Quantcast
Channel: Wararka – RBC Radio
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raysul Wasaaraha Soomaaliya iyo xubnaha G7+ oo ka shiray sidii kaalmo deg deg...

Muqdisho[RBC Radio]Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta la shiray xubnaha kooxda G7+ oo ah deeq bixiyeyaasha ugu muhiimsan ee bixiya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wada-hadalladi Dowladda faderaalka iyo Soomaaliland oo markale maanta ka...

Istanbul[RBC Radio]Dalka Turkiga waxaa markale ka furmay shirarkii taxanaha ahaa ee u socday maamulka Soomaaliland iyo dowladda faderaalka Soomaaliya,waxaana maanta is horfadhistay xubno labada dhinac...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Booliska Soomaaliya oo Muqdisho ka baadi goobaya gaari walxaha qarxa laga soo...

Maxamed Cumar Madaale Muqdisho[RBC Radio]Sida uu sheegay afhayeenka booliska Soomaaliya ahna taliyaha qeybta booliska gobolka Banaadir Maxamed Cumar Madaale,waxaa ay ciidanku ka baarayan magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Madaxtooyda Garowe Kula Kulmay Saraakiil Ka...

  Talaado 01, 04, 2014  Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa Cabdi-xakiin Cabdillaahi Xaaji Cumar Camay ayaa  Madaxtooyda Garowe kula kulmay saraakiil sare...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Magaalada Garoowe oo ka qeyb-galaysa tartanka bariga iyo bartamaha Afrika ee...

Toronto [RBC Radio]Dhawaan waxaa lugu wada in magaalada Dar Es Salaam ee dalka Tanzania inuu ka furmo tartanka kubadda koleyga ah,kaaso ay ka qeyb-gali doonan magaaloyinka ku yaalla bariga iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Booliska Kenya oo howlgallo ay ka sameeyey xaafadda Islii ku xir xiray 657 ruux

Nairobi[RBC Radio]Howlgalkii ugu ballaarana ayey ciidamada booliska dalka Kenya maanta ka sameeyen xaafadda Islii,waxaana lugu soo qab qabtay howlgallada dad gaaraya boqollaal ruux. Waxaana la sheegay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo la sheegay inuusan wax natiija ah ka keenin...

Baydhabo[RBC Radio]Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo maanta ka soo labtay Baydhabo,waxaa la sheegay inuusan natiijo kala soo noqonin booqashadi uu Baydhabo ku tagay. Waxgar iyo isimmo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Puntland oo u Kuurgaleysa Xaalada Maxaabiista,Cadaaladda iyo...

Boosaaso(RBC Radio) Dowladda Puntland ayaa sheegtay iney qiimeyn iyo u kuurgelid ku sameyn doonto Xaaladda Maxaabiista iyo Garsoorka Puntland xili maanta uu booqday Xabsiga weyn ee Boosaaso Wasiir...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaalkacyo Ma Laamiga ayay ku taal? W/Q Farah Warsame

Gaalkacyo Ma Laamiga ayay ku taal? Farah Warsame Bile1971@hotmail.com Abriil 01 2014 Faarax Warsame Waxay aheyd habeen habeenada ka mid ah, waqtigaas oo aan ka mid ahaa koox soomaali ah oo meel maqaaxi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya oo maanta dood kulul ka yeeshey...

Muqdisho[RBC Radio]Fadhi ay maanta isgu yimaaden xildhibaannada baarlamaanka dowladda faderaalka Soomaaliya,waxaa ay kaga dooden miisaaniyad sanadeedka 2014 oo ay xukuumaddu ku shaqeyn doonto,waxaana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wadaad caan ah oo lugu dilay Mombasa iyo xaaladda magaalada oo kacsan

Sheekh Abubakar Shariff Ahmed (Makaburi) Mombasa [RBC Radio]Magaalada Mombasa waxaa xalay qaab toogosho ah loogu dilay wadaadka sida weyn looga yaqaan dalkaasi ee Sheekh Abubakar Shariff Ahmed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saraakiil iyo Ciidamo ka tirsan kuwa Badda Puntland (PMPF) oo Xabsiga la Dhigay

Nairobi (RBC Radio) Wararka laga helayo magaaladda Boosaaso ayaa sheegaya in Taliyaha guud ee ciidanka difaaca Puntland Gen. Siciid Dheere u Xabsiga dhigay  Saraakiil iyo ciidamo ka tirsan Badda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

XOG: Taliyihii qeybta Booliska gobolka Bari Cismaan Afdalow oo Xil ka Qaadis...

Cismaan Xasan Cawke(Afdalow) Nairobi (RBC Radio) Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xilkii ka qaaday Taliyihii qeybta ee ciidanka Booliska gobolka Bari Cismaan Xasan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Askar Ka Tirsan Dawlada oo Lagu Dilay Degmada Mahadaay ee Shabeelaha Dhexe

Mahadaay (RBC) Wararka ka imaanaya degmada Mahadaay ee Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay kooxo hubeysan ay toogteen labo askari oo ka tirsanaa ciidamada militariga dawlada federaalka Soomaaliya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiisado ka curtay Magaalada Mombaasa kadib dilkii wadaad Muslim ah oo caan ahaa

Mombaasa (RBC) Xiisado iyo rabdhado isku dheehan ayaa ka curtay magaalada Mombaasa ee dalka Kenya ka dib markii xalay magaalada lagu dilay nin wadaad Muslim ah oo caan ahaa. Wadaadkan oo lagu magaaabi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maan-dooriyaha loo yaqaan xashiishka oo lugu beeray deegaanno ka tirsan...

Jowhar[RBC Radio]Waxaa markii ugu horreeysay lugu arkay dhulbeereed ay ka baxdo maan-dooriyaha loo yaqaan xashiishka deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe,sida waxaa sheegay maamulka gobolka....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynayaal Afrikan ah oo diiday ka qeyb-galka shir dhexmaraya Afrika iyo...

Robert Mugabe iyo Jacob Zuma oo iska diiday ka qeyb-galka shirka EU-AU Bruseles[RBC Radio]Xiisad cusub ayaa ka dhex curatay Midowga Afrika iyo Midowga Yurub,ka gadal markii qar ka mid ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bulshada ku dhaqan Bali-dhidin oo dhisanaya Isbitaal weyn (Sawirro)

Bulshada ku Nool Degmada Bali Dhidin ayaa sheegay inay Dhisanayaan Isbitaal wayn oo laga Hir Galinaayo Degmadaas kaas oo Kharashka dhismihiisa lagu Bilaabay Laga Ururiyay Qaybah Kala Duwan ee Bulshada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliyihihii qeybta Booliska gobolka Bari oo beeniyey in Xilka Laga qaaday...

Col. Cismaan Xasan Cawke (Afdalow) Boosaaso(RBC Radio) Taliyihii qeybta Ciidanka Booliska gobolka Bari Cismaan Xasan Cawke (Afdalow) ayaa sheegay inaan xil ka qaadis aysan Dowladda Puntland ku sameyn....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Talyaaniga oo qalab milateri ugu deeqday ciidamada xoogga...

Muqdisho[RBC Radio]Dowladda Talyaaniga ayaa maanta agab milateri ugu deeqday ciidamada xoogga dalkeena Soomaaliya,waxaana munaasabad kooban oo wareejinta agabka oo Muqdisho ka dhacaday ka soo...

View Article
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live


Latest Images