Quantcast
Channel: Wararka – RBC Radio
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo shirar uga qeyb-galaya...

Manama[RBC Radio]Magaalada Manama ee dalka Baxreyn,xilligaan waxaa ku sugan xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya,waxaana la sheegay inay ka qeyb-galayan shirka Baarlamaannada Jaamacadda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhaashane oo loo Magacaabay Agaasimaha Mashaariicaha Madaxtooyada Puntland.

Garoowe (RBC RADIO) Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxwaynaha Dowladda Puntland C/Wali Maxamed Cali Gaas ayaa loogu magacaabay Agaasimaha Mashaariicaha Madaxtooyada C/Qani Faarax Dhaashane oo qurbe...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Al-Shabaab oo laga saaray Xuddur iyo Rab-dhuurre

Rab-dhuurre[RBC Radio]Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah hawlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa dagaal xooggan oo ay qaaden waxaa ay ku qabsadeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kaga qeyb-galaya Qaahira shirka...

Muqdisho[RBC Radio] Wafdi uu hogaaminayo Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Mahad Mohamed Salad ayaa maanta u ambabaxay Magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar ,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qalab Caafimaad oo Lagu Wareejiyey Jaamacadda Bariga Afrika Boosaso(Sawirro)

Boosaaso (RBC Radio) Gollaha aasaasayaasha Jaamacadda Bariga Afrika iyo BOD-ka Jaamacadda ayaa qalab isugu jiray qalabka laabka iyo sheybaarka(Microscope) ku wareejiyey mas’uuliyiinta Jaamacadda....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Puntland oo xukuno kala duwan riday...

Boosaaso (RBC Radio) Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee dowladda Puntland ayaa ku riday xukuno kala duwan eedeysanayaal ka tirsan Ciidanka Puntland kuwaas sida lagu eedeeyey geystay dil iyo dhac....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland Siciid Ciid: Hadalkii Wasiirka...

  Bidix. Guddoomiyaha Rugta Ganacsida Siciid Xuseen Ciid iyo Wasiirka Ganacsiga Puntland Soocade Boosaaso (RBC Radio) Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland Iyo Wershadaha Puntland Siciid Xuseen Ciid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwayne Gaas oo ka hadlay, Baaqna u jeediyay howlgalada ciidamada AMISOM...

Filashada in Al-shabab laga sifayn doono Koonfurta iyo bartamaha Somaaliya ayaa macquul ka dhigtay inay usoo baxsadaan deegaanda Puntland xili dowladda Puntland amnigeeda uu yahay mid feejigan. Madax...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Amaanka QM oo Waqtiga u Kordhiyey Fasaxa DF Soomaaliya Loo Siiyey...

New York (RBC) Golaha Amaanka QM ayaa xalay oo Arbaco ahayd isku raacay in mudo kordhin loo sameeyo xayiraad ka qaadista cunaqabateynta hubka ee sanadkii hore laga qaaday dawlada federaalka Soomaaliya....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafti ka socda dowladda Turkiga oo Garoowe laga dhowrayo

Garoowe[RBC Radio]Magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland waxaa goor dhow lugu wadaa inay soo gaaran wafti ballaaran oo ka socda dowladda Turkiga. Waftigaan ayaa badankiis waxaa la sheegay inay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne labaad oo Baydhabo lugu dooranayo dhawaan

Baydhabo[RBC Radio]Magaalada Baydhabo ayaa la sheegay in dhawaan lugu dooran doonno madaxweyne labad,kaddib markii dhawaan shir la sheegay in maamul loogu sameynayo lix gobol loo doortay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo Garoowe soo gaaray

Dr. Kani Torun iyo madaxweyne Gaas/Sawir hore Garoowe[RBC Radio]Wafdi uu hoggaaminayo safiirka dalka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Dr. Kani Torun ayaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Safiirka Turkiga ee Soomaaliya: Xafiis ayaan ka furan doonnaa Magaalada...

Garoowe (RBC RADIO) Safiirka turkiga ee Soomaliya Camalletin Kani Torun oo Saaka Garoowe soo gaaray lana kulmay Madaxda Puntland booqdayna Goobo ay ka mid yihiin Iskuulka Sare ee Gambool, Jaamacada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafti ka socda Midowga Yurub oo kulan xasaasi ah...

Muqdisho[RBC Radio]Shir albaabadu u xiranyihiin ayaa xilligaan waxaa uu uga socda xarunta madaxtooyada Soomaaliya,madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafti ka socda dalalka Midowga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Axmed Madoobe oo kulan la qaatay raysul wasaaraha Itoobi[SAWIRRO]

Addis Ababa[RBC Radio]Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya,waxaa shir arrimo badan looga hadlay uu ku dhexmaray hoggaamiyaha maamulka Jubba Sheekh Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaamacada PSU oo Puntland ka hirgelisay Shahaadada Master Degree (Sawirro).

    Garoowe (RBC RADIO) Jaamacada Puntland State University PSU ayaa Cadeesay in ay bilawday Waxbarashada  Shahaadada Master Degree oo Puntland aan laga helin, iyadoo kala kaashan doonta Jaamacada Joma...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir oo kulan la qaatay agaasimayaasha...

Muqdisho[RBC Radio]Guddoomiyaha dhawaan la magacaabay ee gobolka Banaadir anha duqa magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muun-gaab) ayaa maanta kulan la qaatay dhammaan agaasimayaasha dowladda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DOOD FURAN: Muxuu turkigu ku soo kordhin karaa Puntland?

Garoowe (RBC RADIO) Turkiga 2Sano ka hor ayuu mashaariic ka bilaabay Gobolka Banaadir wuxuuna dhisay Wadooyin badan wuxuuna soo celshay Bilicdii magaalada Xamar qayb ka mid ah, Isbitaalo, iyo Waxyaabo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo sawirrada Soo dhawayntii Safiirka Turkiga & Warsaxaafadeed ku aadan...

                                                                        WAR-SAXAAFADEED Khamiis 06 March, Garowe:-  Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo masuuliyiinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dr Faroole oo Canbaareeyey Dilkii Alshabaab u gaysteen ganacsade Axmed C/Laahi.

                      Allah baa Mahad leh, Nabadgelyo iyo Naxariisna Nabi Muxammad korkiisa ha ahaato. Kooxda Shabaab ayaa March 4, 2014, ku dhawaaqday inay ku toogteen magaalada Baraawe ee koonfurta...

View Article
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live


Latest Images