Madaxweyne Xasan Sheekh oo umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyey dhalashada...
Madaxweynaha Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud Muqdisho [RBC Radio] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dadka muslimiinta ah gaar ahaan umadda...
View ArticleDeg Deg: Maxamuud SH Cabdulqaadir SH Maxamuud Shoole oo loo Doortay Ugaaska...
Waxaa Maanta beesha Reer Fiqi Ismaaciil ee Beesha Tanade ay u Doorteen Maxamuud SH Cabdulqaadir SH Maxamuud Shoole in uu noqdo Hogaanka Dhaqanka ugu sareeya beeshaas. Beesha reer Fiqi Ismaaciil...
View ArticleQaramada Midoobay oo gacan ka siinaysa Kenya la-dagaallanka argagixisada
Nairobi [RBC Radio] Dowladda Kenya ayaa xilligan ka dayrinaysa amniga dalkeeda,waxaana war ka soo baxay Qaramada Midoobay lugu sheegay inay gacan ka siinayso sidii dib loo xaqoojin lahaa amniga sii...
View ArticleHay’adda Culimada Soomaaliyeed oo ugu baaqday shacabka Soomaalida inay is...
Muqdisho [RBC Radio] Bayaan maanta ka soo baxay hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa loogu baaqay shacabka Soomaalida inay noqdaan kuwo isku asxaan fala oo haddana is caawiya. Waxaa kalo bayaanka...
View ArticleIslaan Bashiir Islaan Cabdulle oo Qardho si weyn loogu soo dhaweeyey Lana...
Waxaa maanta magaalada Qardho xarunta Gobolka Karkaar ee Puntland lagu soo dhaweeyey wefdi uu hogaaminayo Islaan Bashiir Islaam Cabdulle Islaan Faarax waxaana soo dhaweyntiisa ka qeybgalay Maamulka...
View ArticleBoqor Burhaan Boqor Muuse oo Hambalyada Bisha Barakaysan ee Ramadaan u diray...
Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqor Yuusuf Boqorka Beelaha Daarood ayaa Guud ahaan Umadda Somaliyeed meelkasta oo ay joogaan Dalka iyo Dibadda waxa uu udiray Hambalyada Bisha...
View ArticleMaamulka Somaliland oo ku eedeeyey Dawladda Federaalka Soomaaliya iney ka...
Wasiirka Duulista Hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Shirwac Hargeysa(RBC Radio) Maamulka la magac baxay Somaliland ayaa sheegay in dawladda Federaalka Soomaaliya si toos ah uga baxday heshiiskii...
View ArticleWasiiru-dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya oo warqadaha aqoonsiga...
Muqdisho [RBC Radio] Ku-simaha Wasiirka ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa maanta kaga gudoomay xafiiskiisa Copy ka mid ah warqadaha...
View ArticleNicholas Kay:”Hannaanka federaalka ma aha mid lugu kala qeybino Soomaaliya
Nicholas Kay Muqdisho [RBC Radio] Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa waxaa uu sheegay in loo bahan-yahay sidii looga faa’ideysan lahaa qorshaha...
View ArticleRaysal Wasaaraha Soomaaliya oo Dalka Dib ugu Soo Laabtay Kadib Markii uu...
Muqdisho [RBC Radio] Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, Kaddib markii ay ka...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay...
Muqdisho [RBC Radio] Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Dowladda Talyaaniga Mr. Fabrizio...
View ArticleQaranimo Duntay iyo Qabiil Dhismay Waa Qomamo Bulshadeed. W/Q Siciid Mahad...
Qaranimo Duntay iyo Qabiil Dhismay Waa Qomamo Bulshadeed. Siciid Mahad Maxamed Gmail:-Saidmahad10@gmail.Com Juunyo 29 2014 Dalka Soomaliya Waa Dal ay Dhinacyo Badan ka Qabsadeen Dhibaato aan la soo...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay xaaladda dalka isagoona sheegay inay...
Muqdisho [RBC Radio] Madaxweynaha dowladda faderaalka ah ee Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kooba ugu hadlay xaaladda dalka iyo halka ay wax marsiinayso dowladda uu hoggaamiyo,waxuuna sheegay...
View ArticleNicholas Kay oo shacabka Soomaaliyed ugu hambalyeeyay maalinta Xornimada
Muqdisho [RBC Radio] Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa ugu hambalyeeyay dadka Soomaliyeed dabaal dega 54 guuradii kasoo...
View ArticleRa’iisal wasaaraha Soomaaliya oo ku dhawaaqday inay qabanayaan shir looga...
Raysul wasaaraha Soomaaliya,Cabdiweli Sheekh Axmed Muqdisho [RBC Radio] R/wasaaraha xukuumadda Soomaaliya,Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa ku dhawaaqay inay qabanayan shir looga hadlayo mideeynta...
View ArticleXuska 1-da luulyo oo Garoowe lugu qabtay iyo madaxda sare ee Puntland oo ka...
Garoowe [RBC Radio] Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo Ka Qayb Galay Xaflad lagu Xusayay 54 sano Guuradii ka Soo Wareegatay markii ay xornimada lasoo noqdeen gobolada...
View ArticleHASHII MAANDEEQ: Marinhabowga Qarannimada Soomaaliya (Maqaal iyo Maanso)
HASHII MAANDEEQ: Marinhabowga Qarannimada Soomaaliya (Maqaal iyo Maanso) Muxyadiin Xusseen Ciid Alcarab1@yahoo.co.uk Xuska sanad guuradii 51-aad ee qaranimada Soomaaliya ayaa ku aadaneyd 1Luulyo,...
View ArticleAskar ka tirsan booliska Soomaaliya oo Muqdisho lugu dilay
Muqdisho [RBC Radio] Saddex askari oo ka tirsan booliska dowladda faderaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta lugu dilay isgoyska Afarta Jardiino ee Muqdisho. Waxaa la sheegay dilka askartan inay ka...
View ArticleRa’iisul wasaaraha Soomaaliya oo maanta ka qayb qaatay banaabax lagu soo...
Muqdisho [RBC Radio] Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta Ubax dhigay xarrumo taariikhi ah oo ku yaala magaalada Caasimadda ah ee...
View ArticleMarekanka oo ugu hambalyey dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed 1-da luulyo
Nairobi [RBC Radio] Ku Simaha Ergeyga gaarka ah ee Mareykanka u qabailsan Arrimaha Soomaaliya Brian H. Phipps, ayaa ugu hambalyeeyay Soomaaliya oo u dabaal-dageyso maalinta qaranimada ee 1-da July....
View Article