Quantcast
Channel: Wararka – RBC Radio
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Shire Xaaji oo Sheegay in uu wax ka...

Wasiirka Maaliyadda Puntland Shire Xaaji Faarax Boosaaso(RBC Radio) Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Shire Xaaji Faarax ayaa maanta sheegay in ilaha dhaqaale ee Puntland ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG:Shirkii Golaha Wasiirada oo goor dhaweyd soo dhammaaday Go’aamana...

Shirka golaha wasiirrada Soomaaliya oo goor dhaweyd soo gaba-gaboobey Muqdisho[RBC Radio]Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa gudoomiyay shir aan caadi ahayn oo caawa lagu soo gaba gabeeyay xarunta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaarihii Hore Saacid “Waan ka Tacsiyaynayaa Khasaarihii Weerarka...

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Ugu horeyn, waxaan dhaleecaynayaa weerarka iyo xasuuqa waxashnimadaa ee ay kuwa nabad-diidka ah ku qaadeen xarunta madaxtooyada Soomaaliya. Kadib, waxaan u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddi wasiiro ah oo loo saaray in 5-maalmood kusoo ogaadaan weerarkii...

Golaha wasiirrada oo qaatay shirkoodi ugu adka Muqdisho[RBC Radio]Shir saacado badan qaatay oo ay xalay yeeshen golaha wasiirrada Soomaaliya,ayaa waxaa lugu magacaabay guddi wasiirro ah kuwaaso la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciyaaraha: Kooxda Kubbada Koleyga Heegan oo Garaacday Dekedaha Kadib Ciyaar...

Muqdisho (RBC) Iyadoo weli si xiiso leh garoonka kubadda koleyga ee Wiish Ex Lugino degmada C/casiis uga soconayo horyaalada kubadda koleyga ee kooxaha heerka 1aad & 2aad ayaa waxaa shalay galab...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyaha gobolka Mudug oo sheegay in dhawaan la dhisi doonno golaha...

Maxamed Yuusuf Jaamac (Tigey) Gaalkacyo[RBC Radio]Guddoomiyaha gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac (Tigey)ayaa sheegay in dhawaan la dhiso doono golaha deegaanka ee Gaalkacyo, isla markaana degmadu ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hawlgalada amniga lagu sugayo oo ciidamada dawlada weli ay ka wadaan...

Muqdisho (RBC) Waxaa magaalada Muqdisho weli ka soconaya hawlgalka ay ciidamada amaanka ee dawlada ka wadaan qaar ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho. Hawlgaladan oo xooga ka socda degmooyinka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Bannaanbax qeyb ka ah baaqii Golaha Wasiirada oo lagu cambaareynayo...

Muqdisho (RBC) Waxaa goordhow magaalada Muqdidho ka bilawday dibadbax lagu taageerayo hawlgalada ciidamada laguna cambaareynayo ururka Al Shabaab kaasoo uu qabanqaabiyey maamulka gobolka Banaadir....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Gaas oo Itoobiya u duulay (Sawirro+Warsaxaafadeed)

                                                                                                                                                 WAR-SAXAAFADEED Axad 23 February, Garowe:-  Madaxweynaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi: NUURO CISMAAN JILICOW

INAA LILAAHU WAA INAA ILAAHI RAAJUCUUN WAXAAN TACSI TIIRAANYO LEH UDIRAYNAA ILMA XASAN KOORYE NUUR OO KALA AH AHMED,SAAFI,ADEN,DEEQA OO ALLAAH HA U NAXARIISTEE HOOYADOOD NUURO CISMAAN JILICOW AY KU...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogeysiis: 3 Shaqo ka oo ay ka Banaan tahay hay’ada PDRC

JOB VACANCY FOR FEMALE CANDIDATE PDRC is seeking Three (3) female Research Assistants. Requirements: The interested female candidates must demonstrate the following requirements: 1) A degree in Social...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raysal Wasaaraha DF Soomaaliya oo Ka Qeybgalay Dibadbaxii Lagu...

Muqdisho (RBC) Raysal wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed iyo xubno ka mid ah golihiisa wasiirada  ayaa maanta ka qaybgalay banaan-bax lagu taageerayo nabadda,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Ganacsiga Dowladda Puntland oo maanta Xaflad Soo Dhaweyn ah u...

Boosaaso(RBC Radio) Waxaa maanta lagu qabtay xarunta Rugta Ganacsiga Iyo Wershadaha dowladda Puntland Xaflad lagu soo dhaweynayo Wasiirka Ganacsiga Iyo Wershadaha Puntland Mudane Maxamuud Xasan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

AMISOM:Al-Shabaab waxan ugu tagayna halka ay saldhigyada ku leeyihiin

Korneyl Cali Aadan Xumad afhayeenka ciidamada AMISOM Muqdisho[RBC Radio]Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa xilligaan war ka soo baxay waxaa lugu sheegay inay ka go’antahay kordhinta dagaalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG:Taliyaha saldhigga degmada Galdogob oo bartamaha magaalada lugu dilay

Allaha u naxaristo,Taliyaha geryoodey Muumin Maxamed Muumin Galdogob[RBC Radio]Sida ay Raxanreeb goor dhaweyd u xaqiijiyeen maamulda degmada Galdogob iyo qar ka mid ah shacabka degmada bartamaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Burcad-baddeed afduub u haysata labo Injineer oo u dhalatay dalka Kenya oo...

Andrew Mwangura Nairobi[RBC Radio]Sida lugu sheegay war ka soo baxay madaxa hay’adda Kenya ugu qaabilsan gurmad-siinta Maraakiibta, Andrew Mwangura koox Burcad-baddeed ah ayaa xilligan dalbatay in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo Muqdisho ku soo labtay

Mustaf Sheekh Cali (Dhuxulow) Muqdisho[RBC Radio]Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya muddo kaddib ku soo laabtay wasiirka  warfaafinta xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raysul wasaare C/wali iyo guddiga amniga baarlamaanka oo shir xasaasi ah...

Jeylaani Nuur Iikar Muqdisho[RBC Radio]Xarunta Villa Hargeysa ee ku dhex-taalla xarunta madaxtooyada Soomaaliya,waxaa lugu qabtay shir xasaasi ah oo lugu falanqeeyey amniga Muqdisho oo dhacdooyin kala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Talyaaniga oo maamulka Jubba ugu yabohdey lacag lugu sheegay nus...

Addis Ababa[RBC Radio]Deeqdi lacageed ee ugu badned oo loogu deeqo maamulka KMG ah ee Jubba ayaa la sheegay xilligaan inay bixisey dowladda Talyaaniga. Lacag cadadkeda lugu sheegay inuu gaarayo nus...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland si diiran loogu soo dhaweeyey Addis Ababa...

Addis Ababa[RBC Radio]Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo wafdi uu hogaaminaayey ayaa gaaray si diiranna loogu soo dhaweeyey magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Ethiopia....

View Article
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live


Latest Images