Quantcast
Channel: Wararka – RBC Radio
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxda dowladda Soomaaliya oo kulan xasaasi ah Muqdisho kula qaatay wufuud...

Muqdisho[RBC Radio]Xarunta madaxtooyada Soomaaliya,waxaa kulan saacado badan qaatay uu ku dhexmaray mas’uuliyinta ugu saraysa dowladda faderaalka Soomaaliya iyo xubno beesha caalamka ka socotay....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

PHOTO NEWS: Soo dhawayntii Puntland u sameesay Safiirka Turkiga ee Soomaliya.

Use Facebook to Comment on this Post

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad Lagu Caleema-saarayey Garaadka Beesha Cabdi Kombe‘’Jambeel’’ oo Lagu...

Boosaaso(RBC Radio) Xaflad si weyn loo soo qabanqaabiyey oo lagu qabtay Hotel Bulsho ee magaaladda Boosaaso ayaa lagu caleema-saaray Garaadka ‘’Mucaawiye’’ beesha Cabdi kombe(Jambeel)....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo oo siweyn loo dayactiray[SAWIRRO]

Kismaayo[RBC Radio]Dibu-habeyn ballaaran ayaa lugu sameeyey garoonka diyaaraddaha magaalada Kismaayo oo saldhig uu ah maamulka Jubba,waxaana dib loo dhisay inta badan dhismayaasha garoonka. Indhahaaga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Puntland oo soo bandhigaysa Wax qabadka 20014ka.

Garoowe (RBC RADIO) Gelinka hore ee berito Dowladda Puntland waxay qaban doontaa Baarnaamij looga hadlayo hormarka Dowladda Tiigsan doonto Sanadan 20014ka Barnaamijkaasi oo ka dhicidoona madasha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hoggaamiye sare oo ka mid ah burcad badeeddka Puntland oo isaga baxay...

Hoggaamiye ka tirsana burcad badeedka oo isaga baxay howsha Boosaaso[RBC Radio]Mid ka mid ah hoggaamiyashi ugu sareeyey burcad badeeddka ka qowleysata xeebaha ka agdhow Puntland ayaa xilligaan si cad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda oo ku dagaallamay gobolka Bakool

Rab-dhuurre [RBC Radio]Ciidamada dowladda oo kaa shanaya kuwa AMISOM ayaa dagaal xooggan lagalay ururka Al-shabaab ee dowladda ka soo horjeeda,waxaana la sheegay dagaalka labada hdinac inuu ka dhashey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda oo sheegtay in la fududeyn doonno qaadashada Kaararka aqoonsiga...

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir, Maxamed Yuusuf Cismaan Muqdisho[RBC Radio]Maamulka gobolka Banaadir ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in xilligaan isbadal ballaaran lugu sameyn doonno habkii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

XOG: Raysul wasaare C/wali Sheekh oo qorsheyneysa in lakala qaado wasaarada...

Raysul wasaare C/wali Sheekh Axmed Muqdisho[RBC Radio]Waxaa maalmihii ugu danbeeyey soo baxayey warar sheegaya in wasaarada arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga xukuumadda Soomaaliya la kala...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaa ka jira in afhayeenkii Al-shabaab duqeyn lagu dilay?

Mijir Emanuel Chirchir Muqdisho[RBC Radio]Markii ugu horreeysay waxaa soo baxay warar sheegaya inuu geeryoodey afhayeenkii guud ee ururka xiriirka la’leh Al-qaacida ee Al-shabaab,ninka lugu magacaabo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muslimiinta Washington oo la fasixi doonno maalmaha ciidaha

Washington [RBC Radio]Tallaabo muhiim uu ah muslimiinta dalka Marekanka gaar ahaana kuwa ku nool gobolka Seattle Washington ayaa xilligaan la sheegay inay shaqooyinkooda fasax ka heli doonan maalmaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Axmed Madoobe: “Maamulka Baydhabo looga dhawaaqay waa wax iska riyo ah...

Sheekh Axmed Madoobe Addis Ababa[RBC Radio]Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Jubba Sheekh Axmed Maxamed Islaam(Axmd Madoobe) ayaa mar uu u warramayey lanta afka-Soomaaliga ee BBC-da,waxaa uu ka hadlay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Waxqabadka Xukuumada Puntland oo Garoowe ka furmay (Dhagayso).

Garoowe (RBC RADIO) Kulankan ka dhacay Xarunta Jaamacada  PSU ayna kaso qayb galeen Madaxweynaha Puntland C/Wali Maxamed Cali Gaas, Madaxweyne Ku xigeenka C/Xakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Cameey iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Wadanka Turkiga oo dhanka Maalgashiga ka Taageeraysa Shacabka...

Amb. Kamaludiin Kani Turan Garoowe(RBC Radio) Dowladda wadanka Turkiga ayaa shaaca ka qaaday iney shacabka Puntland u ballanqaadeyso iney Maalgashi ka sameyso deegaanada Puntland si shaqo abuur loo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo furay shirka Qorshe-Hawleedka Xukuumadda (Sawirro+...

                                                                        WAR-SAXAAFADEED Jimce 07 March, Garowe:-  Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka ku furay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya oo qabsadey degmada Xudur

Xudur[RBC Radio]Saraakil ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijiyey inay qabsadeen magaalada muhiimka ah ee Xudur. Degmada Xudur oo xarun uu ah gobolka Bakool,waxaa ay ka mid ahaayd...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madoobe Nuunow oo loo dhaariyey hoggaamiyaha maamulka Koonfur-galbeed [Sawirro]

Baydhabo[RBC Radio]Munaasabad maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay,ayaa waxaa lugu dhaariyey Madoobe Nuunow Maxamed oo dhawaan ergo ku shirsanayd Baydhabo ay u doorten...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raysul wasaaraha Turkiga oo ku dhawaaqay in dalka laga joojin doona...

Recep Tayyip Erdogan,raysul wasaaraha Turkiga Istanbul [RBC Radio]Waxaa markii ugu horreeysay la sheegay in dalka Turkiga laga mamnuuci doonno in shacabka dalka ay isticmaalan adegyada ay ku wada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xassan Magalootina Ma Waayey? W/Q Mohamed Dahir

M.weyne Xassan magalootina ma wayey? Mohamed Dahir mmdahir@gmail.com Maarso 08 2014 AFEEF: intaanan qoraalka bilaabin waxaan ka afeefanayaa, in madaxweynuhu uu leeyahay tixgalintiisa maadaama uu joogo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raysul wasaaraha Soomaaliya oo kulan isbarasho ah la qaatay qeybaha...

Muqdisho[RBC Radio]Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa caawa kulan casho ah la qaatay qeybaha kala duwan ee warbaahinta ka howlgasha magaalada...

View Article
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live


Latest Images