Quantcast
Channel: Wararka – RBC Radio
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG:Munaasabadi uu xilka kula wareegi lahaa madaxweynaha cusub ee...

Garoowe[RBC Radio]Xarunta madaxtooyada ee magaalada Garoowe,waxaa xilligan ka bilaabatay munaasabadi lugu doonayey inuu si rasmi ah xilka ula wareego madaxweynaha cusub ee Puntland C/wali Maxamed Cali...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wariye Sucuudiyaana Oo Loo soo Tarxiilay Soomaaliya

Muqdisho[RBC Radio]Wariye Sucuudiyaana oo lagu Magacaabo Cumar Cusmaan ayaa loo tarxiilay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya. Cumar Cusmaan ayaa lagu soo daray Diyaarad Magaaladda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jen.Maxamed Cali Samatar oo laga diiday racfaan uu ka dalbaday maxkadda sarre...

Jen.Maxamed Cali Samatar Maxkamadda sare ee gobolka Virginia,ayaa hor istaagtay  rafcaan uu xukun horay loogu riday  ka dalbaday madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya, Jen. Maxamed Cali Samatar....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faroole: Kuwii aniga i necbaa waxaan u sheegayaa in uu yimid mid Puntland...

Garoowe (RBC RADIO) Madaxweynihi hore ee Dowladda Puntland Dr C/Raxmaan Faroole ayaa sheegay hadii uuMadaxtimiada kusoo bixi waayay  uu bedelay nin culus oo xilkiisa gudanaya Puntlandna horay u wadaya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faah-faahin Qaabkii ay u dhacday Xilwareejinta Madaxtinimada Puntland...

Garoowe (RBC RADIO) Xaaflada Xilwareejinta Madaxtinimo ee ka dhacday xarunta  Madaxtooyada waxaa kasoo qayb galay Madaxda Puntland iyo Madaxdii hore waxaa wehliyay Xubno ka socday QM waxaa kulan gaar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tarsan: Raysal Wasaaraha Iyo Madaxweynaha Waxaa Heysta Cadaadis uga Imaanaya...

Muqdisho (RBC) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa shaaca ka qaaday in madaxweynaha dawlada federaalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Raysal Wasaare C/weli...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Askari ka tirsan ciidamada Mareykanka oo Al Shabaab ku biiri lahaa oo la xukumay

Craig Benedict Baxam Baltimore [RBC Radio]Askari hore oo ka tirsanaa ciidamada Sirdoonka ee dalka Mareykanka ayaa maxkamad ku taalla magaalada Baltimore ee gobolka Maryland waxay ku xukuntay toddobo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faroole: Talo wadaag ayaan la ahaan-doonaa Madaxweynaha ma noqon doono mid...

Garoowe (RBC RADIO) Dr C/Raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa sheegay in intii karaankiis ah uu talada dalka kala talin doono lana wadaagi dono  Madaxweynaha Cusub lana shaqayn doono balse uusan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lacagihi ugu dambeeyey ee soo gaaray Culimada Gurmadka qaabilsan ee Puntland.

  LIISKA DAD  LACAGAHA U SOO DIRAY DADKA AY SAAMEEYEEN ROOBABKA  Date:7/01/2014 Magaca Amount USD Meesha laga soo diray WAKIILADA Jaaliyada Soomaliyeed 2599.5 Wellton Sweziland Axmed Sicidd Joontoy...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Video: Madaxweyne Cabdiwali Gaas oo Xilka la Wareegay

Use Facebook to Comment on this Post

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Gaas:Dowladdnimo dhab ah ayuu Nagu wareejiyay Madaxweyne Faroole.

Garoowe (RBC RADIO) Raysul’Wasaarihii hore ee Dowladda Soomaliya haatanna ah Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr C/Wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in Madaxweyne faroole uu ku wareejiyay Dowladdnimo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka Soomaaliya oo laalay mooshin laga keenay wasiirro xukuumaddi Saacid

Muqdisho[RBC Radio]Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta laalay oo sharci darro ku tilmaamay  mooshin looga soo horjeeday in xukuumadda cusub lagu soo daro xubno ka tirsanaa wasiirradii xukuumaddii hore...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr oo madaxweynaha Soomaaliya ku eedeyey inuu...

Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr Muqdisho[RBC Radio]Siyaasiga mudda dheer ku soo jiray siyaasada Soomaaliya xilligaan ka mid ah xildhibaanada baarlmaanka dowladda faderaalka Soomaaliya Cali Khaliif...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Faroole oo Hoggaanka Wareejiyey

Use Facebook to Comment on this Post

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

PHOTO NEWS: Madaxweynihii hore ee Puntland Faroole oo si toos ah Xilka Ugu...

    __________________ Sawirqaade: Cismaan Turaabi Use Facebook to Comment on this Post

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Deg Deg: Madaxweynaha Puntland oo Magacabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada...

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland Dr Deeq Suleymaan Yusuf Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland u Magacaabay Dr Deeq Suleymaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaaliland oo heshiis la gashay shirkadda Duulimaadyada ee Carabiya...

Hargeysa[RBC Radio] Dowlada Soomaaliland ayaa heshiis dhanka duulimadka ah la galay shirkadda Duulimaadyada ee Carabiya Airlines,waxaana la sheegay in heshiiskan uu fududen doonno  isku xirta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG:Waftigiii Soomaaliland uga qeyb-galayey wada-hadallada ay la...

Hargeysa[RBC Radio]Sida lugu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Soomaaliland,waxaa caawa ka dhoofay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya,waftigii Soomaaliland ugu qeyb-galayey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Gaashaandhiga Dawlada Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadlay...

Muqdisho (RBC) Wasiirka Gaashaandhiga Dawlada Federaalka Soomaaliya Cabdixakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa ka hadlay unug yar oo ka mid ah ciidamada Mareykanka ee ku sugan caasimada dalka ee magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada Al Shabaab oo la wareegay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada...

Muqdisho[RBC Radio]Dagaal yahanada Al Shabaab ayaa wareer culus ku soo qaaday xalay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada dhexe,waxaana la sheegay inay mar qura gacanta u gashay xooggaa degmada...

View Article
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live


Latest Images