Qaaradda Afrika oo hal baasaboor yeelanaysa iyo baarlamaanka Afrika oo...
Johannesburg[RBC Radio]Dalka Koonfur Afrika gaar ahaana magaalada Johannesburg,waxaa ka socda shir ay leeyihiin baarlamaanka waddamada Afrika kaaso arrimo badan looga hadlayo. Xildhibaanno ka tirsan...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo kulamo la qaatay raysul wasaaraha iyo madaxweynaha...
Jabuuti[RBC Radio]Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas,ayaa magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti,waxaa uu maanta kula shiray madaxwaynaha iyo raysul wasaaraha dalkaasi. Booqasho...
View ArticleDowladda Marekanka oo sheegtay inay taageerayso howlgalka ka socda Soomaaliya
Marekanka oo taageeraya dagaallada ka dhanka ah Al Shabaab Washington[RBC Radio]Dowladda Marekanka ayaa sheegtay inay si toos ah u taageerayso iyadoona laba laamaysa taageerada ay sinjirtay howlgalka...
View ArticleCiidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo dhaqdhaqaaqyo ka wada gobolka Hiiraan
Ciidamada oo duullan ku ah dhulka Alshabaab kaga sugan yihiin Hiiraan Beledweyne[RBC Radio]Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay socdaan abaabullo iyo dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ku...
View ArticleMaamulka Shabeellaha dhexe oo ka soo horjestay dhismaha maamulka...
Jowhar[RBC Radio]Dhawaan deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho ,waxaa lugu dhisay maamul la sheegay inuu noqon doonno maamulka gobollada Shabeellooyinka,waxaana loo dortay...
View ArticleRaysul wasaaraha Soomaaliya oo u ambabaxay dalka Itoobiya
Raysul wasaare Cabduwali Sheekh Axmed oo dalka Itoobiya u dhoofay/Sawir RBC Radio Muqdisho[RBC Radio]Waxaa goor dhaweyd garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka ambabaxay wafti uu...
View ArticlePuntland oo ka hadashey sida ay ula macaamilayso gobollada dalka[Dhageyso]
Garoowe[RBC Radio]Xukuumadda Puntland ayaa ka hadashey markii ugu horreeysay sida ay ula macaamili doonto gobollada ku yaalla Soomaaliya iyo kuwa kale ee ka baxsan oo ay Soomaalidu degto. Waxaa xusid...
View ArticleDiyaarinta Shahaadada Masterka Wajigiisa 1aad oo lagu soo gaba gabeeyey...
Waaxaa Jaamacada Bariga Afrika faraceeda Garoowe lagu soo gaba gabeeyey Diyaarinta Shahaadada Masterka waxaana lagu baranayaa Maamulka iyo maaraynta Wax barashada ( Educational Planing and...
View ArticleHaween bartay xirfado kala duwan oo Garoowe tababar ugu soo xirmay (Sawirro).
Garoowe (RBC RADIO) Si loo hakiyo shaqa la’aanta haysa Shacabka Qaasatan Dumarka waxaa la qorsheeyey in Haweenka laga kaabo lagana dhiso dhanka Xirfadaha si ay usoo dhacsadaan Nolol maalmeed ka...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay boqorka dalkan Japan[Sawirro]
Tokyo [RBC Radio]Madaxwenaha dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Japan ayaa maanta kulan la qaatay boqorka dalkan Japan Akihito. Boqorka Dalka Japan...
View ArticleJapan oo ballan-qaaday dhisidda aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya[Sawirro]
Tokyo [RBC Radio]Madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo ay waheliyan xubno ka mid ah golaha wasiirrada iyo mas’uuliyin ka tirsan madaxtooyada ayaa maalinto saddexad ku...
View ArticleQaramada Midoobay oo ciidamada Itoobiya ku ammaantay howlgalka ay deegaannada...
Nicklos Kay Muqdisho[RBC Radio]Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya ee AMISOM,ayaa xilligaan lugu ammaanay dhaqdhaqaaqa xooggan ee ay ka wadaan deegaannada ay ku...
View ArticleCiidanka dowladda iyo kuwa AMISOM oo qabsaday Buuloburte
Ciidanka oo Buuloburte la wareegay Beledweyne[RBC Radio]Sida uu xaqiijiyey Abaanduulaha guutada 10-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya,ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaabo militari ka helaya...
View ArticleShirkii madaxda Afrika uga socday Addis Ababa oo war-murtiyeed laga soo...
Addis Ababa[RBC Radio] Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo ka qaybgalay Shirweynaha 25aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxweynayaasha Urur Goboleedka IGAD ee maanta ka dhacay...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo la kulmay wasiirka difaaca dalka Jabuuti goobo...
Jabuuti[RBC Radio]Madaxweynaha dowladda Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas oo horkacaya wafti ka socda dowladda ayaa maalmahan howlo shaqo u joog adalka Jabuuti,waxaana ay halka shirar kula qaaten...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay raysul wasaaraha Japan [Sawirro]
Tokyo [RBC Radio]Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hogaaminayo oo maalmahaan ku sugan dalka Japan ayaa maanta kulan la qaatay Ra’iisul...
View ArticleMidowga Afrika oo Soo Dhaweeyay Qabashada Degmada Buulo-Barde
Mahamat Saleh Annadif Muqdisho[RBC Radio]Ciidamada dowlada Soomaaliya oo taageero ka helayo ciidamada AMISOM ayaa caawa la wareegay magaalada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan,taasi oo lix ka dhigeysa...
View ArticleMaxamuud Nur oo la taageeray, Cabdi Maalik Askar oo Walwalsan, iyo...
Use Facebook to Comment on this Post
View ArticleMaamulka degmada Galdogob oo sheegay inuusan jirin xiriir ay la leeyihiin...
Gudoomiyaha Degmada Galdogob Mudane Cabdullaahi Ismaaciil Kaytoon Galdogob[RBC Radio] Waxaa mugdi uu ku jira xiriirka ka dhaxeeya maamulka degmada Galdogob iyo maamulka gobolka Mudug, sida waxaa...
View ArticleQM oo walaac ka muujisay sida gar-gaar loo garsin karo dadka ku nool dhulka...
New York [RBC Radio]Qoraal ka soo baxay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini’aadanimada ayaa lugu sheegay inay adkan doonto sidii gar-gaar loo garsin karo dadka tabaaleysan ee kunool...
View Article