Quantcast
Channel: Wararka – RBC Radio
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaaliland: kama qeybgalayaan mas’uuliyinta xisbiyada wada-hadallka...

Maxamed Biixi Yoonis Hargeysa[RBC Radio]Sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda maamulka Soomaaliland Maxamed Biixi Yoonis  oo warbaahinta la hadlay,waxaa la sheegay inaysan ka qeybgaleen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Askari horrey u dilay arday oo lugu togtay Muqdisho[Sawirro]

Muqdisho[RBC Radio]Waxaa maanta dil lugu fuliyey askari horrey uga tirsana ciidamada xoogga dalka Soomaaliya kaaso la sheegay inuu dilay ardey,waxaana amarka lugu dilay askarigaan uu ka soo baxay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dadaallo lugu xoojinayo amniga xilliga doorashada oo ka socda Garoowe[Sawirro]

Garoowe[RBC Radio]Waxaa socda dadaallo lugu xoojinayo amniga,waxaana xilligaan muuqata in  la sii adkeeyay ammaan maadama xaalad doorashooyin ay ku jirto Puntland,waxaana jirta in xafiiska Qaramada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: 9 Musharax oo Illaa Hadda Bixiyay Lacagta Shuruuda Looga Dhigay...

Garoowe (RBC) Sida Raxanreeb Online ay ka soo xigatay xubnaha guddiga doorashada Puntland sagaal musharrax ayaa illaa hadda oo ah waqti duhurnimo Isniin ah bixiyey lacagta $10,000 doolar ee lagu xiray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddiga Amniga ee Doorashooyinka Puntland oo maanta ka hadlay ilaalinta...

Guddiga amniga Doorashada Garoowe(RBC Radio) Guddiga amniga Doorashooyinka Puntland ayaa maanta shir Saxaafadeed ay ku qabteen magaaladda Garoowe,waxay kaga hadleen qaabka loo sugayo ammaanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Villa Soomaaliya Ku Qaabilay Ergeyga Cusub Ee IGAD...

Muqdisho (RBC) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee IGAD Ambassador Mohamed Abdi Afey oo bishii December...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RW C/weli Sheekh:Sannadkaan wuxuu noqon sannadkii dalka oo dhan laga saari...

Raysal wasaare C/wali Sheekh Axmed Muqdisho[RBC Radio]Raysal wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed,ayaa markii ugu horreysay si kulul uga hadlay qorshaha ugu aadan gobollada dalka ee ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharax Cabdiqasim Maxamed Xassan (Dhagaweyne) oo ka tanaasuley...

Garowe RBC : Musharax Cabdiqasim Maxamed Xassan (Dhagaweyne) ayaa ka tanaasuley xilkii uu u taagnaa ee Madaweyne ku-xigeenka Puntland , mudanaha ayaa ku macneeyey tanaasulkaas iyo dib uga noqoshadaas...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dr Saadiq Eenow oo ka Tanaasulay Musharaxnimada Doorashada Madaxtinimada...

Dr Saadiq Eenow oo ahaa musharax u Tartamayay Doorashada Madaxtinimada Puntland ayaa Maanta shir Jaraa’id oo ku qabtay Gurigiisa waxaa uu sheegay inuu ka tanaasulay musharaxinimadiisi Arimo isaga u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Taariikhyahanka Soomaaliyeed Aw Jaamac Cumar Ciise Oo Ku Geeriyooday...

Jabuuti (RBC) Allah ha u naxariistee taariikhyahanka Soomaaliyeed Aw Jaamac Cumar Ciise ayaa goordhow oo maqribnimadii caawa ah [waqtiga Geeska Afrika] ku geeriyooday magaalada Jabuuti ee wadanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddiga doorashada Puntland oo soosaarey liiska Musharixiinta rasmiga...

Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad Garoowe[RBC Radio]Waxaa la soo bandhigay magacyada musharrixinta ka qeybgalaya doorashada dhacaysa 8 bisha Jannaayo oo ay ka dhimanyihiin saacado,iyadoona ay xusid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharax Cabdiweli Gaas oo Noqday Musharaxa Ugu CV-ga dheer Musharixiinta...

Murashax Dr Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) Garoowe(RBC Radio) Musharax  Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo noqday Musharaxa ugu CV-ga dheer Musharixiinta Puntland ee Ebed u Tartanta Jagada Madaxtinimo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Video: Guddiga Amniga Doorashooyinka Puntland Oo Ka Hadlay Doorashada‏

Use Facebook to Comment on this Post

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan: Musharaxiinta Annaga Ayaa...

Use Facebook to Comment on this Post

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haweeney saygeedii ku dishay Muqdisho

Muqdisho[RBC Radio]Haweenay lugu sheegay magaceeda Faaduma Zubeyr,ayaa xalay degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir,ku disey  saygeedii. Dilkaan ayaa sabab looga dhigay muran soo kala dhexgalay labada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamo Boolis ah oo ka socda dalka Nigeria oo Muqdisho gaaray[Sawirro]

Muqdisho[RBC Radio]Magaalada caasumada ah ee Muqdisho waxaa gaaray ciidamo booliska ah oo ka socda dowladda  Nigeria,waxaana ciidamada badali doonan booliska horrey dalka ugu yimid oo Muqdisho jogay....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddiga Olombikada Soomaaliya oo Tababar Ciyaareed U Furay Dhalinyaro...

Muqdisho (RBC) Iyadoo laga duulaayo hadafka dhinaca horumarinta Sportiga qeybihiisa kala duwan ee ay madaxda Olombikadu  hore u balan qaadeen  ayaa waxaa Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee (GOS)...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG:Musharrixinta oo ku sii qul qulaysa xarunta baarlmaanka iyo amniga oo...

Garoowe[RBC Radio]Waxaa lugu wadaa in maanta baarlmaanka hortiisa ay tagan dhamaanba musharrixinta u tartamaysa xilka madaxweynaha iyo ku-xigeenka Puntland,waxaana ay halka ka hor jeedin doonan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

XOG: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xalay Kulan La Qaatay Xildhibaanada Beelaha...

Muqdisho (RBC) Ilo wareedyada ku sugan xarunta madaxtooyada dalka (Villa Soomaaliya) ayaa ku waramaya in xalay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu la kulmay xildhibaano ka soo jeeda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka Jubba oo soo bandhigay ciidamo ka soo goostay Barre Hiiraale[Sawirro]

Kismaayo[RBC Radio]Maamulka KMG ah ee Jubba ayaa garoonka diyaarada ee magaalada Kismaayo waxaa ay ku soo bandhigeen ciidamo iyo saraakil la sheegay inay ka soo goostay Barre Aadan Shire Barre...

View Article
Browsing all 8033 articles
Browse latest View live


Latest Images