Quantcast
Channel: Wararka – RBC Radio
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Taliyaha Cusub ee Qeybta Booliska G/Bari Muslim oo Xaqiijiyey in La...

Boosaaso(RBC Radio) Taliyaha cusub ee qeybta Booliska gobolka Bari loo soo magacaabay Cabdirixmaan Cali Xuseen (Muslim) ayaa sheegay in loo magacaabay xilka Taliska qeybta gobolka Bari. Taliye...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntalnd oo xarriga ka jaraya xabsiga ugu wayn Soomaaliya ee...

Garoowe[RBC Radio]Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa Cabdi-xakiin Cabdillaahi Xaaji Cumar Camey ayaa manta si rasmi ah xariga uga jaray xabsiga weyne ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cudur-daar: War Kusoo baxay Shabakadda Raxanreeb Online‏

Minneapolis(RBC Radio) Shabakadda Raxanreeb Online waxa ay si toos ah uga Cudur daaraneysaa Akhristayaasheeda Sharafta leh War ku soo baxay Shabakadda kaasoo ku xudgudbay Taliyihii hore ee Qaybta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaaradda warfaafinta oo magacowday guddi qaabilsan dib-u eegista xeerka...

Muqdisho[RBC Radio]Wasaaradda warfaafinta ayaa maanta oo Arbaco ah maacowdey guddi la sheegay inuu ka shaqeyn doonno dib-u eegista xeerka warbaahinta Soomaaliya. Guddiga ay wasaaraddu magacowdey waxaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raysul wasaaraha Soomaaliya oo sheegay inuu Baydhabo tagayo[Dhageyso]

Raysul wasaare Cabduwali Sheekh Axmed Muqdisho[RBC Radio]Raysul wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta markii ugu horreeysay sheegay inuu dhawaan tagi doonno magaalada Baydhabo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo dowladda Britain ku booriyey mashaaricda ay ka...

Garoowe[RBC Radio]Madaxweynaha Dawaladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa galabnimadii maanta aqalkiisaku qaabilay Wafdi uu hogaaminyay safiirka Dawaladda Britain ee Somalia Neil WIGHAN ....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka Soomaaliya oo dowladda ku diiday heshiis ay la gashay shirkad...

Muqdisho[RBC Radio]Xildhibaannada baarlamaanka dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreeysay xukuumadda Soomaaliya waxaa ay ku diideen heshiis ay la gashay shirkad Turki ah oo loogu wareejiyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DE DEG: Gudoomiyihii Gobolka Nugaal oo Xilkii laga qaaday Mid cusubna la...

  Garoowe (RBC RADIO) Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa xilkii looga qaaday Gudoomiyahii Gobolka Nugaal mudane C/Xirsi Cali Qarjab, waxaana isla xilkaasi loo magacaabay C/Qani Xaashi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliyaha cusub ee qeybta Booliska gobolka Bari oo Xilka la Wareegay...

Taliyaha Cusub Muslim Iyo Taliyihii hore Cismaan Afdalow Boosaaso (RBC Radio) Waxaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay Taliyiha cusub ee qeybta Booliska gobolka Bari Cabdirixmaan Muslin oo maalmo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Ganacsiga Puntland oo sheegay in dib loo dhigay Doorashadii...

Wasiirka Ganacsiga Puntland Maxamuud Xasan Soocade Boosaaso (RBC Radio) Wasaaradda Ganacsiga Dowladda Puntland ayaa maanta ka dhawaajisay in dib loo dhigay Doorashada Hoggaanka sare ee Rugta Ganacsiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo qodobo muhiim ah ay kasoo bexeen (Sawirro).

03, April, 2014 Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo Golihiisa wasiirada ayaa maanta shirkoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay hoolka shirarka  ee Madaxtooyada Puntland ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo gudi u saartay khilaafka kala dhexeeya DFS.

Garoowe (RBC RADIO) Dowladda Puntland ee soomaaliyeed waxay gudi Wasiiro ah u saartay Khilaafka kala dhexeeya DFS,Gudigaasi waxay soo indho indheen doonaan waxyaabaha leysku khilaafay iyagoo ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaaradda Ganacsiga Puntland Iyo Dalladda Ganacsatada Dhoofka Xoolaha oo Ku...

Boosaaso (RBC Radio) Kulan ballaaran oo shalay(arbaco) ah ku yeesheen magaaladda Boosaaso Wasaaradda Ganacsiga Dowladda Puntland Iyo Dallada Ganacsatada ayaa looga hadlay arrimaha Xoolaha. Kulanka oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Quraan jecel: Puntland dhaqaale ahaan ma qaadi karto in Qaxooti loo soo daabulo.

Garoowe (RBC RADIO) Afhayeenka Puntland C/Laahi Maxamed Jaamac Quraan-Jecel oo TVga Puntland u Akhrinayay Warsaxaafadeedkii kasoo baxay Shirkii Golaha Wasirada ee Puntland waxaa Qodobadii uu sheegay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirrada Soomaaliya oo shir ay maanta yeeshen kaga hadlay arrimo xasaasi...

Muqdisho[RBC Radio]Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay inuu is-casilay

Maxamed C/llaahi Xirsi (Qorax) Muqdisho[RBC Radio]Mudane ka tirsan baarlamaanka dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inuu isaga baxay xubinimadi baarlamaanka,waxaana is-casilaadisa uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda oo wada-hadal u furaysa dhinacyad isku heysta magaalada Baydhabo

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Jawaari Muqdisho[RBC Radio]Dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa cadeysay in xilligaan wada-hadal ay u diyaar garooben dhinacyadii isku diidana dhismaha maamulka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dad kor u dhaafaya 100-ruux oo Qoryooley lugu xir xiray

Qoryooley[RBC Radio]Howgallo la sheegay inay la xiriira sugida amniga oo laga fuliyey degmada Qoryooley,waxaa ay saraakisha ciidanku sheegen inay ku xir xireen ku dhowaad 100 qof. Degmada Qoryooley ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Kenya oo markale cadeysay inaysan ciidamadooda kala baxeyn Soomaaliya

Raychelle Omamo Nairobi[RBC Radio]Ciidamada Kenya ayaa markale la sheegay inay sii joogi doonan dalka,waxaana sidaa sheegtay wasiirka gaashaandhigga Kenya Raychelle Omamo oo saxaafadda la hadashay....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Malaysia oo xoojinaya xiriirka ay la leedahay Soomaaliya[Sawirro]

Kuala Lumpur[RBC Radio]Boqorka dalka Malaysia Al-Sultan Almu’tasimu Billahi Muhibbuddin Tuanku Alhaj Abdul Halim Mu’adzam Shah ayaa ka gudoomay warqadaha aqoonsiga danjiranimo , ambassador Nur Farah...

View Article
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live


Latest Images