Quantcast
Channel: Wararka – RBC Radio
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Switzerland oo ka wada hadlay...

Muqdisho [RBC Radio] Ku simaha Wasiirka ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Burci Maxamed Xamza ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Switzerland u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo La Kulmay Madaxweynaha Jabuuti [Sawirro]

Jabuuti [RBC Radio] Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya,Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay booqasho rasmi ah ku joogaan magaalada Jabuuti ayaa maanta kulan la qaatay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirka madaxda Midowga Africa oo ka furmay Malabo

Malabo [RBC Radio] Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wagfdiga uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Wasiirka Gaashaandhiga ayaa ka qaybgalay shirweynaha 23-aad ee madaxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaaliya oo Saxiixday Heshiiska Ciidamada Heeganka ee Dalalka Bariga Africa

Malabo [RBC Radio] Madaxda dalalka Bariga Africa ayaa magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea ku gaaray heshiis dhigaya in si rasmi ah loo howlgaliyo ciidamada heeganka ee ay yeelanayaan dalalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raysul wasaaraha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay Ban Ki-moon [Sawirro]

Malabo [RBC Radio] Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa kulan gaar ah magaaladda Malabo kula yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon oo ka qayb galaya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Axmed Madoobe oo Kismaayo ku soo labtay kaddib shirar uu ku soo qaatay Nairobi

Madaxweynaha maamulka Jubba,Axmed Madoobe Kismaayo [RBC Radio] Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Jubba Sheekh Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) ayaa dib ugu soo noqday magaalada Kismaayo ee xarunta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo xoojinaysa amniga magaalooyinka waa weyn

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland,Cabdixakiim Cabdullaahi Garoowe [RBC Radio] Dowladda Puntland ee Soomaaliyed ayaa ku dhawaaqday inay xoojinayso amniga magaalooyinka waa weyn,waxaana qorshuhu yahay in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ku-Simaha Ergayga Gaarka ah ee Mareykanka u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya,...

Nairobi [RBC Radio] War-saxaafaded ka soo baxay ku-simaha ergayga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya ayaa shacabka Soomaaliyed ee muslimiinta ah waxaa loogu rajeyey wanag maadaama...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

ICG oo dowladda Soomaaliya ugu baaqday inay Al-Shabaab ugu daydan xalinta...

Nairobi [RBC Radio] Hay’adda xasaradaha dunida ee ICG ayaa warbixin ka soo baxday waxaa looga hadlay xaaladda ka jirta Soomaaliya,waxaana ay ka digeen dagaalka Al-shabaab ay dowladdu kula jirta oo ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Uhuru Kenyatta

Nairobi [RBC Radio] Madaxwaynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Galinkii Dambe ee Maanta Kullan kula qaatay Magaalada Nayroobi Madaxwaynaha Dalk Kenya Uhuru Kenyatta....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raysul wasaaraha Soomaaliya oo hambalyada maalinta 27 June la qaybsaday...

Muqdisho [RBC Radio] Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxmed ayaa waxa uu u diray hambalyo ku aadan xuska maalinta 27-ka Juun oo beegan 37 guuradii ka soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Gaas oo la shiray Nicholas Kay [Sawirro]

Nairobi [RBC Radio] Madaxwaynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta kullan Gaar ah Dalka Kenya kula qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Dalka Soomaaliye Amb....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Afhayeenka Al Shabaab Cali Dheere oo Hanjabaad u Diray Dadka Ku Hawlan...

Baraawe (RBC) Afhayeenka kooxda Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage [Cali Dheere] ayaa hanjabaad u jeediyay dadka ku hawlan dhismaha maamul gobaleedyada dalka kuwaasoo uu ku sheegay kuwo dadka kala...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo ka hadlay wax-qabadka dowladda

Muqdisho [RBC Radio] Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Duhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nicholas Kay oo hadal ka soo saaray bilashada bisha barakaysan ee Ramadaanka

Muqdisho [RBC Radio] Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa maanta hambalyo u diray dhammaan dadka Soomaaliyeed iyagoo isu diyaarinaya bisha barakaysan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay inay dowladdu diyaarisay qorshe lugu...

Madaxweynaha Soomaaliya,Xassan Sheekh   Muqdisho [RBC Radio] Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay dowladda Soomaaliya ay bisha Ramadaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ku soo labtay si weyne loogu soo dhaweeyey...

Garoowe [RBC Radio] Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayey safaro shaqana ugu maqnaa dalka Dibadiisa ayaa maanta dib ugu soo laabtay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Degamada Dhuusamareeb oo Laga Arkay Bilashada Bisha Ramadaan

Muqdisho (RBC) War goordhow naga soo gaaray degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in caawa maqribkii dadweyne masjid ku tukaday ay goob fagaare ah ku arkeen bilshada bisha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raysul wasaaraha Soomaaliya oo hambalyo ku aaddan bisha Ramadaan u diraya...

Muqdisho [RBC Radio] Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheikh Axmed Maxamed ayaa hambalyo ku aaddaan dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan u diraya Muslimiinta oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir ku aaddan dib-u-habaynta Shaqaaalaha rayidka ah iyo dejinta siyaasadda...

Muqdisho [RBC Radio] Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Cumar Xasan Cusmaan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku martigeliyey kulan ballaaran oo looga hadlayey dib-u-habaynta...

View Article
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live


Latest Images