Faroole la keeno Maxkamaddii gabadha...
Hiraaboow ma waxaad jeclaan laheyd in Faroole la keeno Maxkamaddii gabadha miskiinta ah kufsiga & xarigga isugu dartay?!. Farah Warsame Melbourne, Australia Bile1971@hotmail.com Luulyo 16 2013...
View ArticleDowladda Ireland oo magangelyo siisey qaxooti Soomaali ah
Malta [RBC Radio]War saxaafadaed kasoo baxay xafiiska R/wasaaraha jasiirada Malta ayaa lugu caddeyey in tiro ka mid ah Soomaalida qaxooti ku ah Malta inay magangelyo ka helen dowladda Ireland. Illaa...
View ArticleCatherin Ashton oo faah faahin kabixisey shir logahadlayo arrimaha Soomaalida...
Brussels [RBC Radio]Iyadoo lugu wado in bisha September ee sanadkan 2013 uu ka furmo magaaladda Brussels ee xarunta dalka Belgium shir loga hadlayo arrimaha Soomaalida kaaso la sheegey inuu qaas u...
View ArticleHay’adda MSF oo ku talisey inan dib loocelin qaxootiga Soomaalida ee kunool...
Nairobi[RBC Radio]War kasoo baxay hay’adda dhaqaatirta an xuduuda laheyn ee MSF ayaa waxaa lugu sheegey in wax haboon aysan ahyen in xiligaan dib loo celiyo qaxootiyada Soomaali ah ee ku xareesan...
View ArticleIn aad Masuuliyad Qaadid Garrashaa ka Horreysa. W/Q C/Qaadir X Cabdi Cumar
In aad Masuuliyad Qaadid Garrashaa ka Horreysa C/Qaadir X Cabdi Cumar Shaakir1977@hotmail.com Luulyo 17 2013 Culimada bulshadda waxa ay isku raaceen, Ummadii markay wada sinaadaan way burburaan sid oo...
View ArticleQardho & Gaalkacayo Qaylo dheeraa! Ma Saxan saxo roob baa ku saaqday?. W/Q...
Qardho & Gaalkacayo Qaylo dheeraa! Ma Saxan saxo roob baa ku saaqday? Shiine Culay shiine.culay@gmail.com Luulyo 17 2013 1991 Markii ay burburtay Dowladii dhexe ee Soomaaliya laguna guuldaraystay...
View ArticleAragtida Suxufiyiinta ee ku aaddan in Dib u sixid lagu sameeyo Hindise...
Aragtida Suxufiyiinta ee ku aaddan in Dib u sixid lagu sameeyo Hindise sharciyeedka Saxaafada Qodobka 4aad Warbaahinta Gaar ahaaneed 1. Waxaa loo oggol yahay in warbaahin gaar ahaaneed ay furan karaan...
View ArticleWar-Murtiyeed: Mowqifka NUSOJ ee Hindise Sharciyeedka, iyadoo Xaqiijineysa...
War-Murtiyeed: Mowqifka NUSOJ ee Hindise Sharciyeedka, iyadoo Xaqiijineysa Xorriyada Hadalka iyo Midda Saxaafadda. July 16, 2013 Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) oo ah hay’ad qaanuuni...
View ArticleMaamulka gobolka Hiiraan oo fariin culus u diray ciidamada booliska ah ee ka...
Beledweyne(RBC Radio) Maammulka gobolka Hiiraan ayaa digniin u diray ciidamada booliska ah ee ka hawlgala gobolkaas gaar ahaan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Gudoomiyaha maamulka...
View ArticleWasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo addis ababa kula kulmay dhigiisa dalka...
Addis ababa(RBC Radio) Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi oo shalay gaaray magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Ethiopia ayaa halkaa kulamo kula...
View ArticleDEG DEG: Ciidamo ka tirsan kuwa dolwadda oo Dhaawac u geytay gudoomiye ku...
Baydhabo(RBC Radio) Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa ku waramaya in maanta Duhurkii ciidan ka tirsan kuwa dowladda federaalka Soomaaliya ay bartamaha magaalada...
View ArticleMaamulka gobolka Banaadir oo sheegay inuu meel wanaagsan marayo qorshe lagu...
Muqdisho(RBC Radio) Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay inuu meel wanaagsan u marayo qorshaha ay ku doonayaan iney ku xaqiijiyaan amniga magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya afhayeenka...
View ArticleMasuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir oo Kormeeray degmooyin ka...
Muqdisho(RBC Radio) Masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta Kormeer hawleed ku tagay qaar kamid ah xarumaha degmooyinka magaalada Muqdisho oo ay ka socdaan Mashruuca Danguud ee dib...
View Article